Page 1 of 1

ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 7:06 am
by qoraxeey
:clap: :clap: :clap:


Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 7:07 am
by qoraxeey
much better :D :up:


those dhaqan-celis kids slaughtred this song

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 5:50 pm
by Dhaga Bacayl
Xaliimooy jacaylkii
Balad xaawo kaa keenay mee
Xaku umary
Goormuu kul axumaaday
Xubigaagu waa sidaa
Xays gugo da’aayiyo
Dabaashi xagaagi

By: Yasin Ahmed Digfeer(Ilaahay ha u naxariisto)

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 6:00 pm
by Voltage
My favorite city in the Somali Republic. Inshallah I will build Beled-Xaawo to be the New York of East Africa. :clap:

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 6:03 pm
by Firefly
Someone dear to me sings this song to me every time... :up: :som:

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 6:09 pm
by Voltage
Firefly wrote:Someone dear to me sings this song to me every time... :up: :som:
Amoore :mrgreen:

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 6:16 pm
by Firefly
Voltage wrote:
Firefly wrote:Someone dear to me sings this song to me every time... :up: :som:
Amoore :mrgreen:
:lol: :oops:

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 6:18 pm
by Voltage
la belleza está avergonzado :mrgreen: :rose:

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Fri Mar 12, 2010 7:15 pm
by Dhaga Bacayl
Markaan burco kaaga heesay
Hadaad bald xaawo dhaaftay
Jecaykeenii aad burburisiyo
baxanaanadiui aad xumaysay

Waalidkaa oon ku bixinin
Baloolay inaan ciyaarno
Waliba boga ku salaaxo
Macbuudku muu Banayne
Adkayso adow badheehdee

Hadaad bogdateenhaweenoow
aragi wuxu baadi goobaa
intaa aad halyay birayseen
boodharigaad boqobta goysaan!

By: Abdi Nuur Alaale

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Sat Mar 13, 2010 11:19 am
by qoraxeey
Voltage wrote:My favorite city in the Somali Republic. Inshallah I will build Beled-Xaawo to be the New York of East Africa. :clap:
good luck with that walaal :up: :D .. inshallah it will look better than newyork xataa :clap: :som: :som:

i think that beled xawo is the best city in Gedo

Re: ORIGINAL : Beled-Xawo song

Posted: Sat Mar 13, 2010 11:23 am
by qoraxeey
here comes the lyrics :clap:

barbaarta yarkaan ka eegtey
yarkii isha iiga baaqey
yarkii caashaqa aan beerney
anigu baar baan ku raacay

anigoo beled xaawo jooga
muxuu bari iiga yeedhey
kolkaan bosaaso gaadhey
muxuu burco iiga heesey

anoo beer sii maraaya
haduu bada boyn ka raacey
inuu been ila jilaayey
adaa boqorow ogaaye
i bixiyoo iga badbaadi
hadaan bogsadoon ka reysto
sidaan uga boodey caashaqa
jacaylba hadaan u booyo
hadaan nin danbeba u baroorto
hadaan baxsanow idhaahdo
aniga balaayoba hayga raacdo

baxdowga yarkaan u qaatey
jacaylkii barisamaadkii
bishaarada iigu yeedheen
bil kheyrtana ugu jawaabey
yarkii boga ii fadhiistey
yarkii beerkayga saaqey
yarkii boga ii salaaxay
inaanan baraarugeynin
kolkuu ka bogtuu ogaadey
haduu badal iigu jiidey
inuu been ila jilaayey
adaa boqorow ogaaye
i bixiyoo iga badbaadi
hadaan bogsadoon ka reysto
sidaan uga boodey caashaqa
jacaylba hadaan u booyo
hadaan nin danbeba u baroorto
hadaan baxsanow idhaahdo
aniga balaayoba hayga raacdo