Ogeysiis muhiim ah:(Shir beesha habaryoonis uga furmi doona

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods

User avatar
Abdi-Samatar
Posts: 163
Joined: Tue Apr 07, 2009 4:32 pm
Location: Soul Chamber.

Ogeysiis muhiim ah:(Shir beesha habaryoonis uga furmi doona

Post by Abdi-Samatar »

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan beel weynta Habaryoonis ee degan dalka UK in ay ka soo qayb galaan kulan balaadhan oo maalinta Sabtida ee 21/11/09, ka dhici doona magaalada London, kulankani oo daba socday kulan hore ay beesha ugu yeelatay magaalada London, gaar ahaan xaafadda woolwich, shirkaasi oo ay ka soo baxday in lagu dhawaaqo shir balaadhan oo beesha Habaryoonis ee UK ay isugu yimaadaan.
Kulankaasi waxa uu ka dhici doonaa magaalada London gaar ahaan xaafadda Southall, ciwaanka goobtuna waa sida hoos ku qoran, Saacada shirka la isu iman doono waa 1:00, duhurnimo taariikhduna waa sida kor ku xusan.

Shirkani waxa beesha kula hadli doona Suldaan Yuusuf Muxumed xiiiray oo u sii jeeda dalkii isla markaasna hormoodka ka noqon doona shirka ka dhaci doona magaalada Burco.

Fadlan ha laga soo wada qaybgalo shirkan oo muhiimad weyn u leh beesha,waqtigana ha la ilaaliyo.

Mahadsanid.

Adireeyska shirku ka dhacayaa waa:

Neighbourly Care

Southall. 32

Featherstone Road

Southall UB2 5AQ

Very close to The green and Gaafuun Caffe
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - UK”