Page 1 of 1

More Gen Cadde Muse pics in Bosasso

Posted: Sat Oct 24, 2009 4:39 pm
by Southie4life
Image

Image

Image

Image

Image

Re: More Gen Cadde Muse pics in Bosasso

Posted: Sat Oct 24, 2009 4:39 pm
by Southie4life
Image

Re: More Gen Cadde Muse pics in Bosasso

Posted: Sun Oct 25, 2009 6:49 am
by sheekh-Farax-zero
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Madaxweynahii Hore ee DPL Md. Maxamud Muuse Xirsi (Gen Cadde) ayaa loo diiday inu la kulmo Madaxweyne Faroole

Gen Cadde ayaa loo sheegay in Madaxweynahu uusan xiligan heyn wax fursad ah oo u kula kulmo Mas’uul, madama u ku hawlan yahay Xalinta Khilaafaad iyo waliba Dhibaatoyiin ka jira degaanada Gobolka Bari

Madaxweynahii hore ayaa la sheegay in loo sheegay in xiliga loo bahdo logu wici doono Madaxtooyada Balse intaa ka horeysa uusan la iman Madaxtooyada iyo Agagaarkeeda wax tikniko ah

Arrinkan ayaa noqotay midka logu hadal hayn badan yahay magaalada Xeebta ah ee Bosaso, waxana la aqoon sababta arrinka, in kasta oo aay jiran khilaaf la sheegay inu u dhaxeeyo Madaxweyhaha Xiligan iyo kii hore

http://sp am.com/

Re: More Gen Cadde Muse pics in Bosasso

Posted: Sun Oct 25, 2009 9:44 am
by Southie4life
GAROOWE: Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku soo beegan Garoowe
Posted to the Web Oct 24, 08:24
Garoowe (PP) - Wafti balaaran oo hogaaminayo Madaxweynaha Puntland ayaa saacadaha soo socda waxaa ay ku soo fool leeyihiin Magaalada Garowe ee Caasimaada Puntland iyagoo ka soo kicintimay Magaaada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland walow aan la ogeyn waftiga Madaxweynaha Puntland in ay weheliyaan kuxigeenkiisa Jen. C/samad Cali Shire iyo Maxamuud Muuse Xirsi Jen Cade oo dhawaan ka soo degay Magaalada Bosaaso.

Waftigaan Madaxweynaha ayaan ilaa iyo hada soo gaarin Magaalada Garowe ee Xarunta Caasimada ah ee Puntland iyadoo Waftiga Madaxweynaha ay boqolaal dada uga hortageen tuulada 22 masuuliyiin ah oo ka socda Maamulka Puntland oo ay hogaaminayaa Gudoomiyaha Gobalka Cabdi Xirsi Cali iyo Duqa Magaalada Garowe ee Cabdicasiis Nuur Cilmi iyo ardayda, Ururada Haweenka Gobalka Nugaal.

Wafigaan Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa waxaan la sheegay intii aysan ka soo kicintimid Magaalad Bosaaso in ay isaga iyo Maxamuud Muuse Xirsi ay kulamo la qaateen Isimada Gobalka bari iyo waxgaradka iyagoo ka codsaday in xaaladaha Gobalka bari la dajiyo.

Madaxweynaha Puntlanad ayaa waxaa uu isimada Gobalka ka codsaday in ay iyagu yihiin laf dhabarta bulshada ayna gacan weyn ka geysan karaan dajinta Xaalada Ufeyn ee Gobalka bari loogana baahan yahay iney tixgaliyaan heshiiskii labada beelood ay kuwada gaareen Garoonka weyn ee ee magaalada Bosaaso.

http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=9197

Wixi warar ah oo naga soo gaara Waftiga Madaxweynaha Puntland dib ayaan idin kaga soo sheegi doonaa Hadii ale idmo.

Siciid C/salaan Siciid
Wakiilka Puntlandpost-Garowe
E-mail loole15@hotmail.com

Re: More Gen Cadde Muse pics in Bosasso

Posted: Sun Oct 25, 2009 9:47 am
by Southie4life
Read you sp am and Garoweonline for news lol. This is Isse Mohamud Puntlandpost......faroole would never dare refuse a meeting with Cade or show any disrespect. they had lunch the night after cade arrived. you think somone who gets such a massive welcoming in Bosasso is someone you want to have as an enemy. He already has enough issues with Mudug!!!!

That was a good laugh, what somali sites write.

Re: More Gen Cadde Muse pics in Bosasso

Posted: Mon Oct 26, 2009 11:19 am
by abdalla11
sheekh-Farax-zero wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Madaxweynahii Hore ee DPL Md. Maxamud Muuse Xirsi (Gen Cadde) ayaa loo diiday inu la kulmo Madaxweyne Faroole

Gen Cadde ayaa loo sheegay in Madaxweynahu uusan xiligan heyn wax fursad ah oo u kula kulmo Mas’uul, madama u ku hawlan yahay Xalinta Khilaafaad iyo waliba Dhibaatoyiin ka jira degaanada Gobolka Bari

Madaxweynahii hore ayaa la sheegay in loo sheegay in xiliga loo bahdo logu wici doono Madaxtooyada Balse intaa ka horeysa uusan la iman Madaxtooyada iyo Agagaarkeeda wax tikniko ah

Arrinkan ayaa noqotay midka logu hadal hayn badan yahay magaalada Xeebta ah ee Bosaso, waxana la aqoon sababta arrinka, in kasta oo aay jiran khilaaf la sheegay inu u dhaxeeyo Madaxweyhaha Xiligan iyo kii hore

http://sp am.com/

:lol: :lol: :lol: