http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=2254Sida laga soo xigtay ilo wareedyo muhim ah ururka Al shabaab ayaa u kala qeybsamay labo kooxood oo iska soo horjeeda ka dib markii ay isku qilaafeen arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay dowlad islaami ah oo ay doonayaan in ururka Shabaab ay ku dhawaaqaan iyo sida loo qeybsanayo.
Ururka Al shabaab ayaa ku mashquulsanaa labadii bilood ee la soo dhaafay sameynta dowlad Islaami ah taas oo ka talisa dhulka soomaliya, lakiin waxaa soo baxaya warar sheegaya in ay labo qeybood u kala jabeen ka dib is afgaranwaa soo kala dhex galay.
Wararka qaar ayaa ku waramaya in qeyb ka mid ah ururka Al shabaab kuwooda ka so jeeda koonfurta Soomaliya ay ka go'aan kooxda islamarkaana ay la baxeen magaca Milatu Ibaaraahim iyagoona saldhig ka dhigtay degmada Kaaraan ee Magaalaa Muqdisho.
Kooxda Kale ee uu hogaaminayo Axmed godane ayaa waxaa ay iyagana saldhig ka dhigteen degmada Dayniile, Idaacada dowlada ee Radio Muqdisho ayaa sheegtay sheegtay in dagaal uu Al shabaab ku dhexmaray degmada dayniile halkaasoo ay ku dhinteen ilaa iyo afar ruux tasoo salka ku heysay is afgaranwaaga soo kala dhex galay kooxda Al shabaab ee ka soo horjeeda.
Dagaalyanaha ajaaniibta ayaa la sheegayaa inay intooda badan ku biireen ururka cusub ee milatu Ibraahim, iyadoo aan ilaa iyo haatan si rasmi ah loo ogeyn waxa uu qilaafkooda sal ka ku haya mana jirto mas'uul Al shabaab ka tirsan oo wararkaan xaqiijiyay.
Ururka Al shabaab ayaa dagaal kaga soo horjeeda dowlada soomaliya ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Ahemd iyo Ciidamada Amisom ee nabad ilaalinta u joogo magaalada Muqdisho.
Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
Moderator: Moderators
Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
Desperate times call for desperate measures,when jowhar.com becomes their weapon of choice wax baa jira 

Idaacada dowlada ee Radio Muqdisho ayaa sheegtay sheegtay in dagaal uu Al shabaab ku dhexmaray degmada dayniile
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
They finally recognized everyone was starting to hate them and their name alone terorrized the pplz so now they opted to change their name take off the shabab name. In doing this they will appear opposed to each other and the ppl will side with one of them whom will act like the good guys then before you know it the good guys win and now they have new face/image.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
I could be wrong but that's how i personally see it.
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
you might be right,you might be rong after all shabaab were not sent from heaven.
But as somalis we are like a retarted child who heard something while on his way home on the small yellow bus.waxba iskama hubino we run with what ever we hear or read.
But as somalis we are like a retarted child who heard something while on his way home on the small yellow bus.waxba iskama hubino we run with what ever we hear or read.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
true.aniga soomalida waxaan ka samray maalintii eey suicide jalbiib gashan baa is qarxiyay ee meesha lawada ordayeen iyagoo waxba hubsan..DUFAAN_ wrote:you might be right,you might be rong after all shabaab were not sent from heaven.
But as somalis we are like a retarted child who heard something while on his way home on the small yellow bus.waxba iskama hubino we run with what ever we hear or read.
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
DUFAAN_ wrote:you might be right,you might be rong after all shabaab were not sent from heaven.
But as somalis we are like a retarted child who heard something while on his way home on the small yellow bus.waxba iskama hubino we run with what ever we hear or read.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
I think there is no better news than a nijis group breaking intwo ,then killing each others.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
it doesn't surprise me to hear this news,,every group oo somalia soo mara markii la yiraahdo xukun ha la qeebsado way kala jabaan oo firqo badan ayey yeeshaan.
- nomadicwarlord
- SomaliNet Super

- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
Al-Shabaab moderates vs. Al-Shabaab extremists
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Breaking News: Al Shabab break into 2 groups
My point exactly.nomadicwarlord wrote:Al-Shabaab moderates vs. Al-Shabaab extremists
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 50 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 5 Replies
- 746 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 16 Replies
- 186 Views
-
Last post by subeir123
-
- 33 Replies
- 2027 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 15 Replies
- 2265 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 6 Replies
- 1520 Views
-
Last post by Archerr
-
- 5 Replies
- 720 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 40 Replies
- 4171 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 7 Replies
- 850 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan