Page 1 of 1

Breaking news 3000 Ahlu Sade from Abudwaq go to Hiran

Posted: Sun Oct 11, 2009 4:49 am
by CoolPoisons
WAR DAG DAG AH .....CIIDAMO LIXAADLEH OO KA SOCDA AHLU-SUNNA WAL-JAMACAH OO TAGAY DEEGANO BADAN OO GOBOLKA HIIRAAN KA TIRSAN :

Ciidamadan oo ay horkacayaan saraakiil caan ah oo ka tirsan culumaaudiinka ahlusunnah waljamaacah kana soo kicitamay talisyo dhowr ah oo ay ahlusuna kusugnaayeen oo kuyala gobolada dhexe ayaa waxa ay shalay tageen deegaanka bacaha ee gobolka hiiraan .

Culumaaudiinka ahlusunna waljamaacah oo wata gawaarida gaashaaman ee tiknikada loo yaqaan iyo hub isugu jira madaafiicda goobta iyo kuwa darandooriga u dhaca ayaa markii ay soo gaareen deegaanka bacaha waxa ay shir la qaateen culumada iyo odayaal dhaqameedka ama waxgaradka .

Sida wararku tibaaxayaan waxa ay dhinacyadaasi isku soo qaadeen sidii layskaga kaashan lahaa la dagaalanka khawaarijta waasida ay hadalka u dhigene , iyo habka looga saari karo guud ahaan dalka gaar ahaan gobolka hiiraan ayagoo afka ku dhuftay magaalooyinka baladweyn , buula barde iyo jalalaaqsi .

Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in Ciidamada ahlusunna walajmaacah ay cagta soo mariyeen deeganada kala ah COOMAAD IYO GEEL KU DHEL iyo tuulooyin kale oo kawada tirsan gobolka hiiraan , meel walba oo tagaana waxa ay ku galayeen digri salaan iyo alle bari ayadoo dadkii deeganadaasna ay si diiran culumadooda u soo dhaweynayeen .

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dhaqdhaqaaqyo milatry oo xoogan ay wadaan culumada ahlusunna walajmaacah , ayagoo laga yaabo in dagaal saf ballaaran ah ay ku qabtaan gobolka hiiraan gaar ahaan baladweyn iyo buulabarde .

Si kastaba ha ahaateen , Deegaanka bacaha oo ay shalay isku fara saareen cidamo tabacsan dowlada KMG ah iyo kuwa xisbul islaam ayaa hada dagan ayadoo ay guud ahaan deegaankaasi si buuxda gacanta ugu gashay ciidamo aad u hubaysan oo ka tirsan culumaaudiinka ahlusunna walajmaacah , lamana oga khariirada dagaal oo ay damacsanyihiin ahlusunna waljamaacah . balse wixii ku soo kordha dib ayaan idinla socodsiin donnaa insha alah .

http://mustaqiim.com/News191.htm

Re: Breaking news 3000 Ahlu Sade from Abudwaq go to Hiran

Posted: Sun Oct 11, 2009 5:00 am
by Diyeeshaha_Tolka
loool populationka cabudwaaq maba gaarayaan 3000,, xageed ka keentay ciidanka tirada badan,,and what happened to 40000 of ciidankii hiiraale ee doolow joogay

Re: Breaking news 3000 Ahlu Sade from Abudwaq go to Hiran

Posted: Sun Oct 11, 2009 5:08 am
by Dionysus
I see the people of Abudwaq have assumed the task of liberating Hiiraan region from undesired destructive forces as they have done in the past. :up:

Re: Breaking news 3000 Ahlu Sade from Abudwaq go to Hiran

Posted: Sun Oct 11, 2009 5:15 am
by Queen_Arawello
Coolpoision back to politics :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Breaking news 3000 Ahlu Sade from Abudwaq go to Hiran

Posted: Sun Oct 11, 2009 5:17 am
by CoolPoisons
Diyeeshaha_Tolka wrote:loool populationka cabudwaaq maba gaarayaan 3000,, xageed ka keentay ciidanka tirada badan,,and what happened to 40000 of ciidankii hiiraale ee doolow joogay
Diyeesha Ur Galjecel, cid idinga laangaabsan ma jiro. Hal jiffo oo Marehan (Talhe) have been karbashing the GaloJecels for 100 years.

Re: Breaking news 3000 Ahlu Sade from Abudwaq go to Hiran

Posted: Sun Oct 11, 2009 5:19 am
by CoolPoisons
Queen_Arawello wrote:Coolpoision back to politics :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
:rose: Queen Arawelo. its in my blood :lol:

Re: Breaking news 3000 Ahlu Sade from Abudwaq go to Hiran

Posted: Sun Oct 11, 2009 5:23 am
by Queen_Arawello
:lol: Politics is a dirty game specially Somali Politics