Page 1 of 1

Shaqaddaydii ugu Danbaysay (finally)

Posted: Tue Dec 08, 2009 10:22 am
by Gaashaanle_87
In badan ayaan soo dhiganaayay laga soo bilaabo 2005 barashadda architect-ga anigoo is ticmaalaaya software-kii ugu danbeeyay
masha allah sanadkan dhamadkiisa waxaa ii suurta gashay inaan soo khatimo waana ilaahay mahaddii, halkan waxaan idiinku soo bandhigayaa
qaar ka mida casharadii ugu danbeeyay iyo dhismayaashii ugu danbeeyay ee aan ku fara yaraysto.

Image

Image

Image

Image

Re: Shaqaddaydii ugu Danbaysay (finally)

Posted: Tue Dec 08, 2009 10:52 am
by Dhaga Bacayl
Very nice. You're very good architect.

Re: Shaqaddaydii ugu Danbaysay (finally)

Posted: Tue Dec 08, 2009 2:07 pm
by HELWAA
Mabruuk.

Re: Shaqaddaydii ugu Danbaysay (finally)

Posted: Tue Dec 08, 2009 2:10 pm
by Cumar-Labasuul
Masha'allah good work bro

Re: Shaqaddaydii ugu Danbaysay (finally)

Posted: Tue Dec 08, 2009 2:12 pm
by MrPrestige
Mashallah. :up:

Re: Shaqaddaydii ugu Danbaysay (finally)

Posted: Tue Dec 08, 2009 2:13 pm
by Gaashaanle_87
Dhamaan waad mahadsan tihiin walaal yaal