Ogeysiis

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Ogeysiis

Post by Xamud. »

Dhaman dadka isticmalo Puntland section oo ka so jeedo Beelweynta Darood Ismaaciil waxaan halkaan idinku ogeynsinayaa aniga oo ah Suldaanka Beelaha Leelkase Gaar ahan Beesha Reer Cismaan

Inu ninka la baxay Duceysane uusan waxba Leelkase ama Reer Cisman gaar ahan Reer Xajii Muumin waxba laa wadiigin oo uu yahay midgaan aan la haybtisa la aqoon meeshad ku aragtid waajiga canduuf uga tuufa duuliga xunka.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Ogeysiis

Post by Babygirl- »

Halaa Yeelo Suldanka.. :clap: :clap: :clap:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Ogeysiis

Post by Xamari_76 »

Image
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ogeysiis

Post by The_Patriot »

Xamud big up to Tanadey :up: Without them I would not exist :up:
So wixii Langaab Tanaade Kushega Wax kamajirto because wexey Daleen Cawliyahan iyo Maxamed Zubeir (Ogaden)oo loyaqano Bah Tanaade :up:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Ogeysiis

Post by Ureysoo »

Lol, Danbi Weeyn Miyu Galay, Ninki Reer Abtigiis Hanbadood Ku Noola, Ducaysane Ina Reer-Abtigiis, Lol....
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ogeysiis

Post by Xamud. »

Ureeyso
Welcome inadeer :lol: where`s Ali Uraaye duqa maalmahan suuqa kuma arkiin oo wa tabay yarti samsam ahayd oo uu madaxa u salaxii jiray indhawale maysan seexan oo lagu raranyahay jacayl dartiis ee odayga saas uu sheeg

Duceysane waa duuli anaka bu nagu qarabtoa in badan baan u seetadhereyay laakin enough waa enough dadka masaakinta ah oo dhimanayo oo kismaayo ku halagmay bu ku qoslaya oo raag kale asaga oo la dhaq dhaq leh oo weliba leh "Leelkase baan wax isku nahay" baan so arkay :evil:


Patriot waa sidaas inadeer :up:
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Ogeysiis

Post by Ureysoo »

Xamud...

:lol: :lol: ... Dee, Cali Uraaye Hadadaan Bu Fahmay Inusan Tabar Oo Heeyn Hablahan Yar Yar Oo Dabo Ordaayo. Viagra Xata Ineeysan Wax Oo Tareeyn Bu Fahmay, Marka Ha Iska Cago Dhigto In Kasta Oo Weligiis Aha "A Go-Getta", Lol.

Ducaysane Wa Saqiir Iska Wareersan Dee, Kuwaan Idoor Oo Ku Caynaayo Reer-Abtiga Ba Ka Tirsantahay Bu Ka Carooda, Oo Intu Is Dhahayo -- prove them wrong, Bu Tuunjiga Geeskiis Ku Yara Xaara, Una Isku Wasaqeeya Xaarkas, Lol. He better get a grip, since he's about 2 lose the plot, Lol...

Other than that, what's good cuzzy, Cida Oo Kurbad Ka Muuqato Baan Oo Jeeda, Ma Dagaalaha Kismayo Ba Beer Dilaacisay?
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Ogeysiis

Post by Keyse_0208 »

looooooooooooooooooool, Shame


What happened to - Abti - Hee Abti- Maxaa Dhacay Abti :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ogeysiis

Post by The_Emperior5 »

Keyse_0208 wrote:looooooooooooooooooool, Shame


What happened to - Abti - Hee Abti- Maxaa Dhacay Abti :lol: :lol: :lol:

Thank god im Pure

loooooooool now there is no more leelkasse unity lol

Keyse there is nothing better then Pure :up: a holy blood line oo aan dhiig khaladii soo dhex gallin :mrgreen:
Keyse do you know inan anigu abtiga ahay :mrgreen:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Ogeysiis

Post by Keyse_0208 »

u aint reer Gadiid, but i can undrestand what u mean, bal aynu eegno xagay sheekadan Abtigu ku dhamaato , walahi waan qoslay
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ogeysiis

Post by The_Emperior5 »

Keyse_0208 wrote:u aint reer Gadiid, but i can undrestand what u mean, bal aynu eegno xagay sheekadan Abtigu ku dhamaato , walahi waan qoslay

abti meel xun laga raac . Nuux ismacil is my litle brother dee we are called beelweyne ismacil jabriil wa abtiga :up: ileen you are adeeerka ilma abokor

any way cawa beeshi leelkase way isku dhaceen :lol:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ogeysiis

Post by Xamud. »

Hey take your abokor iyo Nuux Nuux shidh somewhere else meeshan maha conventionka dadka aan la hayb aqoon....anakay no abtirsanayan.


