Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by LiQaaye_TDH »

Image
Maanta saacadu markii ahayd 1120 AM wakhtiga Central time ee woqooyiga Maraynkan, ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ee MSP ee Minnesota ka soo degey waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahmed Mohamed Siilaanyo isla markaana ah Musharaxa Madaxweynaha Jamhuuriyada S/land , waftiga waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey boqolaal qof oo ah jaaliyada S/land ee degan Minnesota oo ay horkacayaan gudida iyo taageerayaasha xisbigu , Xubnaha weftigu waxay mid midn u gacan qaadeen dadweynhii tirada badnaa ee ku soo dhoweeyey garoonka markaa ka dib waxaa loo gudbiyey waftiga Hotelka Hilton ee ku yaal badhtamaha magaalada Minneapolis oo ay ku sugnaan doonaan inta ay joogaan Minnesota.

Galabta Saacadu markay tahay 4: 00 galabnimo waftigu waxay kala qayb geliyaan Jaaliyada S/land ee Minnesota iyo madax ka tirsan Gobolka Minnesota kulan isugu jira soo dhoweyn iyo xog waran oo ka dhici doona Hilton Hotel Minneapolis.



Kulimiye Minneapolis visit 01172010 059_1 by you.


Xubnaha weftiga gudoomiyuhu hogaaminayo waxaa ka mid ah Dr. Maxamed Cabdilah Cumar oo ah xoghaya arimaha dibeda ee Cisbiga Kulmiye iyo marwo Amina Weris oo ah marwada Gudoomiyaha iyo Husein Abdi Duale oo ah Gudoomiyaha woqooyiga America oo waftiga kaga soo biiray Washington DC.

Wixii warar ah ee ka soo kordha booqashada waftiga inta ay joogaan Minnesota waxaanu idinla soo socodsiin doonaa saacadaha soo socda

Saeed Suleiman
Guul iyo Gobanimo

Somaliland.ORG
Minnesota MN USA
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by The_Emperior5 »

looks good the mujaheed shalay bu qudbadisa jeediye
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by LiQaaye_TDH »

NEXT Visit is OHIO :sland: :up:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by Dhaga Bacayl »

LiQaaye_TDH wrote:NEXT Visit is OHIO :sland: :up:

Did he tell us what he is gonna do when he gets there? Mise ariuntu wali waxay taagan tahay Rayaale iyo UDUB ain't the answer?

I wanna hear clear agenda and well defined guidelines once and for all.

Waan ka daalay shir here and shir over there
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by paidmonk »

Why is he wasting his time in the states? We have like .006% of the world's iidoor population. Its like Abdullahi Yusuf looking for support from MJs in Burco.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by Siciid85 »

^^^. Abdullahi Yusuf always goes to London to look for Puntland support though there are more HJ than darood put together in London.
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by Xamari_76 »

Some photos of the minnesota meeting

Image
Image

More on:

http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=14075
lali99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1575
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:10 pm

Re: Hon: Ahmed Mohamed Silaanyo Arrives in Minnesota

Post by lali99 »

paidmonk wrote:Why is he wasting his time in the states? We have like .006% of the world's iidoor population. Its like Abdullahi Yusuf looking for support from MJs in Burco.
like there's any darood at all in burco :shock: ....get the heck out of here
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”