Duriyada Darod
Posted: Wed Oct 28, 2009 9:08 am
Amaan badanaha Mareexaan kaa magacaa dheer...
Amaan badanaha Sade haa dowlada ah..
Amaan badanahaa Geesiyada Leelkaase..
Tijaar weyaan aanaan laa gaari kariin...
Amaan baadanaha Absame ha Boqorada aaah..
Abaaskuul, Aweeyten, Jidwaaq iyo Bartiree..
Malyunaad weeye Ogaadeen yaa garii karaaa..
Awrtaable iyo Dashishe haa Dakada haa leeh
Geeri iyo Ciise haa sharaaftaa badaan...
Jambeel iyo Xarle haa xariirta waada ah..
Kaskiqabe iyo Faceyee baan kuu fanaayaa...
Libaan iyo Guule baan amanaaya..
Majeerteen iyo Warsangeliga Sar-sare...
Geesiyadaa Reer-Garaad aan la ilaawi kariin..
Gobanimo iyo Somalinimo raga laagu yaqaan...
Doowlaadnimo jeceel iyo Walaatinimo..
Ragii Galaada iyo Cadoowgooda caagtaa mariyeey..
Daraawishtaa dhulbahante baan ahaaye yaa igaarii karaaa.