Page 1 of 1

CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 12:54 pm
by MrPrestige
CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY BUUHOODLE(SAWIRO)



Ciidanka Qaranka Sl ee Jiidda Buuhoodle oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joogay ( Daawo sawirada).


Ciidanka Qaranka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamijka rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu sheegayo inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani.

Image



Image


Col. Dalbac & Col Tuur


Image


Saraakiisha Ciidanka qaranka & Askar

Image



Saraakiisha Ciidanka oo Joojunaya Xaadhitankii Air-Port-ka


Image





where is Executive & the Dhullo crew it seem's the Airport is cancelled. :lol:


http://togaherer.com/2009/10/28/ciidama ... buuhoodle/

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:01 pm
by Babygirl-
http://allcayn.com/

Shacaabka buhoodle oo Muwadanimo mujieyey kana qeyb qatay Dhismaha Garoonka.. :clap: :clap:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:03 pm
by MrPrestige
Babygirl- wrote:http://allcayn.com/

Shacaabka buhoodle oo Muwadanimo mujieyey kana qeyb qatay Dhismaha Garoonka.. :clap: :clap:

sheeko sheeko people playing hide n seek doesn't count. :lol:

that was yesterday this is today kala baro the difference.

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:23 pm
by kambuli
Raggan aad soo rireysey oo dhan including their leader miyaney Dhulos ahayn :?:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:29 pm
by MrPrestige
Kambuli i said Sland Soldier's it doesn't matter which qabil haa ee booraran. :clap:



Executive wrote:
Somaliland or not, What gets built in buuhoodle is not his business, reer buuhoodle ee utaala.


i guess he was proved wrong Somaliland has & Everything to do with Buhoodle.



http://togaherer.com/2009/10/28/ciidama ... buuhoodle/


:sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :clap:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:31 pm
by Babygirl-
Kambuli if people would listen to me I would Massacare them.. :clap: :clap: plus this Dugagsane thinks ineey ragu ayaga yihin loool..

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:35 pm
by MrPrestige
Babygirl- wrote:Kambuli if people would listen to me I would Massacare them.. :clap: :clap: plus this Dugagsane thinks ineey ragu ayaga yihin loool..

Babygirl been haa iga samaysan , i said Somaliland Soldier's like i said nothing personal. :clap:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 2:15 pm
by LiQaaye_TDH
Babygirl- wrote:Kambuli if people would listen to me I would Massacare them.. :clap: :clap: plus this Dugagsane thinks ineey ragu ayaga yihin loool..

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: allah ciilka baleega :lol: your qurjiile family had the chance in the 90s :mrgreen:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 2:19 pm
by Kinetic
Liqaaye, gabar baa la tirsanaysaa, f-king naag waaxid, war isku xishoo sinjigaada wase.

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 2:27 pm
by LiQaaye_TDH
Kinetic wrote:Liqaaye, gabar baa la tirsanaysaa, f-king naag waaxid, war isku xishoo sinjigaada wase.
kinetic aka babygirl aka shemale ma runtaad diidaysan? Ciil aya uu wada dhimanaysan :lol:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 2:32 pm
by Keyse_0208
hey jokes is jokes, laakin i would like to hear executive's explanation for this Awfull act :lol: :lol:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 2:42 pm
by MrPrestige
Keyse_0208 wrote:hey jokes is jokes, laakin i would like to hear executive's explanation for this Awfull act :lol: :lol:


talow amu executive cararay he can't even reply to this topic. :lol:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 2:51 pm
by Cali_Gaab
Keyse_0208 wrote:hey jokes is jokes, laakin i would like to hear executive's explanation for this Awfull act :lol: :lol:
This is his response:
Executive wrote:^ Thats not Somaliland you retarded, those are dhulbahantes :lol: Its only for show no one takes them serious, they are a handful.

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 2:59 pm
by Cali_Gaab
Babygirl- wrote:Kambuli if people would listen to me I would Massacare them.. :clap: :clap: plus this Dugagsane thinks ineey ragu ayaga yihin loool..
Ok, when something happens regarding somaliland in your regions, it is not Somaliland but Dhulbahante clans that are involved. When Duceysane provided the above mentioned report, you claimed it to be false and showed an article published on allcayn.

Now, if all these men are Dhulbahante....why do they (allcayn) publish stuff like this:

"Ka dib intii ay xooga ku qabsatay maagalda Laascaanood jabhada SNM ee ka arimisa magaalada hargaysa ayaa waxaa soo kordhayay dhibaatooyin ay isugu jireen qax/Barakicin iyo weliba xad gudub baahsan. intaas oo hore loo qabay ayaa waxaa maantana ku darmay in la yidhahdo guri walaba halga bixiyo $50.00 doolar...."

Now either you're lying, or your news sites are lying.
Which one is it :mrgreen:

To be calling it 'News sites' might be a taddy bit too prestige , what kind off news website publishes childish polls like the following:

Maxaad ugu necebtahay astaamaha SNM-ta:

Calanka qabiilku samaystay
Nacaybka system-ka unoqday
Sida yixirnimada leh ee ah SSC ku doonayaan
Gudabiirseygan ismoodey faraska intuu la mirtay Isaaqa :lol:

:lol: :lol: