Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo bilaabay howlo uu dib ugu furayo wadooyinka soo gala kuwa kuwa ka baxa Degmada Caabudwaaq.
Howlgalkaan oo maalintii shalay ay ka bilaabeen ciidamada amaanka ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Cabudwaaq xaafado ka mid ah Magaalada ayaa waxaa la sheegay in lagu furayay wadooyinka ay dadku soo galiyeen dhismayaasha.
Taliyaha ciidamada Maamulka Caabudwaaq ee Ahlu Sunna Waljamaca Sheekh Xasaaan Cabdi Calas ayaa waxaa uu sheegay in howlgalka ay ugu horeyn uga danaleeyihiin sidii ay magaalada isugu furi lahaayeen maadaama sida uu sheegay ay xireen dhismayaal badan.
Xaafadaha howlgalka laga sameynayay ayaa waxaa ka mid ah xaafadda Yaroowe iyo Ubax ayaa taliyaha waxaa uu sheegay in dadku ay si aad ah u soo dhaweeyeen islamarkaana aanay jirin cid ay u soo qabteen carqalad howlgalkaasi ku saabsan.
Wadooyinka ay furayeen Ciidamada Ahlu Sunna ayaa waxaa ay yihiin kuwa gaadiidkku ay maraan iyo kuwa kale oo ay dadka ku lugeynayaan,waxaana taliyaha uu sheegay in manta ciidamada ay u weecanayaan dhinac galbeed ee Magaalada Caabudwaaq.
new roads opened in Abudwaq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: new roads opened in Abudwaq
Where the pics @ bro? 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 11 Replies
- 1160 Views
-
Last post by Voltage
-
- 8 Replies
- 1270 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 28 Replies
- 2763 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 2 Replies
- 1059 Views
-
Last post by snoop123
-
- 12 Replies
- 1815 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 726 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 4 Replies
- 590 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 2 Replies
- 553 Views
-
Last post by gemini07