isaaqow yaa inoo dhaw..
Posted: Wed Mar 17, 2010 1:42 pm
ma jaberti aynu wada degno oo aynu is layno marna aynu is heshiino marna gabayo isku tirino
mise Hutuu aynaan is aqoon oo waxoogaa qaxoontigoodu hargeysa inoo joogaan
mise Hutuu aynaan is aqoon oo waxoogaa qaxoontigoodu hargeysa inoo joogaan