Ureeyso
Raaga baa farxad daraded istaga ka dhacay oo yirii ma kii jaberti ba iska layeey Kismayo :lol:

Everythings good cuz same ol same ol...maalmahan ninki Captain lama arag ee ma tuulo buryoqab bu aaday tolow :?: meesha waa fowda walle ninki aada kama so noqonayo asaga oo fiyoow
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Ogeysiis

Post by Ducaysane_87 »

Waaryaa Xaamud

Ileen Xawaayaan baad iska tahay, maxaad sidii inan yar ugu cay tamaysaa,
Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam hadday iska dhameeyaan Kismaayo aniga ma waxbaa igaga jira
jawaabtu waa MAYA markaa aniga ha ii niiclayn, anigu qabiil iyo waxaasba ma i xukumaan aniga waxaan doono baan samaynayaa aduuna qabiil baad caabudaa, aniga hadaan doono Al-shabaab baan gali karaa cidaan doonana waan laynayaa
anigu qof isku kalsoon baan ahay' reerkayga kaliya baa igu filan adna qabiil baad ka hadlaysaa
laakiin adiga hadaad rabtid inaan leelkase kuu dhaafo reerkayga iigu dhow afka ha lasoo gelin ana leelkase danbe iga maqli maysid waayo aniga leelkase wax qiimo leh iima aha, aniga iyo reerkayga keliya baa isku filan, sidaadoo kale ma ihi qof dadkay isku qabiil yihiin lacag ka baryaaya
aniga abtigay runtaa ma tihid, waxaad xaq iigu leedayna malaha ogow sidaa- afkaaga dheerna hayso
aniga iminkaba hadii leelkase la karbaashaayo waxbana ma iga gelin aniga reer kayga iigu dhaw ayuunbaa wax iga galeen
Emperior iyo cidii doontaba ha ku karbaasho oo sanka dhiig ha kaa kenaan waxba ma iga gelin maanta laga bilaabo
waxaad aragtay intaan ku ixtiraamaayo laakiin maant waxaa cadaysay inaad tahay cunug yar wuxuu internetka ku arko run u qaata.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Ogeysiis

Post by gemini07 »

Waayahay Awoowe :som: :up:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Ogeysiis

Post by Xamud. »

Ducaysane_87 wrote:Waaryaa Xaamud

Ileen Xawaayaan baad iska tahay, maxaad sidii inan yar ugu cay tamaysaa,
Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam hadday iska dhameeyaan Kismaayo aniga ma waxbaa igaga jira
jawaabtu waa MAYA markaa aniga ha ii niiclayn, anigu qabiil iyo waxaasba ma i xukumaan aniga waxaan doono baan samaynayaa aduuna qabiil baad caabudaa, aniga hadaan doono Al-shabaab baan gali karaa cidaan doonana waan laynayaa
anigu qof isku kalsoon baan ahay' reerkayga kaliya baa igu filan adna qabiil baad ka hadlaysaa
laakiin adiga hadaad rabtid inaan leelkase kuu dhaafo reerkayga iigu dhow afka ha lasoo gelin ana leelkase danbe iga maqli maysid waayo aniga leelkase wax qiimo leh iima aha, aniga iyo reerkayga keliya baa isku filan, sidaadoo kale ma ihi qof dadkay isku qabiil yihiin lacag ka baryaaya
aniga abtigay runtaa ma tihid, waxaad xaq iigu leedayna malaha ogow sidaa- afkaaga dheerna hayso
aniga iminkaba hadii leelkase la karbaashaayo waxbana ma iga gelin aniga reer kayga iigu dhaw ayuunbaa wax iga galeen
Emperior iyo cidii doontaba ha ku karbaasho oo sanka dhiig ha kaa kenaan waxba ma iga gelin maanta laga bilaabo
waxaad aragtay intaan ku ixtiraamaayo laakiin maant waxaa cadaysay inaad tahay cunug yar wuxuu internetka ku arko run u qaata.
Good boy :up: no need for essays or emotional outburst


Ciid Leelkase agtisa qor ka ag jabsan karto majirto duuliyahow lacag aad dad siisi maa adiga haysto hortaa? intadan dadka ugu faanin lacag baan leyahay :?: Nigga I will buy you, sell you and trow away the change :lol: I`m Lacagkase recognize.


Hadalka saas bu ku egyahay I will leave you alone.....from this moment waxba kuma aan qorayo. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”