Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by CoolPoisons »

Shir Balaaran Oo Meel Kasta Layskaga Imaan Doono Oo Ay Ahlusuna Ku Qaban Doono Deg: Caabudwaaq [ War Bixin Xasaasi Ah ].

Maalmaha fooda inagu soo haya ee ku beegan bishan bartankeeda ayaa la sheegey inay degmadda Caabudwaaq uu ka dhici doono shir weyn oo ay yeelan doonaan Ahlusuna Waljameeca,waxaana shirkaasi ka soo qayb gali doona masuuliyii ka tirsan ururkaasi.

Maalmihi la soo dhaafey waxaa degmadda Caabudwaaq laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo ay amaanka ku sugayaan Ciidamada Ahlusuna Waljameeca ee degaankaasi ka arrimiya,waxaana la sheegey inay dad aan u dhalan degmadda Caabudwaaq amar ku siyeen inay ka baxaan halkaasi.

Maamulka Ahlusuna ee Degmadda Caabudwaaq ayaa qaadey talaabooyin ay amaanka wax kaga qabanayaan,waxayn dadka aan ku dhalan degmadaasi inay kaga baxaan mudo 7 maalmood ah,waxaana dadkaas ka mid ah RRA-da.

[/b]Sidoo kale waxaa dadka tuugsada ee ka soom jeeda goboladda Bay iyo Bakool iyana lagu amray inay degaankaasi ka baxaan sida ugu dhaqsaha badan,waxaana loo qabtey waqti gaaraya 7 maalmood.

Waxaa magaalada soo buux dhaafiyey ciidamo badan oo ka kala yimi degaamada hoos yimaada gobolka Galgaduud,waxaana la arkeyaa iyagoo gaaf wareegaya wadooyinka magaaladaasi islamarkaasna hubsanaya dadka iyo gaadiidka magaalada dhex mushaaxaya.

Sidoo kale waxaa digniino loo jeediyey dad ka soo jeeda Degmadda Caabudwaaq kuwaasi oo looga baqey inay dhanka amaanka wax u dhimaan,waxaana loo sheegey in fiiro gaar ah loo leeyahay dhaqdhaqaaqooda.

Guud ahaan gaadiidka Degmadda Caabudwaaq ku sugan baa amar laguu siiyey inay fiiqaan Bacda Madow ee beersoolka ah,waxaana lagu wargaliyey cidii aan u dhego fududeydin digniintaas in talaabo laga qaadi doono.

Magaalada Caabudwaaq ayaa lagu soo dhexdaadiyey Ciidamo badan oo Dharcad ah kuwaasi oo dadka degaanku u yaqanaan [ Dhego balaq ] taasi oo loo yaqaano basaas. Waxaana si weyn loo adkeyey xaalada amaanka degmadaasi,waxaana la filayaa inay bishan gudaheeda soo garaan masuuliyiin badan oo ka tirsan Ahlusuna iyo Dawladda Kmg ah.

Ma ogtahay Akhristoow in shirkan ay leeyihiin Ahlusuna waljameeca ay ku baxayso qarash lagu sheegey inuu gaarayo 150,000 kun oo dollarka mareynka ah,waxaana lagu wadaa inuu shirkaasi socdo in mudo ah.

Ugu dambeyntii Masuulka ka tirsan maamulka Magaalada Caabudwaaq oo magaciisa qariyey oo ay warbaahinta Gedonet kula xiriirta khadka telefoonka isagoo ku sugan degmadda Caabudwaaq ayaa noo xaqiijiyey inuu shirkaasi yahay mid loogu tallo galay in looga hadlo xaalada amaan ee Gobolka Galgaduud.

Keynaan Xirsi Xaashi

South Hall,London

Gedonet.com@gmail.com
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by qoraxeey »

CoolPoisons wrote:Shir Balaaran Oo Meel Kasta Layskaga Imaan Doono Oo Ay Ahlusuna Ku Qaban Doono Deg: Caabudwaaq [ War Bixin Xasaasi Ah ].

