Page 1 of 1

Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:36 pm
by Goljano Lion
Somaliland Inay La Midowdo Somaaliya Inteeda Kale Xaqiiqdii Way Sii Adkaanaysa". Professor Axmed Ismaaciil Samatar ”

LondonHNW) Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqoonyahan u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland balse ka soo horjeeda goni isutaaga Somaliland ayaa markii u horreysay sheegay inay sii adkaanayso midow ay Somaliland la midowdo Somaaliya inteeda kale, wuxuuna sidaa ku sheegay waraysi maqal iyo muqaal ah ka soo uu qaaday Madaxda Laanta Afka Somaaliga ee Ilaacadda B.B.C-da Yusuuf Garaad

Yuusuf Garaad oo sannad kasta dhamaadkiisa ku casuuma Professor Axmed Ismaaciil Samatar Ilaacadda B.B.C-da wuxuu ka hadlaayay arrimo badan oo adduunka la soo gudbonaadey sannadkii dhammaadey iyo rajada uu ka qabo sannadka cusub ee 2010, arrimha uu Professor Axmed Ismaaciil Samatar ka hadlay waxaa kamid ahaa dhibaatooyinkii xagga ammaanka iyo rajada uu ka muujinaayo Somaaliya oo Konfurteeda maanta colaado ka taaganyihiin, wuxuuna yidhi. “Ma garanaayo halka maanta Somaaliya tagantahay meel ka sii liidata oo ay istaagto runtii waxay ku dhawdahay baaba iyo in meesha laga waayo, waxaa kale oo markasta calool xumo igu haya aniga in wixii laysku oranjiray Somaaliweyn ay dib u soo noqoto oo mardanbe la arko tasoo hadda aan muuqan. Waayo tusaale ahaan Gobolka aan anigu ka soo jeedo ee Waqooyi Galbeed (Somaliland) wuu sii socda wayna sii adkanayaan waanay sii lumaysa inay la midobaan Somaaliya inteeda kale.”

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:37 pm
by Goljano Lion
even the professor realized Somaliland is not coming back to the union :sland:

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:39 pm
by Goljano Lion
Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo hadalkiisa sii wata ku saabsan Somaliland wuxuu yidhi. “Waayo Somaliland maanta waxaa soo koraaya dhalinyaradii oo yagu aan garanaynba Somaaliweyn, marka lagu yihadhdo Somaali waa dad qudha odhanaaya waxaasi way dhamaatay oo mar hore ayay ahayd.

SO TRUE

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:40 pm
by Goljano Lion
Markaa way sii adkanaysa rajadaas inay Somaaliya dib ugu soo noqdaan”. Waa markii u horreysay ee Professor Axmed Ismaaciil Samatar qiro inay adagtahay midow danbe oo Somaaliya iyo Somaliland midobaan isagoo saadaasha ku sheegay jiilka soo ka caaya oo aan yagu garanaynba Somaaliweyn

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:42 pm
by Goljano Lion
Axmed Ismaciil Samatar iyo walalkii Professor Cabdi Ismaciil Samatar waxay u dhasheen Somaliland waxayna ka soo horjedaan qadiyadda gooni isutaaga, tasoo dhalisay inay xittaa ka soo xaadiriwayaan geeridii kutimi Hoyadood alle hawnaxariiste iyo Abtigood oo ahaa Tijaar Caana alle hawnaxariiste Xoogsade, labada midna may iman labadan Professor

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:48 pm
by Somalian_Boqor
No one Cares go try to become a Country. :lol: :lol: :lol:

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:52 pm
by Goljano Lion
Somalian_Boqor wrote:No one Cares go try to become a Country. :lol: :lol: :lol:
dude, southern Zoo-mal politicians are letting down their hard core pro somaliweyn landers,

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:54 pm
by The_Emperior5
axmed ismacil samatar is seeing the light wa arin fiican.

Re: Professor Axmed Ismaaciil Samatar

Posted: Sun Jan 10, 2010 7:58 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:axmed ismacil samatar is seeing the light wa arin fiican.
:lol: :lol: dhagayso BBC af-Somaliga, shaikh Dalxis and co moralkii bay ka dileen , kuwa somalilanderka ah ee ah pro Somaliweyn.