



Finaly good news coming from xamar.
Its better for aweys to repent and join the govt,instead of get killed by shabaab assasins.
Shuuke C/raxmaan Odowaa oo ahaa sarkaalkii la sheegay inuu hogaamianyey ciidamadan ka soo goostay xisbul Islaam oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay ka soo tageen ciidamadii ay la joogeen ee Xisbul Islaam ka dib markii ay ogaadeen in waxa loo dagaalamayo aysan aheyn diin sida uu sheegay “Waxaa nala joogay qolo takfiir ah oo kan ay la dagaalamayaan iyo kan ka soo horjeedaba ay isku mid yihiin ayna iska dilayaan qofkii ay u arkanaba inuu danahooda gaarka ah uu ka hor imanayo iyagoo aan u fiirineyn diin iyo Islaamnimo” ayuu intaa ku daray sarkaalkaasi.