MY FAVOURIT POET...

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

MY FAVOURIT POET...

Post by GENERAL_SNM »

Nin naftiisa biime u geshiyo bohol xun mooyaane
Bawdada nimay kaga dhacdiyo boqonta mooyaane
Gobannimo bilaash looma helo ban iska taaltaale
Markuu gaalku buugiis ku dhigay sida biddood qaata
Ee dhalashadiinnii bedela baarranku ahaaday
Ee talada sidii ceel bir-qoda bawda laga saaray
Ee ficilka baas iyo hawadu nala buraanleysey
Abidkood dagaal kama baqaan Baha Xabuusheede
Barna lama u hadhin reer tolkay baasihii dhacaye
Billaahi iyo wacadkiina waa buuxiyeen shalaye
Ka badbaadney oo Eebahay nama belaayeyne

In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
Allaylehe burgaa yeelateen baha Magaadloow'e
Ballankii Allaa nagu furteen waadna baqateene
Buruud jabae karin boodhleh baad nagu bannayseene
Boog baad ku noqoteen Isaaq beerka kaga talle
Markay baaxadsooraha gashaad naga boqoosheene
Badnaantiini iyo xoolihii biidna tari waaye
Markay berisamaadkiyo ahayd baanisaha tooxan
Booxaalligii baa na hodey budhadhki dheeraaye
Mar haddii dagaal loo ballamo belona qiiqayso
Inaydnaan wax nagu biirinayn waa hal noo baxaye

Rag waa baro (...........) beliyo khayrkeede
Wax bakhtiyey badduba waa tuftaa baaxaddaa lihiye
Ha ka baxo biyaha reer Isaaq badhax ku sheegyaa
Ha ka baxo buluushtiyo Garruhu biidna yay tarine
Ha ka baxo dar badanbaa ku jiroon kuba bannaanayne
Ha ka baxo in Bini-Haashimoo baaqiyaa hadhiye

Mahamed Nuur Fadal aun :up:
guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by guryasame »

For whatever its worth ina nuur fadl and evryother habr xabuush poet refers to the xabuush and magaado duality...my view is this held-over from the more ancient mekida and xabesa. In order, to get the real story every angle should be pursued.

For example why can't habr awal-I equal marriage from the avalites kingdom that was described in the red sea coast...or habr gerhajis be from the gurages.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by The_Emperior5 »

Rag waa baro (...........) beliyo khayrkeede
Wax bakhtiyey badduba waa tuftaa baaxaddaa lihiye
Ha ka baxo biyaha reer Isaaq badhax ku sheegyaa
Ha ka baxo buluushtiyo Garruhu biidna yay tarine
Ha ka baxo dar badanbaa ku jiroon kuba bannaanayne
Ha ka baxo in Bini-Haashimoo baaqiyaa hadhiye
:down: :down: I don’t like this gabay ,, he is stateting another reer sheikh isxaaq subclan ayuu nassabka ka saaraya , which is unacceptable
taking Cheap shots at the Noble Garxajis :down:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by GENERAL_SNM »

The_Emperior5 wrote:

Where does it say Garxajis?
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by GENERAL_SNM »

Here is another.....

1. Waa lagu dhintaa geel ninkii dhaqo yiidhaahdawe
2. Waa dheeman iyo luul ku jira dhib iyo laystaane
3. Dhayal iyo ciyaar looma helo dhug iyo aar laaye

4. Iyadoo Dhamaysay fadhida dhagaxa guudkiisa
5. Iyadoo dhimbiilaha sare iyo Hawdka kor u dhaaftay
6. Iyadoo xeeryaha looga dhigay qaydka dhiniciisa

7. Iyadoo markaa wada dhashood dhaan la furay moodo
8. Dhufaankeeda iyo aarnaka oo dharabka loolaaya
9. Iyadoo baruur dhaabantay oo kurusku dheeraaday

10. Marku dhalmo kibirkii durduro dhagac ka soo siiyay
11. Ogaadeen intuu dhacay ee u dhaanto daba qaaday
12. oo baarqabkii nirgaha dhalay dhaafi kari waayay

13. Oo dhinac ka eega iyo kalgacal dhuunta ka higooday
14. Dhal jacayl daraadi kolku dhuunta galinaayay
15. Oo micida dhumacsatiyo dhoosha ka ciisiyay

16. Oo doobta lama dhawrsadee galawga dhiileeyay
17. Oo dhibida labadiisa qaar dhiinmay midabkiisu
18. Dhagtoo loo sargooyiyo Dawaad dhuxul la moodaayay

19. Goortu dhareerka iyo xumbada mariyay dheegiisa
20. Isagoo dhinbill raydab iyo dhuuga sare moodo
21. Dhan-u-heegga laafyaha marku dhebel u qaadaayay

22. Dhirifka iyo cadhadii kolku dhiraha laynaayay
23. Oo dhibida dheega iyo kalyaha dhiig iskaga yeelay
24. Waa dhidibka geelee marku dhudi shaxeexaayay

25. Dhangadaha kolki dhabiga madhan dhawda laga saaray
26. Dhawnbirkii Ogaadeen marku dhaanta daba qaaday
27. Ee ololka dhacadiidisaad dhicin lahaydeene

28. Dhar caskii magaalada iyo dilaal dhuuntay baa wadaye
29. Hadii Habar Xabush laga dhaciyo dheega Habar Yoonis
30. Ama dhalantidii Ciidagale lama dhaqaajeene

31. Dhiig cabayadii baan lahayn dhagartu saarnayde
32. Dhurwaaga hilbaha cuni lahaa bil iyo dheeraade
33. Haday dhonbirkoodi sitaan Arab ma dhaafteene

34. Dhiirrida Ayuub kama tagteen sidigta dhaameele
35. Dhamaan Ciise Muusan nin ogi sii dhex mariyeene
36. Idinka marki laydin dhacay soo dhan booqsadaye

37. Waligiinba dhoomaha Isaaq dheg uma noolayne
38. Dhalool yahay dhankiinaa Khaligu iiga soo dhacaye
39. Dhankaad naga xigtaan bay wadnaha dhooli mood ahaye

40. Goormaydin shisheeye iga dhicin ii dhaabacanaaya
41. Dhibid ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye
42. Haduun baad dhaar xoog leh iyo dhiiri barateene
43. Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by The_Emperior5 »

Sxb gabayga wuxu ina nuur faaddal tiriye mar ay Habarjeclo iyo habaryoonis ay is dilleen after that wuu gabyey do u think dadku wey iska gabyaan there is always an event There was a big war between hj and H.y. and wuxu rabbay inu Garxajis nassabka ka saaro in this gabay that’s why he is saying haka baxo Biyaha rer isaaq badhax ha ku sheegya ha ka baxo buluushtiyo garaha bidna yay tarina haka baxo dar badana ku jiroon kuba banaaye haka baxo in bini hashim baaqiya hadhiye. Do u even know what it means

Suldaan Emperior :sland:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by GENERAL_SNM »

The_Emperior5 wrote:Sxb gabayga wuxu ina nuur faaddal tiriye mar ay Habarjeclo iyo habaryoonis ay is dilleen after that wuu gabyey do u think dadku wey iska gabyaan there is always an event There was a big war between hj and H.y. and wuxu rabbay inu Garxajis nassabka ka saaro in this gabay that’s why he is saying haka baxo Biyaha rer isaaq badhax ha ku sheegya ha ka baxo buluushtiyo garaha bidna yay tarina haka baxo dar badana ku jiroon kuba banaaye haka baxo in bini hashim baaqiya hadhiye. Do u even know what it means

Suldaan Emperior :sland:
Where does it say Garxajis?

''In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
Allaylehe burgaa yeelateen baha Magaadloow'e''

That includes you aswell and not HY bar. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by The_Emperior5 »

GENERAL_SNM wrote:

sxb dagaalkan wuxu u dhexeye beelaha garxajiska iyo habar xabuusheed.
habar xabusheed iyo habarawal halkay isku diileen majirto sxb
It was a war between garxajis waliba habaryoonis and habarjeclo
Gabayguna sidasu u dhacayey gabaygana duurxul ba la yidha its gives u a hint waad iska garan karta cida loo jeeddo wax la qarinaya maha sxb He doesent need to mention garxajis
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by hargaysaay »

if you say america is un developed country will that have any meaning , simply no. the same way is refering garxajis and there un nasabnimo :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by The_Emperior5 »

Dhiig cabayadii baan lahayn dhagartu saarnayde
Dhurwaaga hilbaha cuni lahaa bil iyo dheeraade
Haday dhonbirkoodi sitaan Arab ma dhaafteene

Dhiirrida Ayuub kama tagteen sidigta dhaameele
Dhamaan Ciise Muusan nin ogi sii dhex mariyeene
Idinka marki laydin dhacay soo dhan booqsadaye

Waligiinba dhoomaha Isaaq dheg uma noolayne
Dhalool yahay dhankiinaa Khaligu iiga soo dhacaye
Dhankaad naga xigtaan bay wadnaha dhooli mood ahaye

Goormaydin shisheeye iga dhicin ii dhaabacanaaya
Dhibid ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye
Haduun baad dhaar xoog leh iyo dhiiri barateene
Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye

Its like this gabay he wants to address the sacadmuse he doesn’t mention them where does he mention sacadmuse in this gabay, But what he does he mentions Every isaaq subclan including ciise muse and praising them its called another gabay Duurxuul.
The same way with the other gabay he mentoned Habar magaadle But he did not mention garxajis but he wanted to address the garxahis. The same way this gabay he never mention sacadmuse but iyagu u dan laha.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by GENERAL_SNM »

The_Emperior5 wrote:
GENERAL_SNM wrote:
The_Emperior5 wrote:Sxb gabayga wuxu ina nuur faaddal tiriye mar ay Habarjeclo iyo habaryoonis ay is dilleen after that wuu gabyey do u think dadku wey iska gabyaan there is always an event There was a big war between hj and H.y. and wuxu rabbay inu Garxajis nassabka ka saaro in this gabay that’s why he is saying haka baxo Biyaha rer isaaq badhax ha ku sheegya ha ka baxo buluushtiyo garaha bidna yay tarina haka baxo dar badana ku jiroon kuba banaaye haka baxo in bini hashim baaqiya hadhiye. Do u even know what it means

Suldaan Emperior :sland:
Where does it say Garxajis?

''In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
Allaylehe burgaa yeelateen baha Magaadloow'e''

That includes you aswell and not HY bar. :mrgreen:
Goormaydin shisheeye iga dhicin ii dhaabacanaaya
41. Dhibid ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye
42. Haduun baad dhaar xoog leh iyo dhiiri barateene
43. Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye

sxb dagaalkan wuxu u dhexeye beelaha garxajiska iyo habar xabuusheed.
habar xabusheed iyo habarawal halkay isku diileen majirto sxb
It was a war between garxajis waliba habaryoonis and habarjeclo
Gabayguna sidasu u dhacayey gabaygana duurxul ba la yidha its gives u a hint waad iska garan karta cida loo jeeddo wax la qarinaya maha sxb He doesent need to mention garxajis
Bal look at this gabay,

''Goormaydin shisheeye iga dhicin ii dhaabacanaaya
41. Dhibid ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye
42. Haduun baad dhaar xoog leh iyo dhiiri barateene
43. Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye''

His clear who his target is and the other one he doesnt mentioned anybody but bah magaadle, which includes you aswell.
But your telling me that he ment HY but did not say it, yet they were at war and he clearly states Sacad Musse on the second one and they were not at war. Makes no sense sxb.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by The_Emperior5 »

''Goormaydin shisheeye iga dhicin ii dhaabacanaaya
41. Dhibid ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye
42. Haduun baad dhaar xoog leh iyo dhiiri barateene
43. Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye''
He does not mention them Goormadidn shiisheeye iga dhicin dee yaad sheegeysa weye
Yaa dhaar xoog leh iy dhri bartay
yaa irhad dhuub gallin yuu afku dheeryahay :lol:
Marka Generelow Gabayga hore wuxu hadalka u wadday Garxajis war iska cad ah weye
Habar magaade sheekadu ku qarinaye iyo message laakin abwaanintu iyo dadku ba way iska fahmayeen gabaygasu cidu u socday. besides habarmagaade hadu nassabka ka saaray isxaaq 70% wa gone :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by hargaysaay »

skeekadu waxa weeyaan sacad muuse ayuu u jeeday look

irbad dhuub ma gelisaan afkuna waa idin dheeryahaye

sacad muuse waxa lagu xantaa waa dadka isaaqa ugu hadalka iyo aflagaadada badan :? ma rumaysni arintaa laakiin dad fara badan baan ka maqlay
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by The_Emperior5 »

Markuu gaalku buugiis ku dhigay sida biddood qaata
Ee dhalashadiinnii bedela baarranku ahaaday
Bal intaasaynu yara qaada dhigayna
marku gaalku buugisia ku dhigay sida biidoood qaata
Yuu u jeeda wuxu u jeeda ina igarre
Eeh dhalashadiini bedella baranku ahaaday
Dhalashada la badalay wamaxay he is talking about ingrees carre :lol:
In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
Allaylehe burgaa yeelateen baha Magaadloow'e
Inyaro barri degtiyo boqol nin moyaane wa ayo isaaqa barri dagga aan ahayn Habaryoonis ,
and he is not talking about habarjeclo ileen isaga habarjeclo ah
And then habar magaadle bu isku qaadaya ileen sheekada lugu qarinaya ma fahantay
Last edited by The_Emperior5 on Wed Mar 10, 2010 7:55 am, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: MY FAVOURIT POET...

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:skeekadu waxa weeyaan sacad muuse ayuu u jeeday look

irbad dhuub ma gelisaan afkuna waa idin dheeryahaye

sacad muuse waxa lagu xantaa waa dadka isaaqa ugu hadalka iyo aflagaadada badan :? ma rumaysni arintaa laakiin dad fara badan baan ka maqlay

sxb weynu ognahay ina nur faddal ciidu u jeedayiyo inu sacadmuse u jeeday and about geeli indha badane etc
laakin waxan tusaye uun gabayga hadalka lama qaawiyo raggu wa isku duurxullan wa sarbeeb weye
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”