Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Moderator: Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Maleeshiyo beeleed duulaan ku soo ah magaalada Afmadow
Warar hada ku soo dhacay xafiiska warqabadka ee Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleed gurmad ah ay ka soo dhaqaajiyeen Gobolka Gedo iyagoo sida lagu soo waramayo duulaan ku soo ah magaalada Afmadoow.
Ciidamada Al-shabaab ayaa goortii ay ku jabeen dagaalkii duleedka Kismaayo gurmad ka dalbaday Beesha degta Gobolka Gedo iyagoo ka codsaday inay ku duulaan magaalada Afmadoow oo ay aaminsan yihiin inay saldhig u tahay ciidamada kulaalaya magaalada Kismaayo.
Maleeshiyo beeleedkan ayaa sida warka lagu hayo soo dhaqaajiyey iyadoo dadka deegaankuna ay u diyaar garoobeen colka duulaanka ku soo ah.
Isku soo duuboo waxaad moodaa in dagaalkii u dhaxeeyey kooxaha sheeganaya islaamiyiinta uu hada u xuub siibtay mid beeleed.
Wararka ugu dambeeya ee xasaarada ka taagan Jubooyinka kala soco Dhanaan.com

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
coolpoison
Sharka Ogadenka iska sibaa Ki marexan ban Xiranaa ee imisa ba cumamada marexan lagadha Iam talking about the original.

Sharka Ogadenka iska sibaa Ki marexan ban Xiranaa ee imisa ba cumamada marexan lagadha Iam talking about the original.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Waraa patriot ninyaho wa maxay calaacalka Ogadenku beryahan wadaan
In every Ogaden website waxay ka hadlayaan Marehan oo duulan ku so ah Afmadow
Afmadow waa tuulo yar and its the only tuulo that U live in Jubada Hose
ma waxaa ka baqeeysa that if Afmadow's captured that U will go back to Ogadenia
In every Ogaden website waxay ka hadlayaan Marehan oo duulan ku so ah Afmadow
Afmadow waa tuulo yar and its the only tuulo that U live in Jubada Hose
ma waxaa ka baqeeysa that if Afmadow's captured that U will go back to Ogadenia
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
warya dhe meshan Absame Vs Marexan iyo Isbahesiga Pastu .CoolPoisons wrote:Waraa patriot ninyaho wa maxay calaacalka Ogadenku beryahan wadaan
In every Ogaden website waxay ka hadlayaan Marehan oo duulan ku so ah Afmadow
Afmadow waa tuulo yar and its the only tuulo that U live in Jubada Hose
ma waxaa ka baqeeysa that if Afmadow's captured that U will go back to Ogadenia
kolyto Caqli idoor iyo Dalinyaro Darood ba is wiqaya

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Warya cool poison i just realised this how come when Afamdow is under ogaden its Tuulo but when Marexan are taking it changes its status to City?

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
war heedhe, statuska tuulada ma la xaqiijin. Qaar baa sheegaya waa tuulo, qaarna magaalo. so ha la yaabin hadaan labadaba isticmaaloThe_Patriot wrote:Warya cool poison i just realised this how come when Afamdow is under ogaden its Tuulo but when Marexan are taking it changes its status to City?![]()
![]()
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Maybe only Marexan have no tullos all are Cities and Ogaden have tullosCoolPoisons wrote:war heedhe, statuska tuulada ma la xaqiijin. Qaar baa sheegaya waa tuulo, qaarna magaalo. so ha la yaabin hadaan labadaba isticmaaloThe_Patriot wrote:Warya cool poison i just realised this how come when Afamdow is under ogaden its Tuulo but when Marexan are taking it changes its status to City?![]()
![]()

Anyway Afmadoow is a the largest region in J/hoose and there is Town Afmadow.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Ogadeen ''been losing land since 1800'' 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
yeah just like Habar Jelos should we open a consoling society for our groupsGENERAL_SNM wrote:Ogadeen ''been losing land since 1800''

- IZNOGOOD
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1199
- Joined: Tue Jul 31, 2007 1:51 am
- Location: Naarul Haawiya
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
THis is what happens when you choose qabiil over islam--ogadens
cant fight

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
@Habar JecloThe_Patriot wrote:yeah just like Habar Jelos should we open a consoling society for our groupsGENERAL_SNM wrote:Ogadeen ''been losing land since 1800''![]()
![]()

Habar Jeclo have never lost a single town, never. You on the other hand are still losing..
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
IF its true, they should get blown to smiterenes. Who gave them the right inay dad islaan ah duulan ku soo qaadan
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
^^ Afmadow's not that big population. Jubada Hose mostly waa hawd full of rain forestThe_Patriot wrote:Maybe only Marexan have no tullos all are Cities and Ogaden have tullosCoolPoisons wrote:war heedhe, statuska tuulada ma la xaqiijin. Qaar baa sheegaya waa tuulo, qaarna magaalo. so ha la yaabin hadaan labadaba isticmaaloThe_Patriot wrote:Warya cool poison i just realised this how come when Afamdow is under ogaden its Tuulo but when Marexan are taking it changes its status to City?![]()
![]()
![]()
![]()
Anyway Afmadoow is a the largest region in J/hoose and there is Town Afmadow.
Berhani's meesha where most people live after Kismayo
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Patriot,
My Grandfather was the Qaadi of Afmadow for a couple of years so its Marexaan
My Grandfather was the Qaadi of Afmadow for a couple of years so its Marexaan

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 67 Views
-
Last post by Murax
-
- 28 Replies
- 1924 Views
-
Last post by zingii
-
- 18 Replies
- 2426 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 21 Replies
- 2099 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 7 Replies
- 1492 Views
-
Last post by Xaaji_Waraabe-
-
- 9 Replies
- 895 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 1278 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 4 Replies
- 1131 Views
-
Last post by quark
-
- 10 Replies
- 1238 Views
-
Last post by Naaima