Page 1 of 1

Qabridahar Xaafad

Posted: Sat Jan 16, 2010 10:21 pm
by hanqadh
Image

Re: Qabridahar Xaafad

Posted: Mon Jan 18, 2010 9:41 am
by koohi
hanqadh wrote:Image

OMG
war meesha maxa ku dhacay ma abaarba ku dhacday.
sowtii quruxbadnayd

Re: Qabridahar Xaafad

Posted: Mon Jan 18, 2010 9:45 am
by koohi
Qabridahare markaan arkay waxay ahayd meesha ugu quruxbadan intaan arkay somali-galbeed.

waxa laga yaaba inaan wakhti barwaaqo ah aan arkay.

Re: Qabridahar Xaafad

Posted: Mon Jan 18, 2010 9:49 am
by The_Emperior5
It’s really sad that no one can take pictures from the region. Its very rare, u don’t often see a pictures from the big cities, of the ogaden region.

Re: Qabridahar Xaafad

Posted: Fri Jan 22, 2010 7:32 am
by hanqadh
ma hubi sxb inay Qabridahar tahay meel ay ku qorneyd unbaan ka keenay...inayna ahayn bay u badantahay, sida la sheego Qabridahar waa meel aad quruxbadan.