Ethiopia has found a more reliable partner than the TFG

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Ethiopia has found a more reliable partner than the TFG

Post by Talo alle udaa »

GUMAYSIGA ITOOBIYA OO MARKII UGU HOREYSAY SHAACA KA QAADAY IN AY TAAGEERO BUUXDO SIINDOONAAN AHLUSUNAH-WALJAMEECA
Warbixin ay soo saartay Wasaarada Arimaha Dibada ee Gumaysiga Itoobiya ayaa shaaca lagaga qaaday arimo badan oo ku wajahan siyaasada xiligani ka taagan Wadanka soomaaliya, warbixintan oo ah mid aad uga gadisnayt tii in dhawaalaba lagu arku jiray Gumaysiga Itoobiya ayaa aad loogu taageeray Ururka lamagacbaxay Ahlusunah-Waljameeca kaas oo ay ku sheegeen in uu yahay Urur mudan in lataageero.

Qoraalkan oo lagu daabacay bar Internet ah oo ay Wasaaradaasi leedahay ayaa waxaa ku sixiixnaa Ninka Gumaysiga u qaabilsan arimaha Dibada Siyu Mefin oo Shaaca kaqaaday in ay Taageero Buuxdo lagarab taagan yihiin Ururka Ahlusunah-waljameeca iyo waliba Cidkasta ayuu yirih oo kasoo horjeeda Al-shabaab waa sida uu hadalka u dhigaye waxaan uu intaa kudaray in ay Ururkaasi kacaawin doonaan dhanka Tababarada iyo waliba saanada sada aan Horayba oga caawinay ayuu warbixintiisa ku sheegay Mefin.

Siyu Mesfin ayaa sidoo kale warbixintiisa ku sheegay in ay Al-shabaab Ciidamo Cusub Tababaro u soo xireen kuwaas oo gaaraya ayuu yirih ilaa 15,000 oo Ciidana oo ay ku dardar galindoonaan ayuu yirih howlaha ay hada soomaaliya kawadaan isaga oo inataa raaciyay in ay suuragal tahay in ay ku weeraraan Maamulada Puntaland iyo Somaliland iyo waliba Itoobiya ayuu Carabaka ku adkeeyay.

siwalbooy ahaataba Warbixintan ayaa ah mid aan sidaas Muhiimada buuxda aan u siinayan Dowlada uu Hogaamiyo shariif Sheekh Axmed oo aad Mooda in Taageeradii loo hayay maalmahan loo weeciyay dhankaas iyo Urirka Ahlusunah-waljameecah, Warbixintan oo ah mid sadexdii biloodba mar lasoo saaro oo lagaga hadalo arimiha Soomaaliya ayaa ku tusinaysa Khalkhalka iyo Cabsida ay qabaan Gumaysiga Itoobiya.


source>
http://www.soomaaligalbeed.com/news/new ... om=&ucat=1&
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”