Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Max置ud Raage ayaa ka hadlay qaraxyadii maanta ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho iyadoo uu ku dhaawacmay sargaal ka tirsan Al Shabaab. Sheekh Cali Max置ud Raage Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo wareysi Siinayay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa ka hadlay qaraxyadii Dhimashada iyo dhaawaca faraha badnaa sababay ee ka dhacay Majidka Cabdule Shideeye ee suuqa Bakaaraha. Waxaa uu sheegay in qaraxyadaasi ay ahaayeen kuwa lala beegsanayay dadka muslimiinta ah isagoo intaasi ku daray in ay ka dambeeyeen shirkado ajanabi ah oo uu sheegay in horay ay uga digeen in qaraxyo nuucaani oo kale ah ay ka sameyn rabaan gudaha Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha ay gacanta ku hayaan xoogaga hubaysan. Afhayeenku waxaa uu sheegay in qaraxyadaasi ay ku waxyeeloobeen dad aad u farabadan isagoo intaasi ku daray in haatan wixii ka dambeeya ay fiijignaan gooni ah u yeela
http://www.shabelle.net/
http://www.shabelle.net/
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
A sad day for shabab as they loose 35 soldiers.
They will make good maggot food...Survivors told him that two high-ranking Al-Shabaab officials died and another was seriously wounded. The journalist said everybody in and outside the lower floor was either killed or injured
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
GRANDPAKHAALIIF
HA IS CEEBEYNIN .. WAXAAN NAGA JOOJI
u are becoming mental case waalle
HA IS CEEBEYNIN .. WAXAAN NAGA JOOJI

u are becoming mental case waalle
- moshakis_nl
- SomaliNetizen
- Posts: 280
- Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
AUN to all of the shuhada.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
BREAKING NEWS: Xarakat Shabaabul Mujahideen vowed revenge for Sh Musse cali who was killedmoshakis_nl wrote:AUN to all of the shuhada.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
who was behind this bombings..was it the ahlu subag wal tigre group or the tfg.. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
Breaking news Sheikh. Xassan Dahir Aweys condemns this xaraam attack on the masjid and exposes the enemies of Islam who bomb masjidsabdisamad3 wrote:who was behind this bombings..was it the ahlu subag wal tigre group or the tfg..
http://www.gedonet.com/index.php?news=2153" Ficilkaasi waa mid cadowtinimo,waxaana ka shaqeynayaa falalkaasi dad doonaya in masjidda laga cararo,mana aha islaam waxa falkaasi fuliyey waana arrin muslimiinta lagu baqdin galinayo''
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
long live to the mujaheedeen
gaalo lovers and their agents will perish at the hand of mujaheedeen
gaalo lovers and their agents will perish at the hand of mujaheedeen
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
so this the big offensive the tfg and the other tigre group where talking about all this time..to bomb mosques full of innocent people. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
djibsomali wrote:long live to the mujaheedeen
gaalo lovers and their agents will perish at the hand of mujaheedeen

- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
Live by the gun you must be removed by the gun.
Speaking the language of al-khawarij is the only way to defeat them. If they fight using terror then terror must be used to remove them.
I say one of their own bomb accidently blewup on them

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
Its not something a dameer warlord can pull off, same with Hotel Shaamo incident. Its the work of French & South African special forces who have been imbedded in the country for the past year. This same work is exhibited almost identically in Iraq by British SAS & Mossad; their whole job is to wreck havoc and create excuses for war to prolong the international rape of a country's resources and other profitable sectors and services.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
You are 100% right paidmonk, this is a foreign attack executed by those who fear the presence of Xarakat Shabaabul Mujahideenpaidmonk wrote:Its not something a dameer warlord can pull off, same with Hotel Shaamo incident. Its the work of French & South African special forces who have been imbedded in the country for the past year. This same work is exhibited almost identically in Iraq by British SAS & Mossad; their whole job is to wreck havoc and create excuses for war to prolong the international rape of a country's resources and other profitable sectors and services.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
I don't know if that's the case, but it does them good to create fuel for the fire.
Their only concern is that Somalia is in a state of chaos so their employers and home countries' can continue selling weapons and giving internally-profitable donor food to Somalia, meanwhile their own security companies' can continue to land training contracts for the AU troops stationed there. Its in their best interest to keep a state of war to continue profiting from "building the country" like the thousands of contractors in Iraq & Afghanistan.

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Xarakat Shabaabul Mujahideen condemn brutal bombing
May Allah's mercy be on the souls of the innocent ones,and His curse be upon the murtaddiin 
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa Qarixii maanta iyo Kooxda Shariif shaydaan iyo Al-shabaab si isku mid ah uga wada murugeysan Qaraxii maanta
1 05 2010
Qaraxii maanta lagula beegsadey Khawaarijta Al-shabaab Masaajidka lagu magacaabo niileyn ee ku yaalla Suuqa Bakaaraha dhexdiisa ayaa waxaa maanta ku nafwaayey Saraakiil sare oo ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab.
Waxaa ka soo baxaya Faahfaahin dheeraad ah halkii uu qaruxu ka dhacay, iyadoo la soo tabinayo in ay Qaraxaas ku dhinteen in ka badan 50 qof oo uu badan Khawaarijta Al-shabaab ayna ku dhaawacmeen in ka badan 70qof.
Qaraxaas ayaa waxaa uga dhintey Khawaarijta Saraakiil sar sare iyagoo ay uga dhaawacmeen Saraakiil kale oo muhiim ah.
Dad goob jooga yaal ah ayaa sheegey in ay Khawaarijtu uga dhimatey goobtaas in ka badan 43 isugu jirey saraakiil sar sare iyo weliba madaxda Waaxaha Sirdoonka iyo Hawl-gelinta.
Saraakiisha dhimatey ayaa waxaa ka mid ahaa: mid ka mid ah Madaxda Sirdoonka Khawaarijta Al-shabaab oo isku magacaabey Maxammed C/wahaab, waxaa kaloo ku dhintey Sarkaal kale oo muhiim ahaa oo lagu magcaabo Abuu-Muscab oo u dhashay Yameni.
Waxaa sidoo kale qaraxaas ku dhaawacmay Fu’aad Khalaf, iyadoo la soo sheegayo in uu dhaawiciisu halis ahaa, iyadoo dadku qaar sheegayaan in uu dhintey isna.
Saraakiisha Sar sare ee Khawaarijta ayaa maanta baroordiiq la taagan, iyagoo la sheegey in ay in badan oo ka mid ah murugeysan yihiin.
Dhanka kale Kooxda Shariif Shaydaan oo ahayd qayb kale oo Khawaarij
dahsoon ah ayaa murugada la qaybsatey Kooxda Al-shabaab, waxayna sheegeen in ay aad uga xun yihiin Dhibaatada soo gaartey Khawaarijta Al-shabaab.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya,
e-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
MASHALLAH

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 1234 Views
-
Last post by udun
-
- 9 Replies
- 781 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 570 Views
-
Last post by AfricanHunter
-
- 6 Replies
- 431 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 50 Replies
- 2604 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 42 Replies
- 1922 Views
-
Last post by skywalker25
-
- 0 Replies
- 222 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 579 Views
-
Last post by Nomand
-
- 3 Replies
- 637 Views
-
Last post by original dervish