500 finish police training in Abudwaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

500 finish police training in Abudwaq

Post by CoolPoisons »

Masuuliyiin ka tirsan culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo tababar u soo gaba gabeeyay boqolaal askari oo ka tirsan culimaa’udiinka Ahlu Sunna.

Masuuliyiin ka tirsan culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta tababar u soo gaba gabeeyay boqolaal askari oo ka tirsan culimaa’udiinka Ahlu Sunna.



Ciidamadaan ka soo baxay tababarka ee ka tirsan Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa qaadanayay tababarkaan mudo sedax bilood ah iyadoo tababarkaasi uu ka socday Xarunta Balli Soomaaliya ee bariga Magaalada Caabudwaaq.



Saraakiisha tababarka bixinaysay ayaa waxaa ay ahaayeen Saraakiil ka tirsan culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljaamaaca halka qarashaadkii ku baxayana ay qeyb ka geysteen Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud,waxaana saraakiisha tababarka fidinaysay ay sheegeen in ciidamada tababarka u soo gaba gaboobay ay ka qeyb ka noqon doonaan kuwa ka shaqeeya amniga iyo nabad galyada deegaanada hoostaga Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca.



Ma’ahan markii ugu horeeysay ee Tababar uu u soo gabagaboobo ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna balse tababarkaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ay ku qaataan Magaalada Caabudwaaq.



Ciidamada tababarka uu u soo gabagaboobay ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah ay dhoolo tus ku sameeyeen gudaha Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaana lagu wadaa in qaarkood loo dhiibo saldhiga booliska ee degmadaasi.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by grandpakhalif »

mashallah now khawaarij will be scared shitless :P
User avatar
Ashwaaq90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 268
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:27 am
Location: Amsterdam/Cabudwaaq/Wardheer

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by Ashwaaq90 »

Cabuudwaaq. :heart: :up:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by paidmonk »

What incentive is there for reer cabudwaq to continue fighting this pointless war? if you can muster 500 fighters why not setup a maamul and tell the crazy suufis to back off.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by CoolPoisons »

paidmonk wrote:What incentive is there for reer cabudwaq to continue fighting this pointless war? if you can muster 500 fighters why not setup a maamul and tell the crazy suufis to back off.
^^ paidmonk sometimes caqlidaada ma isticmaashid

Ahlu Suna comes under US. anaga max ka ah and anaga maamula. ciidanka loo sameeyey Abudwaq oo gaaraya 800 waa booliska and they come under maamul of Abudwaq ma garatay.

Theyve nothing to do with whats going in Hutu areas like Elbur iyo meelo kale

Hadana 1000 are being trained for booliska in Balanbale, Dhabad iyo Bangeele
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by The_Patriot »

C/Waaq belongs to HG all Qulles should report to Kismayu :lol: :lol: :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by CoolPoisons »

Patriot, ciidankan will liberate Dhagahbuur
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by The_Patriot »

CoolPoisons wrote:Patriot, ciidankan will liberate Dhagahbuur
How can 500 ragtag police trainned by Xabashi liberate Dhegaxbuur?
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by CoolPoisons »

The_Patriot wrote:
CoolPoisons wrote:Patriot, ciidankan will liberate Dhagahbuur
How can 500 ragtag police trainned by Xabashi liberate Dhegaxbuur?
:lol: :lol: this 800 ciidan are Kacaankii labaad. We liberated Ur ass in 1977 and we will do it again

but this time we wont let U settle in Juboyinka. we gonna deport Ur ass to liberated Dhagabur
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by The_Patriot »

CoolPoisons wrote:
The_Patriot wrote:
CoolPoisons wrote:Patriot, ciidankan will liberate Dhagahbuur
How can 500 ragtag police trainned by Xabashi liberate Dhegaxbuur?
:lol: :lol: this 800 ciidan are Kacaankii labaad. We liberated Ur ass in 1977 and we will do it again

but this time we wont let U settle in Juboyinka. we gonna deport Ur ass to liberated Dhagabur
Tell me when have we ever settled in Ilkoyar territory? Its always Ilkoyar following us like dawaco :lol: :lol:

We liberated your ass Kulaha :lol: :lol: :lol:
dude do you know how many times we saved Siyad Bare from coup and the last time we left Ilkoyar in Xamar they all run away like C/ bile and left Siyad in Villa Somalia at the mery of Hutus. :lol: :lol: :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by CoolPoisons »

Patriot im getting tired of U ninyaho. Ur not as fun as U use to be when i Use to karbash U

now U just say the same shiid all over again nothing new
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by The_Patriot »

CoolPoisons wrote:Patriot im getting tired of U ninyaho. Ur not as fun as U use to be when i Use to karbash U

now U just say the same shiid all over again nothing new
maytbe you need to recapture Kista from Talxa milita :lol: :lol: :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by Murax »

Uniformed Police in a town in Southern Somalia is impressive
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: 500 finish police training in Abudwaq

Post by snoop12 »

:som: Unite Rer Cabudwaaq Unite :som:

Murax wrote:Uniformed Police in a town in Southern Somalia is impressive
a wild Cali Hussien doqon capable of writing is more than impressive :clap: we shall capture and display you at our Central Cabudwaaq Zoo :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”