Page 1 of 2

Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:30 pm
by MrPrestige
La soco dib u habayn casri ah Oo lagu sameeyay Huteelka Golden Star Ee Burco Oo hore loo odhan jiray TITANIC.

Burco(Ramaas) Dec. 02, 2009 - Huteelka Golden Star ee kuyaala Cidhifka Galbeed ee magaalada Burco ayaa dib u habayen casri ah lagu sameeyey ka dib markii ay dib ujediideyeen Mulkilayaasha Huteelkaasi ,kaas oo ka kooban dhisme afar dabaq ah .

Image

Mulkiilaha Huteelka GOLDEN STAR C/laahi Yuusuf Dubad oo Ramaasnews uga waramey dib u habeynta casriga ah ee ay xiligan ku sameeyeen Huteelka Golden Star ee Magaalada Burco ayaa sheegay inuu yahey muwaadinkii u horeeyey ee kamid ahaa qurba jooga u dhashey dalka Somaliland, oo maal gashi ku sameeya dhulkiisa kaas oo uu huteelkii u horeeyey oo ka kooban dhisme afar dabaq ah ka dhiso Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer mudo imika laga joogo sideed sano.

Image

Waxanu intaa ku darey C/laahi in uu huteelkaasi oo ah kan ay hadda ku sameeyeen dib u habeynta oo laga badalay magaca hore ee TITANIC ay hadda u bixiyeen magaca Golden Star, isagoo xusey in ay faa’iidadii dhismaha huteelka ee xiligaasi noqotey mid dalka wax weyn ku soo kordhisa ka dib markii ay ku deydeen kuna soo dhiiradeen ciida hooyo qurba joog fara badan oo u dhashey dalka Somaliland, kuwaas oo maanta dalka kusoo kordhiyay huteelo waaweyn oo ay kamid yihiin kuwa ugu waaweyn ee caasimada Hargeysa ka dhisani iyo kuawa ka dhisam Magaaladan Burco.

Image

Ugu dambeyntiina mulkiilaha Huteelka Golden Star C/laahi Yuusuf Dubad, waxa uu daaha ka rogey in ay wakhtigan xaadirka ah dibuhabeyn casri ah ku sameeyeen Huteelka weyn ee Golden Star, kaas oo uu kusoo kordhiyay adeegyo farabadan oo raali galinaya guud ahaanba safarada, dalxiisayaasha, qurbajooga iyo dadweynaha reer Burco ee uu kuyaalo Magaaldooda.

Sidoo kalena waxa uu C/laahi faah-faahin ka bixiyay qeybaha kala duwan ee Huteelka Golden Star haddii ay noqoto qeybta cuntada oo ay ka sameeyeen Restuarent balaadhan oo laga heli karo cuntooyin heer sare ah oo si wanaagsan loo habeeyey, raaligalinayana cid kastoo nasiib u hesha in ay ku soo beeganto ama timaado huteelka Golden Star waxana loo adeegasanayaa haddii ay noqoto casuumadaha gaarka ah, xafaladaha, martiqaadka wufuuda iyo qeybaha kale oo dhan.

Image

Waxa kale oo mulkiiluhu sheegey in ay dhinaca kalena si weyn oo heer caalami ah u hirgaliyeen huteelka qeybta hurdada oo ay u dhan yihiin dhamaanba qalabkii adeega oo qofku ka helayo hurdo raaxo leh oo uu kaga gam’o lacagtiisa.

Gabagabdiina waxa uu carabka ku dhuftey mulkiilaha huteelka Golden Star ee Magaalada Burco Mr C/laahi Yuusuf Dubad in uu hadda gacanta ku hayo dhisme hool weyn ah oo uu rajeynayo in uu dhawaan dhameystiro kaas oo uu ugu talo galey Xafaladaha Aroosyada shirarka iyo siminaarada in lagu qaban karo. Waxanu hadalkiisa ku soo xidhey in cidii ubaahataa ay kala soo xidhiidhi karto gudo iyo dibadba Telefoonada line 002522713000, mob:0025224355208/4331345.

Ramaasnews Desk
Burao

http://ramaasnews.com/news.php?readmore=2224

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Ex Titanic - Xafaada Titanic

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:32 pm
by Basra-
Ducaysane209 aka semeyee DO WE LOOK LIKE WE CARE>????????? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:33 pm
by MrPrestige
basra baroor why are you always the first to comment on my topics if you don't care. :roll:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:35 pm
by Basra-
:roll: Well coz i am always here and bored--- u r always fat and sad? :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:36 pm
by Gaashaanle_87
Burco is the best place to live in Somaliland :up:

back to thread: Masha allah its good hotel

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:37 pm
by MrPrestige
Basra if you don't mind me asking what city are you from in somaliland or somalia? ma bosaso guban baad ka timid? :lol:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:38 pm
by ToughGong
:up: :up: :up: :sland: :sland: :sland:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:40 pm
by Basra-
Ducaysane209 all my families are in buroc. My grandfather still leaves there, i so much wish to visit him.

:cry:

semeeeyr is a fat issaaq. :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:44 pm
by ToughGong
Basra- wrote:Ducaysane209 all my families are in buroc. My grandfather still leaves there, i so much wish to visit him.

:cry:

semeeeyr is a fat issaaq. :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
F#CK THE SHUT UP :lol: :lol: :lol:

Image

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:46 pm
by MrPrestige
basra so you are reer burco? then you should be proud of your peoples accomplishments unless you are "sheegato". :lol:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:50 pm
by Basra-
looooooooooooooooooooolsemyeeer

I rather me that grandma than the fag who kicked her! Did u see the way he entered the room? With his high shoulder pad coat?? and the cat walk??? And his cute unharmed gay partner waiting for him to eat a nice dinner??? iiiieew fat isaaaq gay semeeyer :clap: :clap: :clap:

Ducaysane209 i am feri feri proud of them-- but i am not a qabilist as u know. I tell it like it is. And now i say --u is a gay and fat and yes isaaq! :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:54 pm
by ToughGong
Basra- wrote:looooooooooooooooooooolsemyeeer

I rather me that grandma than the fag who kicked her! Did u see the way he entered the room? With his high shoulder pad coat?? and the cat walk??? And his cute unharmed gay partner waiting for him to eat a nice dinner??? iiiieew fat isaaaq gay semeeyer :clap: :clap: :clap:

Ducaysane209 i am feri feri proud of them-- but i am not a qabilist as u know. I tell it like it is. And now i say --u is a gay and fat and yes isaaq! :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

:lol: :lol: :lol: :lol:
NAA ANIGU I WAS BEHIND THE CAMERA ALL THAT GAY DRESSING IS YOU FRIENDS.
THE ONE WHO KICKED YOU IS YOU HUSBAND 'COS HE CAUGHT YOU WITH HIS BOYFRIEN DEE

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 8:56 pm
by MrPrestige
this lady is crazy caadi ba maha ,giving compliments to the new achievements doesn't make you a qabiliste stop being a fulay. :lol:

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 9:05 pm
by ToughGong
Ducaysane209 wrote:this lady is crazy caadi ba maha ,giving compliments to the new achievements doesn't make you a qabiliste stop being a fulay. :lol:

SOME PEEPS ARE SO INSECURE THAT THEY THINK THEY HAVE TO ACT LIKE GAALO
TO REMOVE ANY DOUBT OF QABIIL

WHAT'S "QABYAALAD" ABOUT SAYING "WOW BEAUTIFUL HOTEL MAASHALLAH"

Re: Huteelka Cusub ee Golden Star - Xafaada Titanic-Burco

Posted: Wed Dec 02, 2009 9:12 pm
by MrPrestige
i can't believe how many people are avoiding this thread not a even 1 mashallah. :lol: daadku cuqdad badana.