Burco (Togdhnews)-Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen kadib markii dagaal dhex maray booliska Gobolka Togdheer
Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska Togdheer iyo Koox Hubaysan
FRIDAY, 19 MARCH 2010
iyo koox dablay ah oo difaacayay ninka loo haystay inuu fuliyay dilkii sarkaal ka tirsanaa ciidanka Qaranka Somaliland.
Dagaalkan dhaawaca iyo dhimashada gaystay oo shalay ka dhacay deegaanka Faqa Ayuub oo ku yaal meel 170km dhinaca waqooyi ka xigta magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, iyada oo daagalkaasina uu ku dhintay hal qof oo ka tirsan dablaydda, halka dhaawac soo gaadhay laba qof oo ka kala tirsanaa kooxda dablayda ah iyo booliska, kuwaasi oo hadda lagu daaweynayo cisbitaalka Burco.
Ciidanka booliska Gobolka Togdheer ayaa iyagu maalmihii u dambeeyay ku daba joogay eedaysanahan iyo kooxda dablayda ah ee ii laalinaysa oo la sheegay inay iyagu u kaceen dhinaca Buurlaydda Deegaanka Faaqayuub ee waqooyiga magaalaadda Burco.
Masuuliyiinta Gobolka Togdheer, ayaa caddeeyay in dagaalakan keenay dhimasho iyo dhaawaca uu dhexmaray labadda dhinac, isla markaana ka dhacay deegaankaasi. Haseyeeshee way ka gaabsadeen inay wax faahfaahina ka bixiyaan dagaalakaas.
Inkastoo ay adagtahay wararka laga helaayo deegaankaasi, oo aan lahayn wax isgaadhsiina, ayaa haddana la sheegayaa in wali ciidankii booliska iyo kooxdii hubaysanayd ay isku horfadhiyaan deegaankaasi, balse waxa jirta dadaalo laga wado magaaladda Burco oo lagu raadinayo sidii arrintaas xal loogu heli laha iyadoo la diyaariyay odayaal iyo cuqaal, ka qayb gasha wax ka qabashadda arrintan.
Toddobaadkii hore ayaa eedaysanahan ay boolisku daba joogaan uu magaalada Burco dhexdeeda ku dilay marxuum lagu magacaabi jiray Maxamuud Kaarshe oo ka mid ahaa ciidanka Qaranka Soomaliland.
TogdheerNews
Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
Moderator: Moderators
Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
Was It Between Two SubClans??
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
ilahay haa uu naxariisto cidii saraakiisha
Last edited by Bohol iyo karaman on Fri Mar 19, 2010 4:55 pm, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
Nacaskan HY ee Bohol Cid Ka Naceseysan somalinet weli ma soo gelin walle
... Kan Bohol ee HY is qorqo badana! meel kasta waxu doonaya ino ku mudo HY...
This war is between 2 Habar Jeclo subclans, A High Ranking General who is from the Reer Yoonis subclan of HJ got killed by Beesha (Omar Jirbil) another subclan of HJ.. The Omar Jibrl Killers then Fled to a Place Called Balli-Caraale in Saraar Region, Now the Reer Yoonis have attackd them in Balli Caraale area... This 2 clans are one of the Closest HJ subclans!



This war is between 2 Habar Jeclo subclans, A High Ranking General who is from the Reer Yoonis subclan of HJ got killed by Beesha (Omar Jirbil) another subclan of HJ.. The Omar Jibrl Killers then Fled to a Place Called Balli-Caraale in Saraar Region, Now the Reer Yoonis have attackd them in Balli Caraale area... This 2 clans are one of the Closest HJ subclans!
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To




- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
Maye Maad Rabine Aqoontaada ayaa Liidata wax kale maha sxb...... why would u wanna know it from me? when its on every somaliland website.....Bohol iyo karaman wrote:![]()
awelbaa intaas ban rabey in aan kaa ogaado
![]()
thanks bro,

Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
The issue is to be resolved soon.
i though the sarkaal killed was dhulbahante but stangely it turned out it was within duriiyaada.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
Maye inader hi was Reer yoonis, he was (Sarkaalka Ciidamada Madafiicda)Siciid85 wrote:The issue is to be resolved soon.i though the sarkaal killed was dhulbahante but stangely it turned out it was within duriiyaada.
Re: Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo Dhexmaray Booliska To
Gartay sxb.LiQaaye_TDH wrote:Maye inader hi was Reer yoonis, he was (Sarkaalka Ciidamada Madafiicda)Siciid85 wrote:The issue is to be resolved soon.i though the sarkaal killed was dhulbahante but stangely it turned out it was within duriiyaada.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 771 Views
-
Last post by UgaasCuthman
-
- 32 Replies
- 2528 Views
-
Last post by udun
-
- 11 Replies
- 1248 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 9 Replies
- 1344 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 408 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 30 Replies
- 2172 Views
-
Last post by cyanide
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by kaliil