Page 1 of 1

70 Year old woman kidnapped

Posted: Tue Jul 12, 2005 10:40 am
by Sir-Luggoyo
Balaayo aan kaa qoslinin balaayo ma aha ayaa horay loo yidhi.

Who in their right mind takes hostage for a 70 year old woman, the Moryaans have crossed the line now, they shed their last shred of humanity and simply turned into the most despicable animals ever roamed on earth.

--------------------------------------------------------------------------------

""Caruurta ay dhashay haweeneydaasi oo ku sugan Balcad ayaa walaac ka muujiyay xaaladda hooyadood, waxeyna sheegeen dabley ku heyb ah inay madax furasho u heystaan isla markaana hooyadood ay tahay qof da’ ah oo ay da’deedu caga cageysneyso 70 sano, waxayna ku baaqeen in laga qeyb qaato soo deynteeda, iyagoo ka codsaday maamulka Muuse Suudi ee Balcad iyo dhamaan Shacabka Soomaaliyeed inaan loo kala harin sidii lagu soo furdaamin lahaa hooyadood.""

Posted: Tue Jul 12, 2005 11:18 am
by Quruxley
Moryaan foqol moryaan Evil or Very Mad Poor islaan Sad

Posted: Tue Jul 12, 2005 11:20 am
by Gogarad
LooOoOoooOL Laughing Laughing
Istaqfurallah....