Maydad ay ka maqanyihiin Kilyaha iyo Beerka oo laga helay Garoonka diyuuradaha Muqdisho oo ay Maamulaan Ciidamada AMISOM.
Tuesday, 30 March 2010 11:40 Somalimemo administrator
Ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay Nolosha ku toogtaan dhalinyarada da'da yarta ah ee ku sugan xaafadaha ku dhaw garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.
Isbuucan gudihiisa ayaa agagaarka Garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho laba Wiil Mayd ah oo ay ka maqanyihiin qaar katirsan Xubnahii uu alle siiyay, goob joogayaal ayaa xaqiijiyay in ay arkeen Maydka wiil da'yar oo ay ka maqanyihiin xubnaha jirka gaar ahaan Wadnaha iyo Beerka.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in Wiilka lagala baxay Beerka Wadnaha iyo Kilyaha oo qaab xeeladaysan loogala baxay xubnaha muhiimka ah, ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la tuhunsanyahay in ay ku dhaqaaqeen falkaasi.
waxaa aad u adag in Garoonka Muqdisho ay galaan cid aanay ogolayn ciidamada AMISOM taas oo muujinaysa in ciidama shisheeye ay qafaasheen Caruurtaasi kadibna ay beerka iyo xubnaha muhiimka ah kala bexeen.
Goob jooge lahadlay Idaacadda Alfurqaan ee magaalada Muqdisho ky taal ayaa yiri "Wiil Sedax sana jir ah ayaan maydkiisa ka helnay garoonka Muqdisho wiilka waxaa ka maqnaa xunbaha muhiimka ah ee jirka sida Beerka,wadnaha iyo Kilyahay muuqaalka maydka waxaa laga dheehan karay in qaab farsamaysan loogala baxay oo qofka sidaasi yeelay uu ahaa dhaqtar qaliinka ku xeel dheer".
Todobaakii lasoo dhaafay ayaa sidaan oo kale garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho looga helay Wiil mayd ah oo xubnaha jirkiisa lala baxay, ciidamada Yahuuda ee ku sugan Filastiin ayaa carruurta kala baxa xubnaha jirka waxaana laga yabaa in Somaliya ay ka dilaacaan shisheeye dad qalata ah.
Somalimemo
The AMISON troops are stealing the organs of Somali kids
Moderator: Moderators
- Umal Zamzam
- Posts: 51
- Joined: Tue Aug 11, 2009 9:55 am
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: The AMISON troops are stealing the organs of Somali kids
maybe not!
Similar stores are emerging from areas with no Amison troops and the blame is on the Oroma who have been accused of consuming the liver and drinking the blood.
Similar stores are emerging from areas with no Amison troops and the blame is on the Oroma who have been accused of consuming the liver and drinking the blood.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1065 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 382 Views
-
Last post by haxxor
-
- 6 Replies
- 682 Views
-
Last post by Kudo
-
- 5 Replies
- 458 Views
-
Last post by canood
-
- 5 Replies
- 849 Views
-
Last post by GAMES
-
- 20 Replies
- 1465 Views
-
Last post by LaDy-Qac
-
- 1 Replies
- 304 Views
-
Last post by Bicir100
-
- 3 Replies
- 1393 Views
-
Last post by ironbird
-
- 1 Replies
- 689 Views
-
Last post by libaaxSalaax