Page 1 of 2
Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 4:50 am
by CoolPoisons
Maleeshiyo beeleed duulaan ku soo ah magaalada Afmadow
Warar hada ku soo dhacay xafiiska warqabadka ee Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleed gurmad ah ay ka soo dhaqaajiyeen Gobolka Gedo iyagoo sida lagu soo waramayo duulaan ku soo ah magaalada Afmadoow.
Ciidamada Al-shabaab ayaa goortii ay ku jabeen dagaalkii duleedka Kismaayo gurmad ka dalbaday Beesha degta Gobolka Gedo iyagoo ka codsaday inay ku duulaan magaalada Afmadoow oo ay aaminsan yihiin inay saldhig u tahay ciidamada kulaalaya magaalada Kismaayo.
Maleeshiyo beeleedkan ayaa sida warka lagu hayo soo dhaqaajiyey iyadoo dadka deegaankuna ay u diyaar garoobeen colka duulaanka ku soo ah.
Isku soo duuboo waxaad moodaa in dagaalkii u dhaxeeyey kooxaha sheeganaya islaamiyiinta uu hada u xuub siibtay mid beeleed.
Wararka ugu dambeeya ee xasaarada ka taagan Jubooyinka kala soco Dhanaan.com
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 4:58 am
by The_Patriot
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:00 am
by CoolPoisons
Waraa patriot ninyaho wa maxay calaacalka Ogadenku beryahan wadaan
In every Ogaden website waxay ka hadlayaan Marehan oo duulan ku so ah Afmadow
Afmadow waa tuulo yar and its the only tuulo that U live in Jubada Hose
ma waxaa ka baqeeysa that if Afmadow's captured that U will go back to Ogadenia
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:02 am
by The_Patriot
CoolPoisons wrote:Waraa patriot ninyaho wa maxay calaacalka Ogadenku beryahan wadaan
In every Ogaden website waxay ka hadlayaan Marehan oo duulan ku so ah Afmadow
Afmadow waa tuulo yar and its the only tuulo that U live in Jubada Hose
ma waxaa ka baqeeysa that if Afmadow's captured that U will go back to Ogadenia
warya dhe meshan Absame Vs Marexan iyo Isbahesiga Pastu .
kolyto Caqli idoor iyo Dalinyaro Darood ba is wiqaya

Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:04 am
by The_Patriot
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:13 am
by CoolPoisons
war heedhe, statuska tuulada ma la xaqiijin. Qaar baa sheegaya waa tuulo, qaarna magaalo. so ha la yaabin hadaan labadaba isticmaalo
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:14 am
by The_Patriot
CoolPoisons wrote:
war heedhe, statuska tuulada ma la xaqiijin. Qaar baa sheegaya waa tuulo, qaarna magaalo. so ha la yaabin hadaan labadaba isticmaalo
Maybe only Marexan have no tullos all are Cities and Ogaden have tullos
Anyway Afmadoow is a the largest region in J/hoose and there is Town Afmadow.
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:20 am
by GENERAL_SNM
Ogadeen ''been losing land since 1800''

Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:21 am
by The_Patriot
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:21 am
by IZNOGOOD
THis is what happens when you choose qabiil over islam--ogadens

cant fight

Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:25 am
by GENERAL_SNM
@Habar Jeclo
Habar Jeclo have never lost a single town, never. You on the other hand are still losing..
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:26 am
by Murax
IF its true, they should get blown to smiterenes. Who gave them the right inay dad islaan ah duulan ku soo qaadan
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:26 am
by CoolPoisons
The_Patriot wrote:CoolPoisons wrote:
war heedhe, statuska tuulada ma la xaqiijin. Qaar baa sheegaya waa tuulo, qaarna magaalo. so ha la yaabin hadaan labadaba isticmaalo
Maybe only Marexan have no tullos all are Cities and Ogaden have tullos
Anyway Afmadoow is a the largest region in J/hoose and there is Town Afmadow.
^^ Afmadow's not that big population. Jubada Hose mostly waa hawd full of rain forest
Berhani's meesha where most people live after Kismayo
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:30 am
by The_Patriot
Re: Afmadow the new Marehan city according to Ogaden
Posted: Mon Oct 05, 2009 5:33 am
by Murax
Patriot,
My Grandfather was the Qaadi of Afmadow for a couple of years so its Marexaan
