Page 1 of 1

Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 4:05 am
by ciyaal_warta
LOL only ciyaalka xaafada can understand these proverbs :lol: :lol: :lol: :lol:

1) waxas layiri canjeero side ukala koreysa lo kala qada rootina qayarkiis le mahino
2) sac madoow waxis canahiis cadeye ciwaro le mahino
3) muufo majiijinted macsharo ba'eed le mahino
4) baran baro badatay musqul urket le mahino :lol:
5) xamar waxii xabadaha kuwado xaasid le mahino :lol: :lol: :up:
6) alshabab waxu afka u dubtay arin le mahino :lol: :lol:
7) ugandhees waxuus arligeyna u joogo edab daro le mahino :lol: :lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 4:39 am
by zingii
LoL @ 7. :lol: :lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 5:12 am
by ciyaal_warta
zingii wrote:LoL @ 7. :lol: :lol:

from 4 to 7 is hilarious man...lemmi add another

nin hal cawo hortaa canbuulo cunay hal sanaa ka weyn yahay :lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 5:33 am
by 1nemansquad
Imao@ 6 :lol: :lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 8:31 am
by kambuli
1.Maryooley dalkeeda waxay u dumisey, dabaalnimo lee maahino :up:

2.Mukulaal mininkeeda joogtaa, mciyo libaaxay leedahay maahino,

3.Luuqluuq marow, laasim laamigaas imaaha maahino,

:lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:04 pm
by ciyaal_warta
kambuli
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: qaafiyada maahinoo aa ka raacday :up:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:08 pm
by sheekh-Farax-zero
:lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:14 pm
by Moguul21
ciyaal_warta wrote:LOL only ciyaalka xaafada can understand these proverbs :lol: :lol: :lol: :lol:

1) waxas layiri canjeero side ukala koreysa lo kala qada rootina qayarkiis le mahino
2) sac madoow waxis canahiis cadeye ciwaro le mahino
3) muufo majiijinted macsharo ba'eed le mahino
4) baran baro badatay musqul urket le mahino :lol:
5) xamar waxii xabadaha kuwado xaasid le mahino :lol: :lol: :up:
6) alshabab waxu afka u dubtay arin le mahino :lol: :lol:
7) ugandhees waxuus arligeyna u joogo edab daro le mahino :lol: :lol:
8) ciyaalka warta waxiis sheegay run lee mahino :lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:21 pm
by ciyaal_warta
Moguul21 wrote:

duqaaan waxi ka qosliyey madadaalo le mahino :lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:21 pm
by kambuli
Reer Somalinet-na maku wada raacinoo :up:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:23 pm
by ciyaal_warta
kambuli wrote:Reer Somalinet-na maku wada raacinoo :up:

reer somalinet maxaa ka kasaayeen badankood reer koraad le mahino :lol:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:35 pm
by kambuli
Geedkii degdeg loo fuulu, degdeg lee looga soo deganaa maahinoo :up:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:38 pm
by Xamud.
Afsomaligi bay ku ciyaaren :down:

Re: Reer Xamar Maah maah

Posted: Thu Mar 25, 2010 1:39 pm
by kambuli
Af-Somaaligee dee :!: