Liiska Gudiga loo magacaabay dhismaha dekeda Maydh

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Liiska Gudiga loo magacaabay dhismaha dekeda Maydh

Post by ToughGong »

removed image (virus)

Liiska Gudiga loo magacaabay dedaal ka soo ulkamay fikrad ka soo maaxatay dhalinta Gobol Sanaag kuwaas oo ka bilaabmay hindise ay soo unkeen aqoon yahanadaasi taas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono dekedan cusub ayay gudiga Debeda ee ku hawlani soo gaadhsiiyeen shabakada wararka ee Sanaag.org liis ay ku qoran yihiin magacyada ka hawl geli doona dhismaha dekeda maydh kuwaas oo kala ah sidan: 1- ibraahim faarax jooj Gudomiyaha maamulka dhismaha dekedda maydha 2-ismaaciil jaamac jibriil: Ku xigeen 3-xmed cali xasan :Xoghayn 4-siciid axmed xaashi xisaabiye 5- naasir cali jaamac madaxa shaqaalha 6- maxamed cali cigaal : khasnajiga guuud 7-hodon barre cabdi maamulka iibka iyo saadka 8-saalax siciid axmed maamulka gaadiidka 9--maxmed siciid cabdi : xubin 10-axmed jaamac ismaciil Dafac Xubin 11-cali xasan nuur xubin 12cabdi siciid axmed xubin 13-yaasiin mire maxmed xubin 14-siciid cabdi xuseen. xubin hadaba gudiyadan oo aanay weli shaqada dusheeda ku wada kulmi iyda oo dalka iyo debedaba kala joogaan liiskan oo uu shabakada u soo gudbiyey aqoon yahan cabdale cali cigaal ayaa sidan u qoraa.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”