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by Addoow »

Cool
Do you Mind If we share Cabudwaq with you?
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by qoraxeey »

better days are coming, i see. we got one man in the top posts of tfg, and the developement is going great in cabudwaq and other areas :up:
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by snoop12 »

Ugu dambeyntii Masuulka ka tirsan maamulka Magaalada Caabudwaaq oo magaciisa qariyey oo ay warbaahinta Gedonet kula xiriirta khadka telefoonka isagoo ku sugan degmadda Caabudwaaq ayaa noo xaqiijiyey inuu shirkaasi yahay mid loogu tallo galay in looga hadlo xaalada amaan ee Gobolka Galgaduud.
hmmm. last i knew Ahlu Sunnah were not in good terms with TFUG, what changed?

this whole article seem BS to me :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by CoolPoisons »

Addoow wrote:Cool
Do you Mind If we share Cabudwaq with you?
^^ im talking about different type of Hutus

kuwa yimid Bay iyo Bakool yacni Rahanweyn. Kuwaas are everywhere whereever U go

in Hargeisa, way ku badanyihin, in Bosaso way ku badanyihin, in Galkayo way ku badan yihin, in Mogadishu way ku badanyihin, now in Abudwaq too

teeda kale, Abudwaq's free for all Somalis to come for business
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by qoraxeey »

CoolPoisons wrote:

coolposion are u from cabudwaq?

qoraxeey wrote:

U should be shot for saying it

Im the word Abudwaq

Cid aan Rer Siyad Husein ahayn Rer Abudwaq ma sheekankara?
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by snoop12 »

wtf is wrong with this idiote, i swear if you said that in Cabudwaaq you would be beat senseless :arrow:

and the article was wrote totally wrong, misleading to its audience, Fok gedonet :down:
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by qoraxeey »

coolposion are u from cabudwaq?

U should be shot for saying it

Im the word Abudwaq

Cid aan Rer Siyad Husein ahayn Rer Abudwaq ma sheekankara?
ofcourse weey sheegan karan.. my family is not from that sub-clan .. and they live there. my grandfather is a known "poet" over there
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by CoolPoisons »

qoraxeey wrote:
coolposion are u from cabudwaq?

U should be shot for saying it

Im the word Abudwaq

Cid aan Rer Siyad Husein ahayn Rer Abudwaq ma sheekankara?
ofcourse weey sheegan karan.. my family is not from that sub-clan .. and they live there. my grandfather is a known "poet" over there
is Ur grandfather Galayah?

teeda kale, ma Rer Siyad ayaa tahay ama Rer Warsame. U cant be both
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by Babygirl- »

Ahlu sunna wal jameeca ma Muslinimo iyo Diin beey sheganayaan mise wa Warlords oo Qabiil ku socda? how can they order poor Somalis to Leave a Somali city?
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by CoolPoisons »

Babygirl- wrote:Ahlu sunna wal jameeca ma Muslinimo iyo Diin beey sheganayaan mise wa Warlords oo Qabiil ku socda? how can they order poor Somalis to Leave a Somali city?
walle Babygirlkii aan aqaanay ma ahan

Gacaliso, sheekada qalad ayaad u fasirtay

Shireweyne ayaa la qabandoona and kuwa aan dhalan gobolka always create the biggest problem. thats why they are ordered to leave deegaanka until go'aan laga so saaro shirka

teeda kale, ha u maleeynin that they mean dadka danyarta ku nool xerooyinka

theyre talking about kuwa RRA tuugo

dib u akhri waxa la qoray

Sidoo kale waxaa dadka tuugsada ee ka soom jeeda goboladda Bay iyo Bakool iyana lagu amray inay degaankaasi ka baxaan sida ugu dhaqsaha badan,waxaana loo qabtey waqti gaaraya 7 maalmood.

DADKA TUUGSADA
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by snoop12 »

Babygirl- wrote:Ahlu sunna wal jameeca ma Muslinimo iyo Diin beey sheganayaan mise wa Warlords oo Qabiil ku socda? how can they order poor Somalis to Leave a Somali city?
dont believe the waste articles this idiote coolcaaq post, i dont know what the dummy is trying to achieve but this is totally propaganda!!!

there is vertually no Qabiil you cant find in Cabudwaaq, thats fact.. its one of the few places where somalinimo is still alive :up: :som:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Abudwaq the new capital of Galgadud. Hutus ordered to leave

Post by CoolPoisons »

snoop no matter how hard U try

no one's gonna reconigze Ur Shegato ass

hana sheegin and go annoy other people
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”