Page 1 of 2

Harvard Conference about Somaliland

Posted: Fri Jan 29, 2010 9:12 pm
by Goljano Lion
Washington, January 29, 2010-(Haatuf) - Khubaro caalami ah oo isugu jira diblomaasiyiin, Saraakiil Milatari, Garyaqaano iyo qaar ka mid ah madaxda shirkadaha gaadiidka badda, ayaa shir ay ku yeesheen jaamacadda Harvard ee dalka Mareykanka, bishii December ee sanadkii hore oo ku saabsanaa la dagaalanka budhcad baddeeda ayaa ku talo bixiyay in Somaliland oo la ictiraafaa ay muhiim u tahay siddii looga guuleysan lahaa budhcad baddeeda ka dilaacday xeebaha Soomaalida.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay hay’ada nabadda aduunka “World peace foundation” khubaradii ka qayb galay oo ka kala socday dalal ay ka mid yihiin, Mareykanka, UK iyo Sweden waxa laga soo saaray talo bixino ka kooban 38 qoddob oo ku saabsan siddii looga hortagi lahaa loona diciifin lahaa budhcad baddeeda ka qawlaysata xeebaha Soomaalida, gacanka Cadmeed iyo badweynta Hindiya.

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:30 pm
by shaamboo
achem ahem
Holding confrence in "harvard" doesn`t mean automatically ictiraaf by the UN
Anyone can hold conference there , heck I can hold a conference in harvard talking about my big toe does that mean I am a Doctor??
:som:

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:32 pm
by grandpakhalif
:lol: :lol: disneyland has conference ? will goofy iyo mickey do some dhanto?

:lol: :lol:

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:33 pm
by The_Emperior5
ala Maxay Dadku Somaliland necebyihin :lol: :sland: :up:
laakin loo joojin mayo 8-)

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:34 pm
by shaamboo
The_Emperior5 wrote:ala Maxay Dadku Somaliland necebyihin :lol: :sland: :up:
laakin loo joojin mayo 8-)

Empa Ha joojin oo ha jiifin sxb dee ictaraafkii baa soo dhow ma aha

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:34 pm
by The_Emperior5
aad iyo aad :up: :sland:
idinka nabbad ba idin so dhow somaha waxan maqlay shalay aad baad isku diisheen :lol:

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:35 pm
by rich-boy
shaamboo wrote:achem ahem
Holding confrence in "harvard" doesn`t mean automatically ictiraaf by the UN
Anyone can hold conference there , heck I can hold a conference in harvard talking about my big toe does that mean I am a Doctor??
:som:
whats with the hate

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:36 pm
by shaamboo
The_Emperior5 wrote:aad iyo aad :up: :sland:
idinka nabbad ba idin so dhow somaha waxan maqlay shalay aad baad isku diisheen :lol:

really haye meeqaa dhimatay??

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:37 pm
by The_Emperior5
shaamboo wrote:
The_Emperior5 wrote:aad iyo aad :up: :sland:
idinka nabbad ba idin so dhow somaha waxan maqlay shalay aad baad isku diisheen :lol:

really haye meeqaa dhimatay??
mana garanaya meeqada idinka dhimatay idinku tirsada :lol:
Anigu ma waxaasan tirsada anigu ictraafkan ku mashquulsanahay sxb :mrgreen: :sland: :up:

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:40 pm
by grandpakhalif
godane is coming for a visit he will destroy somalidiid

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:41 pm
by The_Emperior5
grandpakhalif wrote:godane is coming for a visit he will destroy somalidiid
Godane wa masiibo aynu idin so dirno si u gacmaha iyo lugaha idinka jarro :lol:
Allah akbar walilahil xamd 8-)

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:46 pm
by grandpakhalif
The_Emperior5 wrote:
grandpakhalif wrote:godane is coming for a visit he will destroy somalidiid
Godane wa masiibo aynu idin so dirno si u gacmaha iyo lugaha idinka jarro :lol:
Allah akbar walilahil xamd 8-)
Sharica law is made by Allah, which I readily except dont worry Disneyland has time to prepare I predict december hargeisa will have black flag. You should be content Riyaale will be replaced by your kin, win-win situation somaha :lol: :lol:

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:49 pm
by The_Emperior5
grandpakhalif wrote:

No irhaabigu stays in places where there is no government they stay with Konnfurians every one knows that Horta how many afghans where born in gedo since 2006
Godane is on a mission he was deported to stay with the koonfurians and to tame them.
:lol:

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:56 pm
by grandpakhalif
The_Emperior5 wrote:
No irhaabigu stays in places where there is no government they stay with Konnfurians every one knows that Horta how many afghans where born in gedo since 2006
Godane is on a mission he was deported to stay with the koonfurians and to tame them.
:lol:
waar im from mudug we are dispersed, anyways you will see green part of ur flag become black :lol:

Re: Harvard Conference about Somaliland

Posted: Sat Jan 30, 2010 4:59 pm
by The_Emperior5
grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote:
No irhaabigu stays in places where there is no government they stay with Konnfurians every one knows that Horta how many afghans where born in gedo since 2006
Godane is on a mission he was deported to stay with the koonfurians and to tame them.
:lol:
waar im from mudug we are dispersed, anyways you will see green part of ur flag become black :lol:
Dee weynu arki u said december 11 months ba ka hadhay afkaagaa ayaad ka tiri baan ku yidhi
:lol:
mudug hadaad ka timi maad puntland iska raacdiid ama galmudug :lol: