


Xafladii furitaanka ahayd ee maanta ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaar kamid ah masuuliyiinta puntland oo uu madaxweynuhu hogaminayo ,Golaha wasiirada ,golaha xildhibaanada ,Ganacsato ,Nabadoono iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada waxaana halkaasi dhamaan masuuliyiintii kahadashay ay cadeeyeen in ay tahay wax lagu farxo in puntland ay yeelatay garoonkii ugu waynaa ee Somaliya


