and Somalida dont care. i think we became insensitive of what happens in Mogadishu. Waana wax laga naxo.
Qasaaraha ka dhashay duqeyntii shalay loo geystay Xaafadaha Woqooyiga Muqdisho oo sii korodhay
Muqdisho:-Madaafiicdii shalay lagu garaacay xaafado ka mida woqooyiga Muqdishgo ayaa qasaarihii ka dhashay oo sii baty iyadoo saaka la aasay in ka badan 20-ruux.
In ka badan 20-ruux ayaa saaka oo kaliya laga qaaday xaafada Tookiyo Ee Degmada Yaaqshiid kuwaasi oo ku dhintay duqeyntii shalay ka dhacayday Degmadaasi.
Dadka la aasay ayaa waxaa ku jira qoys dhan oo ka koobnaa 8-ruux kuwaasi oo uu madfaca kula dhacay gurigooda oo ahaa nuuca Jiingada kaasi oo guud ahaan uu caruurtii iyo aabihii iyo Hooyadii reerka uu dilay.
Dhaawaca la qaaday ayaa la ogaaday in uu gaarayay in ka badan 38-ruux kuwaasi oo dhamman ah dad shacab ah oo madaafiicda ay kula dhacday Xaafadaha Degmada Yaaqshiid.
Duqeyntii shalay ayaa ahayd midi ugu darnayd abid iyadoo qasaarahana uu noqday mid badan markii la duqeeyay deegaan ay ku yaryihiin dhismayaasha shubka oo looga gabaadsado duqeynta.
Another day in Mogadishu. 20 people dead
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Another day in Mogadishu. 20 people dead
Sad news Wallahi.
Fock Al shabab and Xisbul Islam. Fock the TFG asswell Shariif should take more drastic actions. Apparently they are now recruiting any teenager above 15 years old.

War adigana yaa tahay.kadarre wrote:Sad news Wallahi.
Fock Al shabab and Xisbul Islam. Fock the TFG asswell Shariif should take more drastic actions. Apparently they are now recruiting any teenager above 15 years old.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1001 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 250 Views
-
Last post by Voltage
-
- 50 Replies
- 2683 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 258 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 516 Views
-
Last post by greenday
-
- 0 Replies
- 405 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 473 Views
-
Last post by BushMan
-
- 9 Replies
- 750 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 4 Replies
- 627 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 25 Replies
- 1201 Views
-
Last post by Xamud.