Puntland education improved

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Puntland education improved

Post by The_Emperior5 »

Garowe: “Waxbarashada Puntland oo kor loo qaado lana gaarsiiyo heer wanaagsan weeyaan Yoolkeena” Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo maanta qabatay shir looga hadlayo waxbarashada Puntland.
14. oktober 2009

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan



Garowe(AllPuntland)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta dawladda Puntland ayaa maanta qabatay shirweyne ay uga hadleyso xaalada Waxbarasho ee gobalada Puntland iyo waxqabadkeedii mudadii ay xilalka hayeen Madaxda sare ee Wasaaradda, waxaana soo xaadiray kulankaasi inta badan halbowlayaasha Wasaaradda iyo Hay’adaha taageera.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa xaqiijisay in ay wax badan qabteen xaaladaha waxbarashada Puntland, isla markaasna ay gaarsiiyeen heer wanaagsan, waxa ayna sidoo kale sheegeen in ay kula talo jiraan in ay meel sare gaarsiiyaan waxbarashada Puntland.

Wasiirka Waxbarashada Puntland Dr, Cabdi Faarax Juxa oo ka hadlayay madashan ayaa sheegay in aysan marnaba ka jeesan doonin, sidii horumar wanaagsan ay ugarsiin lahaayeen,isagoo ku celiyey markale in ay jirto macalimiin la’aan baahsan oo ka jirta guud ahaan Puntland.

Agaasimaha Tacliinta Sare ee Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame oo todobaadkii ugu dambeeyey booqanayay dalal kala gedisan ayaa ku soo bandhigay wada xaajoodyadii maanta, waxyaabihii uqabsoomay maalmihii uu maqnaa, wuxuuna cadeeyey in ay waxyaabo badan ka soo baxeen safaradiisii.

Cali wuxuu intaasi ku daray in ay ku dadaalayaan sidii ardayda ka baxda dugsiyada Puntland ay uyeelan lahaayeen horukac wanaagsan, loona bari lahaa wax wanaagsan, ayadoo laga duulayo habka cusub ee waxbarashada Caalamka.

Agaasimaha Tacliinta sare ee Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa sidoo kale wuxuu xaqiijiyey in ay horay wax uga qabteen manhajyada dugsiyada sare ee Puntland, ayna hada ku howlan yihiin diyaarinta Sharuuc lugu maamulo goobaha waxbarasho ee gaarka loo leeyahay.

Hay’adaha Caalamiga ah ee wada shaqeyntu kala dhaxeyso Wasaaradda Waxbarashada oo lugu casumay ka soo qeybgalka shirkan ayaa waxaa ka mid ahaa E.D.C, Unicef, Care International, A.E.T, iyo Diakonia, kuwaas oo taageera Wasaaradda kalana shaqeeya arrimaha kuwajahan waxbarashada Puntland.

F. C. Maxamed
AllPuntland
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Puntland education improved

Post by Murax »

:lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland education improved

Post by The_Emperior5 »

Murax wrote::lol: :lol: :lol: :up:

War maxaad ku qoslaysa , Beesha sade school uma furna beledxaawo iyo meelihi aad dagii jirten

reer puntland waxbay bartaan ba :up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Puntland education improved

Post by Murax »

The_Emperior5 wrote:
Murax wrote::lol: :lol: :lol: :up:

War maxaad ku qoslaysa , Beesha sade school uma furna beledxaawo iyo meelihi aad dagii jirten

reer puntland waxbay bartaan ba :up:

I'm not the one that Had a Puntland inferiorty complex hating on them, that was always u :mrgreen:

Xushmey madaxdaada :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland education improved

Post by The_Emperior5 »

I'm not the one that Had a Puntland inferiorty complex hating on them, that was always u

Xushmey madaxdaada
Where did i hate on puntland anigu hormarkooda baan ka sheekeynaya Iyo siiday uu hor mareen , Adiga halkee ku bugta :lol:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland education improved

Post by gemini07 »

The_Emperior5 wrote:
Where did i hate on puntland anigu hormarkooda baan ka sheekeynaya Iyo siiday uu hor mareen , Adiga halkee ku bugta :lol:

Pathologische Leugenaar ...
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland education improved

Post by The_Emperior5 »

gemini07 wrote:
The_Emperior5 wrote:
Where did i hate on puntland anigu hormarkooda baan ka sheekeynaya Iyo siiday uu hor mareen , Adiga halkee ku bugta :lol:

Pathologische Leugenaar ...

Gemini deze ilkayar denkt dat ik puntland haat ik heb niks tegen puntland zolang ze mij landje met rust laten dan vindt alles best , ga jij en ik een keer wat leuks doen. Maar deze ilkayar heeft diepe haat voor puntland :lol:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland education improved

Post by gemini07 »

The_Emperior5 wrote:

Gemini deze ilkayar denkt dat ik puntland haat ik heb niks tegen puntland zolang ze mij landje met rust laten dan vindt alles best , ga jij en ik een keer wat leuks doen. Maar deze ilkayar heeft diepe haat voor puntland :lol:

Geloof in je droomen schat :P ,Waarom ben jij zo'n irritant ventje ?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland education improved

Post by The_Emperior5 »

Gemini zeg maar eerlijk je vindt het leuk als ik naar de puntland section kom , om effe een praatje te doen. ik ben toch niet net als die andere indringers :mrgreen:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland education improved

Post by gemini07 »

The_Emperior5 wrote:Gemini zeg maar eerlijk je vindt het leuk als ik naar de puntland section kom , om effe een praatje te doen. ik ben toch niet net als die andere indringers :mrgreen:

:lol: ,je bent de gorste indringer :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland education improved

Post by The_Emperior5 »

gemini07 wrote:
The_Emperior5 wrote:Gemini zeg maar eerlijk je vindt het leuk als ik naar de puntland section kom , om effe een praatje te doen. ik ben toch niet net als die andere indringers :mrgreen:

:lol: ,je bent de gorste indringer :up:

Zeg eerlijk je vindt het leuker als ik hier ben inplaats van die iretante Merexaan die hier hun poepje komen doen.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland education improved

Post by gemini07 »

The_Emperior5 wrote:

Zeg eerlijk je vindt het leuker als ik hier ben inplaats van die iretante Merexaan die hier hun poepje komen doen.

Ik weet het zeker nu dat je gewoon gestoord bent. :lol:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Puntland education improved

Post by abdisamad3 »

gemini is from holland.. :shock: :shock:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland education improved

Post by The_Emperior5 »

gemini07 wrote:
The_Emperior5 wrote:

Zeg eerlijk je vindt het leuker als ik hier ben inplaats van die iretante Merexaan die hier hun poepje komen doen.

Ik weet het zeker nu dat je gewoon gestoord bent. :lol:
waarom zeg je dat schatje weet je dat wij somalilanders gebruik maken van boossaaso haven,
Er is een kleine politieke onenigheid tussen ons maar dat is niet veel, Maar die ilkayars zijn erg jaloers ik zou maar opassen :up:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Puntland education improved

Post by gemini07 »

Ik ben niet een mogool :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”