Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Goljano Lion »

Xukuumadda Somaliland Oo Shaaca Ka Qaadday Inaanu Axmed-Siilaanyo Dalka Soo Gali Karin Illaa Uu Cafis Soo Waydiisto, Ciidamadana Ku Ballamisay

Hargeysa(HWN):- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed-Kayse), ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan ka go’an tahay inaanu dalka soo gali Karin Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed-Siilaanyo) oo ah Musharaxa jagada Madaxweynaha dalka Xisbigiisa ugu tartamaya, isla markaana waxa uu Wasiir ku-xigeenku ka codsaday Ciidamada nabadgalyadu inay la socdaan dhaqdhaqaaqa Axmed-Siilaanyo.



Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibaddu Kayse, waxa uu sidaa ku sheegay waraysi uu xalay siiyey TV-ga Afka Madaxtooyada ku hadla, kaasoo isla xalay warkan baahiyey. Waxaanu Wasiir ku-xigeenka Amuuraha Dibadda Somaliland, waraysigaa ku sheegay inaanay ogolaan doonin in Axmed-Siilaanyo dalka soo galo ilaa uu codsado in la cafiyo, maadaamoo uu Siilaanyo qirtay inuu aaminsan-yahay Soomaaliweyn waa sida uu hadalka u dhigay’e.



“Axmed-Siilaanyo waxa uu ka horyimi Qarannimadii Somaliland, waxaanu caddaystay inuu yahay nin aaminsan Soomaaliweyn, maadaamoo uu caddaystay Soomaaliweyn, waxa uu la mid yahay Raggii hore ee ka horyimi gooni-isu-taagga Somaliland. Mana soo gali karo dalka illaa uu Xukuumadda Cafis waydiisto. Waana inay Ciidamadu la socdaan dhaqdhaqaaqyada uu Siilaanyo ka wado waddamada dalka dibaddiisa.” Sidaa ayuu yidhi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse).



Hadalkan Wasiir-ku-xigeenka ka soo yeedhay ayaa ku soo beegmay laba maalmood uun ka dib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo shir Jaraa’id Madaxtooyada ku qabtay Guddoomiye Axmed-Siilaanyo ku eedeeyey inuu aaminsanaa Soomaaliweyn oo aanu Somaliland aaminsanayn. Waxaanay hadaladan Madaxweyne Rayaale iyo Wasiir Kayse, daba socdeen waraysi Tifaftiraha Shabakadda Hadhwanaagnews la yeeshay Siilaanyo oo Safar ku jooga Maraykanka. Kaasoo uu Siilaanyo ku sheegay inaan SNM markii hore u dagaalamaynin gooni-u-goosad, taasna ay ka midaysnaayeen Saraakiishii SNM. Hase ahaatee, markii dalka la qabsaday ee lagu dhawaaqay Somaliland 1991-kii uu ayiday Somaliland, balse marka hore aanay wax go’aan laga gaadhay ahayn.



Madaxweyne Rayaale oo hadalkiisa aad loola yaabannaa, ayaa waxa dadweynuhu sii yaabay ka dib markii xalay uu dhawaaqa hadalka Wasiir ku-xigeenka Ammuuraha Dibaddu dhagahooda soo gaadhay. Isla markaana waxa kaliya ee ay dadweynaha reer Hargeysa iyo Magaalooyinka kaleba hadal-hayntooda ugu badani waxay ahayd hadalka Wasiirka ka soo yeedhay. Waxaanay dadweynuhu muujiyeen dareen cadho leh oo ay kaga soo horjeedaan tallaabadan, waxaana qof kasta iyo koox kasta oo Sheekadan hadal-haysaa ay kuu muujinayaan markaad wax ka waydiiso ama ay iyagu wax iska sii waydiiyaan, in Rayaale iyo Xukuumaddiisu wadaan qorshe ay ku carqaladaynayaan doorashada Madaxtooyada Somaliland oo la filayo inay sannadkan gudihiisa dalka ka qabsoonto.



Waxa kale oo ay muujinayaan dadweynaha reer Hargeysa haddii Siilaanyo wakhtigii Somaliland lagu dhawaaqay uu Soomaaliweyn aaminsanaa in Daahirna wakhtigaa ahaa ka mid ahaa Rajiimkii dalka laga xoreeyey. Si kastaba ha ahaatee, hadal-haynta arrintan ayaa ah ta ugu badan ee illaa xalay ku soo noqnoqonaysa dhagaha qof kasta oo Caasimadda ku sugan, iyada oo aad loogu hadal-hayo, Meelaha laysugu yimaaddo, sida Huteelada cuntada, Makhaayadaha Shaaha, Meelaha Bunka laga cabbo, Dukaamada, Mafrishyada, Xafiisyada, Basaska iyo guud ahaanba meelaha ay inta badan Bulshadu ku kulanto, taasoo qof waliba qofka kale u sheegayo inay tahay arrin ku day ah oo Xukuumaddu wax kale ku doonayso, ee aanay ahayn wax caqli gal ah oo qof soo jeedaa ku xisaabtami karo
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Goljano Lion »

UDUB PARTY ARE RUNNING OUT OF IDEAS :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by ina aadan »

Ri-yaale VS Sii-laanyo
kii HA ay wadato umaa reerka u hadhi
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Xamari_76 »

This belongs in the Somaliland section. What makes you think the average user cares :roll:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by grandpakhalif »

Xamari_76 wrote:This belongs in the Somaliland section. What makes you think the average user cares :roll:
Exactly what I was thinking allah caqli badanaa they dont make northerners like you anymore mashallah :clap:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Goljano Lion »

Xamari_76 wrote:This belongs in the Somaliland section. What makes you think the average user cares :roll:
lesbian girl , go and play with your Dyke aka Queen Arawelo
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Xamari_76 »

Thats all this fool has to say.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Advo »

:rose: maskiimiinta HJ
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Goljano Lion »

Xamari_76 wrote:Thats all this fool has to say.
Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meer meerisaa
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Xamari_76 »

Changing your font size doesn't make a difference. Fool.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Advo »

Xamari_76 wrote:Changing your font size doesn't make a difference. Fool.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by ina aadan »

Xamari_76 wrote:Changing your font size doesn't make a difference. Fool.
:lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Goljano Lion »

Xamari_76 wrote:Changing your font size doesn't make a difference. Fool.

. Doqon Sheikh isaxaaq iyo nebi Muusaa habaaray , how about that lax foqol lax
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by grandpakhalif »

Xamari_76 wrote:Changing your font size doesn't make a difference. Fool.
:lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Sii-laanyo Somaliland ma soo geli karo

Post by Goljano Lion »

grandpakhalif wrote:
Xamari_76 wrote:Changing your font size doesn't make a difference. Fool.
:lol: :lol:

Daroodku xaarka way wada cunnaane, af-tirashadeyse isku dhaantaa, ....imbecile ilkoyar ....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”