Beesha Sade Merexaan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Beesha Sade Merexaan

Post by The_Emperior5 »

Suaal baan idin haya ball yara dhegeysta Suldaan ka guud beelaha reer sheikh isxaaq.
Maalintay xabbadu halkan naga dhex dhacaysey waxad ahaydeen wufuuudii ugu horeysey eeh meeshan yimi Oo naga la hadlay xalinta khilaafka naga dhex aloosmay.
Hasa yeeshe maanta waxad heeshen war khasatan ah u gaar ah Beelaha Somaliland aan ahayn ba wax u gaar ah reer sheikh isxaaq waxad ahayden kuwi Generalska dhigay Mid yidhi waxani laga fiican Waxay Beeelaha somalilandtu ay ku doodayaan Inanu anagu so ban dhigno laga fiican ileen waxanyu ahayn wufoodii nabaddxalinta ugu tagay beelaha Durriyada Eeh computarada isticmaala. Marka bal arinka iga yara qanciya hadaad wanaag waddeen why aad maanta istreexu iyo durbaaku idinka dhacaya Anigu maanta hadaan info ka heli laha wax u khaas ah beesha sade. Inan qarxiyo haba ka yaabin sabbab wax iga khuuseysa ayaba iska yar

Suldaan Emperior :sland:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by GENERAL_SNM »

why do i see you on you knees with your mouth open. You if you left the alcohol alone and done the right thing today you would not be in this position ready to take a mouthful.

Ps, take for the team. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by The_Emperior5 »

GENERAL_SNM wrote:why do i see you on you knees with your mouth open. You if you left the alcohol alone and done the right thing today you would not be in this position ready to take a mouthful.

Ps, take for the team. :mrgreen:

Beesha merexaan bay fariintani ku socttay Adigu ma Maraxaan baad is mooday Wa wax lala yaabo :lol: :lol: :lol:
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by sadeboi »

The_Emperior5 wrote:Suaal baan idin haya ball yara dhegeysta Suldaan ka guud beelaha reer sheikh isxaaq.
Maalintay xabbadu halkan naga dhex dhacaysey waxad ahaydeen wufuuudii ugu horeysey eeh meeshan yimi Oo naga la hadlay xalinta khilaafka naga dhex aloosmay.
Hasa yeeshe maanta waxad heeshen war khasatan ah u gaar ah Beelaha Somaliland aan ahayn ba wax u gaar ah reer sheikh isxaaq waxad ahayden kuwi Generalska dhigay Mid yidhi waxani laga fiican Waxay Beeelaha somalilandtu ay ku doodayaan Inanu anagu so ban dhigno laga fiican ileen waxanyu ahayn wufoodii nabaddxalinta ugu tagay beelaha Durriyada Eeh computarada isticmaala. Marka bal arinka iga yara qanciya hadaad wanaag waddeen why aad maanta istreexu iyo durbaaku idinka dhacaya Anigu maanta hadaan info ka heli laha wax u khaas ah beesha sade. Inan qarxiyo haba ka yaabin sabbab wax iga khuuseysa ayaba iska yar

Suldaan Emperior :sland:
:lol: :lol: :lol: ...

Maandhow caga dhigo oo iii dhageyso, ninka soo saarey beesha SADE ma ahan, and when he did, Somali-Maxamed oo idil aya qosol la dhacay ma garatey, ee wax uu gaar ah beesha SADE ma aheyn. Tan kale, shalay, magac Darood anaka oo sidan oo hadane aan nahay dadki lagu aflagaadeynayey qolkiina, markaan na ii nimid, waxaad tiraahdeen faqashyahey naga taga maanta heshiiskeena iyo qosolkeena midne in uu na ii quseeyo ma ahan saa shalayba bax ba na tiri, tan kale, nin SADE qarxis ma sameyn, nin Daroodne ma sameyn, ee nin Somaliland ku tirsan kana mid aya soo saarey ee orad raadsado, beesha SADE qosolkeeda ha eegin ee.
Last edited by sadeboi on Thu Mar 18, 2010 6:21 pm, edited 1 time in total.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by GENERAL_SNM »

The_Emperior5 wrote:
GENERAL_SNM wrote:why do i see you on you knees with your mouth open. You if you left the alcohol alone and done the right thing today you would not be in this position ready to take a mouthful.

Ps, take for the team. :mrgreen:

Beesha merexaan bay fariintani ku socttay Adigu ma Maraxaan baad is mooday Wa wax lala yaabo :lol: :lol: :lol:
I know what I am I wear it like a badge of honour what are you when you sober. A wasteman.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by The_Emperior5 »

Maandhow caga dhigo oo iii dhageyso, ninka soo saarey beesha SADE ma ahan, and when he did, Somali-Maxamed oo idil aya qosol la dhacay ma garatey, ee wax uu gaar ah beesha SADE ma aheyn. Tan kale, shaleyto, magac Darood anaka oo wadano oo hadane aan nahay dad lagu aflagaadeynayey qolkiin, markaan na ii nimid, waxaad tiraahdeen faqashyahey naga taga, tan kale, nin SADE qarxis ma sameyn, nin Daroodne ma sameyn, ee nin Somaliland ku tirsan kana mid aya soo saarey ee orad raadsado, beesha SADE qosolkeeda ha eegin ee.
Mise siidi reer mudugan hadalka kula dhiga Wayahay wadaad, Gacaliye Anigu magoolka Maraxaan baan moodayey hadusan ahayn hasa yeeshe adiga halka iga furay Ergo Darood baad ahaydeen somaha Ileen Isku af baad ku wada hadleyseen Bal wayahey eeh Reer ka kaliya eeh Locationkooda ku baddashay Wax meesha lugu so ban dhigay beesha sade ba la haya adiga iyo advo. taasi maxay idin tussaysa, ninka somaliland wuxu doona ha idin soo diro. Iidinku caqli maydanu lahayn masuuliyad maydanu idinku lahayn Waxanu shalay anu u waddnay Beesha durriyada ma maantanu hadana beeninayna oo anu wixi la nugu eedeynayey , Maanta isku caddeynayna, Mida ugu danbeysa camow. Maxaad halka uga wada oo aad u leedahihin cali gaab geesi iyo ereyada nocaas ah Sabbab Soo maha inad Ciid garab siinaysan tasina wa is burin sxb

Suldaan Emperior :sland:
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by sadeboi »

:lol: :lol: @ gacaliye... reer-mudugnimo iska daa bal

war anaka wax aragney, war-heede, oo kaaley hadi aan aniga iyo advo ku qorney wax ku saabsan twisted-logic ma neceb somaliland aan uu qabno bey tusaale uu tahay? caqligaada isticmaaleysid seebu ku shaqeeya? Twisted-logic iyo waxaas, waa arin inoo dhaxeyso shaqsiyan hadi aan nahay somalinet-members, somalilandne kuma saabsano waa fikradso shaqsi oo aan tilmaamney.


Maxaad halka uga wada oo aad u leedahihin cali gaab geesi iyo ereyada nocaas ah Sabbab Soo maha inad Ciid garab siinaysan tasina wa is burin sxb

tan kale...meeshaad uu socotid waan gartey..ma waxaad leedahay beesha SADE..haber-jeclo bey garab siineysa?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by The_Emperior5 »

sadeboi wrote::lol: :lol: @ gacaliye... reer-mudugnimo iska daa bal

war anaka wax aragney, war-heede, oo kaaley hadi aan aniga iyo advo ku qorney wax ku saabsan twisted-logic ma neceb somaliland aan uu qabno bey tusaale uu tahay? caqligaada isticmaaleysid seebu ku shaqeeya? Twisted-logic iyo waxaas, waa arin inoo dhaxeyso shaqsiyan hadi aan nahay somalinet-members, somalilandne kuma saabsano waa fikradso shaqsi oo aan tilmaamney.


Maxaad halka uga wada oo aad u leedahihin cali gaab geesi iyo ereyada nocaas ah Sabbab Soo maha inad Ciid garab siinaysan tasina wa is burin sxb

tan kale...meeshaad uu socotid waan gartey..ma waxaad leedahay beesha SADE..haber-jeclo bey garab siineysa?



Maya imaad fahmin Hadalada Twisted qaabkad u hesheen wa sidee wa trough Wax la so ban dhigay hadi kale maydan ogaateen waxad idinku isku maagtaan wa wax idin idin gaar ah , laakin Wax u Twisted logic u ku qoray private group inad idinku aad u sticmaashan shay aad idinku Miciin moodaan, wa wax qallad ah sabbab qaabkad u hesheen ba qallad ah
Somalilanders waxba maydan yeelin laakin warrarka waxad ka hesheen kana so saarteen xero Somaliland wana wax qallad ah markad eegtiid oo ad caqliga salimka aad isticmashid hadad idinku aad gaar isku maagtan twisted wa mid idinka idin taal laakin Inad anaga waddo no so martan Wa shay laga qurux badanyahay,
cali gaab ta khuseysa waxad leedahay Cali gaab rageedii baad tahay oo aad leedahay waxad u hilisay General snm , misne waxad dooneysey inad fair u noqotiid labbada nin eeh is haystey waxad marka aad kala kaxaneysa nabbadii ka so dhalan lahayd keyse iyo generalka markad Cali gaab aad ku dha dhajisid General tiise wa na qabyalaad si kala fogeynaysa ummada ma fahantay

Suldaan Emperior :sland:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by Voltage »

The Moguul thing was trolling jokes but our premise stands. Khalad baa la galay, hala saxo bi idnilaahi kariim
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by The_Emperior5 »

I respect the privacy of the people no matter what , I have no business in the sade group or Puntland group unless if I was invited , respect is needed , hadaynu nahay dad waweyn
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by Voltage »

Sxb I have never exposed anything even when I was exposed and had some people's personal images. Have you seen Captain/Mjpride? He quit because I found his address, his number, his real pictures, where he used to work etc back when he was leading the qarxis on me. Anigu aayar baan pm alabtiisa ugu diray instead of blasting everything publicly. That's not my style. I could have easily blew everything up considering they even brought my family pics to a cyber thing but I have too much raganimo to expose or get people publicly.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by Cali_Gaab »

The_Emperior5 wrote:I respect the privacy of the people no matter what , I have no business in the sade group or Puntland group unless if I was invited , respect is needed , hadaynu nahay dad waweyn
Why you trying to preach morals?

This isn't the fault of 'outsiders'. Besides, i really don't see the fuss with the content of the topics that have been put up.
Twisted asking a general query and some nonsense.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by The_Emperior5 »

Mj pride :lol: :lol: :lol: that guy was some funny guy
Wasn’t he the guy who used to make topics about make up and shit :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by The_Emperior5 »

Cali_Gaab wrote:
The_Emperior5 wrote:I respect the privacy of the people no matter what , I have no business in the sade group or Puntland group unless if I was invited , respect is needed , hadaynu nahay dad waweyn
Why you trying to preach morals?

This isn't the fault of 'outsiders'. Besides, i really don't see the fuss with the content of the topics that have been put up.
Twisted asking a general query and some nonsense.

I think people love just what iidoors discuss , what are they thinking to find out the secret why somaliland is so successful. You will never see an iidoor trying to break in to Jeberti private rooms we simply don’t care
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Beesha Sade Merexaan

Post by Cali_Gaab »

You're right.

Mj Pride was one of my favourite characters on here walahi, he used 2 crack me up :lol: :lol:
Waa ninkii reer koonfureedka ugu yeedhi jirey "Gudhu" :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”