Page 1 of 4

Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:27 pm
by The_Emperior5
[youtube]nYeLJBObbwM&feature=player_embedded#![/youtube]

watch 07:53

:lol: :lol:

wuxu leeyahay war ilahay ha u naxaristo dhaha muse bixii and silanyo qossal ku dhuftay :lol:
war dee wuu dhintay ilahay ha u naxaristo dhaha :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:32 pm
by The_Emperior5
can some on read Muj muse bixiis lips 08:03 :lol: :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:34 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:can some on read Muj muse bixiis lips 08:03 :lol: :lol:
:lol: :lol: wuxuu leeyahay cadaabtiisa ha iskaga jiro

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:43 pm
by Voltage
Fu'ad baa laga arkaa wax nasab u eg. Inta kale waa wada Oromo :lol: :lol: :down:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:44 pm
by Goljano Lion
Voltage wrote:Fu'ad baa laga arkaa wax nasab u eg. Inta kale waa wada Oromo :lol: :lol: :down:
:lol: :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:44 pm
by Voltage
:|

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:47 pm
by The_Emperior5
whats wrong voltage u seem depressed.

Saarakishi ugu sareye eeh snm ba fadhiya Ina xashi ina bixi Silanyo markasu leeyahay siyaad bare ha lo naxarsto :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:49 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:whats wrong voltage u seem depressed.

Saarakishi ugu sareye eeh snm ba fadhiya Ina xashi ina bixi Silanyi markasu leeyahay siyaad bare ha lo naxairsto :lol:
waa wuxuu edeb daraan and who is Fuaad Adan Cade?

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:49 pm
by Siciid85
:lol: :lol: Fuad Adan cadde, isn't that cimiles uncle? which the S.Y killed 7 of his brothers.

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:50 pm
by The_Emperior5
he is a jeberti , the snm murdered 7 of his brothers :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:53 pm
by Goljano Lion
Siciid85 wrote::lol: :lol: Fuad Adan cadde, isn't that cimiles uncle? which the S.Y killed 7 of his brothers.
:lol: :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 6:59 pm
by Voltage
No wonder wax nasab ah isagaa laga arkay ileen waa dhiig xalaal ah :mrgreen:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 7:13 pm
by The_Emperior5
cali gaab said we should add in our constitution Ina siyaad bare loo naxairsto wa mamnuuc qodob dastuuri ah
sharciga somaliland halugu daro :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Fri Apr 23, 2010 10:44 pm
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:cali gaab said we should add in our constitution Ina siyaad bare loo naxairsto wa mamnuuc qodob dastuuri ah
sharciga somaliland halugu daro :lol:
:lol: :lol: :lol:
timirtii horaa dab loo la yahay.....ina rayaale ha ina dhaafo kolkasaynu tastuurka furi donna wax lagu daro ama yaan lagu darin la decide kareyn karaa.. :lol:

Re: Fuaad Adan Cade Says Siyaad bare ilahay ha u naxaristo

Posted: Sat Apr 24, 2010 12:58 am
by AsadSL
Fuaad Adan Cade :up: An old friend of my father.