Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by Somalistan »

Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Maxamed Cali Samatar waa wax sax ah"



Image

Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid Saraakiishii hore ee Ciidamada Xooga dalka ayaa taageeray dacwada lagu soo oogay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Jen. Maxamed Cali Samatar oo haatan ka bilaabatay Maxkamad ku taal dalka Mareykanka.
Jen. Galaal oo ay isla soo shaqeeyeen Cali Samatay ayaa ku eedeeyay inuu sabab u ahaa xasuuqii loo geystay dadka ku nool Gobolada Waqooyi, isagoo tilmaamay in dadkaas la rafaadiyay.
"Runtii Dacwada lagu soo oogay Maxamed Cali Samatar waa wax sax oo uu ku muteystay dhibaatooyinkii xumaa ee uu ka geystay Goboalda Waqooyi"ayuu yiri Jen. Maxamed Nuur Galaal.
Waxaa uu sheegay Galaal inuu isaga dhageystay amarka uu bixiyay Jen. Cali Samatar, kaasoo uu sheegay in diyaarado lagu garaacay deegaanada Gobolada Waqooyi ilaa dadkii ay ka gaareen xuduuda Ethiopia.
“Dad badan ayay meeshaas ku rafaadiyeen, wixii qaxayay ayay dayuurado kala dabatageen ilaa xuduuda Ethiopia ay ka galayeena waa ay sii garaacayeen, Maxamed Cali Samatarna halkaasi ayuu joogay oo waxaan dhageystay isagoo dhahaya amarkaasi aniga ayaa bixiyay marka dad shacab ah in la xasuuqo diin fasaxeysa iyo nidaam fasaxa malahan”ayuu yiri Galaal oo eedeyn kulul u jeediyay Cali Samatar.
Dhageysiga Maxkamada Cali Samatar ayaa xalay ku soo gaba gaboobay fashil, kadib markii uu muran weyn uu ka dhashay qaabka Maxkamadeynta, waxaana jiray is afgaran waa soo kala dhex galay Garsooyaaashii Maxkamada oo ku aadan qaabka loo qaadayo dacwada.




Hoyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by Keyse_0208 »

He will be in court next week wednesday, hooyadii wase weynu arki siduu isugu xaaro :lol: :down: :down:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by Siciid85 »

Keyse, the court case was opened yesterday it started yesterday haada wali wii socota.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by Keyse_0208 »

siciid adaa meesha joogee, why dont u get a small pistol and take him out, im sure it aint that hard when guns are so easily available in usa... take one for the team saxiib.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by Siciid85 »

That is if the case court fails then we can organise a small group of somaliland Mosads to take out cali samatar and then the others 1 by 1. :D
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by Keyse_0208 »

lol, mid aan aan malin dhawayd la joogey oo mirqaanasaa baa ilahaa

'' Hadaynu israel wada heshiino, Mosad baa training ina siin lahaa, markaa sidii kuwii dubai assasination-ka u sameeyey oo kale ayey nu kuligood u wada dili lahayn'' :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by The_Emperior5 »

Keyse_0208 wrote:lol, mid aan aan malin dhawayd la joogey oo mirqaanasaa baa ilahaa

'' Hadaynu israel wada heshiino, Mosad baa training ina siin lahaa, markaa sidii kuwii dubai assasination-ka u sameeyey oo kale ayey nu kuligood u wada dili lahayn'' :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: Mossad fucked up big time operationki Dubai :lol: mala wey mirsaansanayeen lolz
But that brings good ideas mossad haday ciidanka sirdoonka ino ta babarto Within no time beynu moorgan oo kenya iska fadhiya so qabban karna Wasriki arimaha diibada eeh kenya eeh magaca sharmuutada laha na Wax u ka qabban karo aya iska yar :mrgreen:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by Siciid85 »

The_Emperior5 wrote:
Keyse_0208 wrote:lol, mid aan aan malin dhawayd la joogey oo mirqaanasaa baa ilahaa

'' Hadaynu israel wada heshiino, Mosad baa training ina siin lahaa, markaa sidii kuwii dubai assasination-ka u sameeyey oo kale ayey nu kuligood u wada dili lahayn'' :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: Mossad fucked up big time operationki Dubai :lol: mala wey mirsaansanayeen lolz
But that brings good ideas mossad haday ciidanka sirdoonka ino ta babarto Within no time beynu moorgan oo kenya iska fadhiya so qabban karna Wasriki arimaha diibada eeh kenya eeh magaca sharmuutada laha na Wax u ka qabban karo aya iska yar :mrgreen:



:lol: :lol: :lol:
koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by koohi »

wa halkii sul. xiiray isaaqu waa dad caadifad miidhan ah

horta way fiicantahay in maxkamad la keeno sababto ah wadan gaalo ayaa la jooga oo dhexdhexaad ah hadii wax lagu helo waa la xdhi hadii kalana waa la iska sii dayn. waxayna furaysaa xisaabtan badan oo soomaali is xisaabin doonto, cidii wax gaysatay ama lagu tuhmayo la raadsan doono lagasoo bilaabo 1978 iyo xasuuqii gobolda dhexe ay geysteen dawladii kacaanka iyo jabhadihii dagaalamayey labaduba ilaa waxa maanta dhacaya dadka ka danbeeya.
waxase layaableh niman ay ka mid yihiin gen. galaal iyo ina biixi oo u olalayna maxkamadan miyayna ogayn in waxa gen. samatar lagu haysto ay iyagu galeen wax 100 jeer ka weyn.

mida kale waxa iga yaabisay waxa genralo maraykanka jooga ee cid walba leh miyaa laga waayey cid kale oo kan bilaa tolka ah aan ahayn.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Jen. Galaal "Dacwada laga soo oogay Cali Samatar waa sax ah

Post by hargaysaay »

koohi wrote:wa halkii sul. xiiray isaaqu waa dad caadifad miidhan ah

horta way fiicantahay in maxkamad la keeno sababto ah wadan gaalo ayaa la jooga oo dhexdhexaad ah hadii wax lagu helo waa la xdhi hadii kalana waa la iska sii dayn. waxayna furaysaa xisaabtan badan oo soomaali is xisaabin doonto, cidii wax gaysatay ama lagu tuhmayo la raadsan doono lagasoo bilaabo 1978 iyo xasuuqii gobolda dhexe ay geysteen dawladii kacaanka iyo jabhadihii dagaalamayey labaduba ilaa waxa maanta dhacaya dadka ka danbeeya.
waxase layaableh niman ay ka mid yihiin gen. galaal iyo ina biixi oo u olalayna maxkamadan miyayna ogayn in waxa gen. samatar lagu haysto ay iyagu galeen wax 100 jeer ka weyn.

mida kale waxa iga yaabisay waxa genralo maraykanka jooga ee cid walba leh miyaa laga waayey cid kale oo kan bilaa tolka ah aan ahayn.
dee waayahee adeerkaa daahirba ka waran hadaan dgegta soo qabano ileen xasuuqii berbere 1988kii waa la wada ogyahaye
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”