Page 1 of 1
Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:25 pm
by AhlulbaytSoldier
Markii uu Madaxweynaha gaaray xerooyinkaas ayaa wuxuu ugu gudbadeeyay ciidamo badan oo Mileteri ah oo loo diyaarinayo Dowladda Soomaaliya, wuxuuna ciidamada u sheegay in looga baahan yahay in ay dalkooda difaacaan, isla markaan ay iska ilaaliyaan waxyaabaha ciidamada burburiya.
Wuxuu sheegay Madaxweynaha in haddii ciidamada ay hagaagaan ay dowlnimadana hagaageyso, balse haddii ay noqdaan kuwo kala daadsan oo aan dowladnimo diyaar u ahayn ay dhibaatada sii soconeyso, xalkana uu fogaanayo.
Madaxweynaha ayaa intii uu hadlayay wuxuu uga farxiyay Ciidamada in ay heli doonaan xuquuqdooda, wuxuuna caddeeyay in ay soo dul-qaadanayeen muddo dheer oo ay tababar ku jireen.
Waxay ahaayeen xerooyinkii ugu horreeyay ee uu madaxweynaha si rasmi ah u booqdo xerooyin lagu diyaarinayo Ciidamo ay leedahay Dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo la doonayo in ay wax ka qabtaan amni darrada ka jirta dalka Soomaaliya
"O you who believe! Obey Allah, and obey the Messenger, and those in command among you." (W4:58; H4:59)
Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:26 pm
by Sir-Luggoyo
Has he been using Diana?
Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:32 pm
by AhlulbaytSoldier
Sir-Luggoyo wrote:Has he been using Diana?
What a gay question. Southeners denies the existence of diana.

Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:33 pm
by xoogSADE14
Sir-Luggoyo wrote:Has he been using Diana?
loool
Wuu yara cayilay xataa, maankaalkii buu ka reeystay.
Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:37 pm
by Sir-Luggoyo
xoogSADE14 wrote:Sir-Luggoyo wrote:Has he been using Diana?
loool
Wuu yara cayilay xataa, maankaalkii buu ka reeystay.

@ maankaalkii buu ka reeystay
Waryaa Generale,
Ii warran bal waa la is waayaye
Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:39 pm
by xoogSADE14
Ina Xaaji Diini
waa beelo beelo iyo meeshaad igu ogeeyd sxb. Duqa waad xarootaan maqlee maxaa ka jira?
Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:43 pm
by galia
Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:48 pm
by Sir-Luggoyo
xoogSADE14 wrote:Ina Xaaji Diini
waa beelo beelo iyo meeshaad igu ogeeyd sxb. Duqa waad xarootaan maqlee maxaa ka jira?
\
Qarkaan u saaranahay. Balaayo waxay ka dhacday, tii aan is dhaho waa 100%, hadhow cillad umbaa ku soo baxaysa. Ama dabadaa dhinac u dheer, ama waxayba kaga taalaa dhabarka, ama labada fool ee hore ayaa dhaadheer, wax lee......................waa yaabay ani
Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 3:52 pm
by xoogSADE14
Sir-Luggoyo wrote:Qarkaan u saaranahay. Balaayo waxay ka dhacday, tii aan is dhaho waa 100%, hadhow cillad umbaa ku soo baxaysa. Ama dabadaa dhinac u dheer, ama waxayba kaga taalaa dhabarka, ama labada fool ee hore ayaa dhaadheer, wax lee......................waa yaabay ani
looool
War inta indhaha la'isku qabsado ayaa teestaambo camal la'isugu tuuraa.

Re: Amiir Sh.Sharif hafidullah holding speech for the mujahideen
Posted: Mon Nov 23, 2009 4:11 pm
by LobsterUnit
One minute it's; mujahideen, xafidihullah, emir, sharica, and the next it's; dooro, boon, hawiyism and all kinds of despicable jahiliya. Stop playing around with the deen of Allah,sxb.