Farole meets Somaliland Vice President

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Farole meets Somaliland Vice President

Post by Twisted_Logic »

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by Keyse_0208 »

Madaxweynaha Faroole oo shacabka gobolada SSC ay aad uga shakisanaayeen ayaa waxa soo baxaya warar xaqiiqo ah in uu gacan saar laleeyahay Maamulka Somalidiidka ee uu riyaale madaxda kayahay.

Faroole oo markii uu isisoosharaxaya Codadka Gobolada SSC inta badan helay kadib markii uu usheegay in uu Magaalada laascaanood dib usoo celinayo iyata oo hada laga jooogo muda sanad iyo 5 bilood ah inta uu madaxweynaha yahay. :lol: :lol:

Warar hoose aanu helnay ayaa sheegaya in uu lakulmay Faroole Kuxikeen maamulka somalidiidka Axmed yaasiin (waydhaqaaqday) oo sida lasheegay Faroole Seedigiis ah.

Hadaba Shacabka SSC waxa u cataatay in Faroole uusan raali ka ahayn in Laascaanood laxoreeyo xiriirtoosana laleeyahay Maamulka Somalidiidka una ololeeyo in Somalia lagala jarjaro.


I think he gave up, he looked at this from every angle possible and realised p/land is in no state to stand up to s/land, so now he tryna negotiate and shyt :lol: , wasn't it him or cade muse who said LA will be back with in 48-hours a while. Funny shyt
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by abdikarim86 »

the picture looks like it's been photoshopped
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by Rightwing »

What an amateur photoshoper!!!you can see clearly the walls have different colour and the lobby have different type of sofas :lol:
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by Twisted_Logic »

Rightwing wrote:What an amateur photoshoper!!!you can see clearly the walls have different colour and the lobby have different type of sofas :lol:
:lol:

Actually, only SL V-pres face is photoshopped :lol:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by paidmonk »

I don't think Faroole would waste his time with make-belief dignitaries, he has real diplomats meet with.


Image
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by Keyse_0208 »

Rw, not only this but lately i been hearing some sort of sl / pl coalition from several websites, maxaa ka jira.?
Dhaq dhaqaaqyo xiisado colaadeed ayaa laga dareemayaa magaalada laascaanood taasoo la sheegay in Hogaanka SSC ee isu taagay inuu Maamulo Gobolada sool ,sanaag iyo Cayn oo Olole Ciidan ka wado deegaanadaasi islamrkaana la sheegay inay fariisimo ka samaysteen deegaano ku dhow dhow magaalada Laascaanood oo ay gacanta Ku hayaan Maamulka Somaliland .

Hub Aad u Tiro Badan oo ay dowlada Ethiopia Ugu deeqday Maamulka Somaliland ayaa soo gaaray ciidamada Jiida Hore ee Somaliland kuwaasoo la sheegay inay isu diyaarinayaan inay weeraraan Magaalada Buura-wadal ee saldhiga KMG ah u ah Isimada Gobolada Sool ,sanaag iyo Cayn iyo weliba Cuqaal fara badan taasoo aan sidaasi uga fogayn Magaalada garoowe .



Sidoo kale Maamulka Somaliland oo hada diyaar garoobay, helayna saanad milatari oo ugu timid dhinaca Ethiopia ayaa la sheegayaa inuu maalmaha fooda inagu soo haya qorsheynayo inuu weeraro Magaalada buura-wadal oo lagu sameeyey Maamulka SSC ee iminka doonaya Inuu la wareego gaan ku Haynta Gobolada Sool ,sanaag iyo cayn



Dhinaca kale waxaa la faaruqiyey wadada dheer ee isku xidha magaalada Laascaanood iyo garoowe taasoo ay Meelo fara ku Tieis ah ka fahdiyeen ciidamo kazoo jeeda puntland islamrkaana laga qaaday ciidankaasi kadib markii ay ka wada hadleen arintaasi labada madaxweyne ee puntland iyo somlailand.



Hogaanka SSC ayaa caqabad ku ah Maamulka Puntland iyo Somaliland kaasoo siyaasad ahaan ay U midoobeen Labada maamul ee Somaliland iyo puntland iyadoo ay hore ay ugu muransanaan jireen deegaanada Iminka maamulka samaystay Ee sool ,sanaag iyo cayn labadaasi maamul ee iminka Midoobay iyadoo billihii ugu danbeeyay laga dareemayey magaalada garoowe ee xarunta puntland siysaasad Ku aadan sidii look ala Fur furi lahaa Maamulka SSC waloow aysan ku guulaysan balse iminka laga cabsi qabo inay gacan ka hadal ah isu bedesho









NEWS Garoowe
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by Rightwing »

paidmonk wrote:I don't think Faroole would waste his time with make-belief dignitaries, he has real diplomats meet with.


Image



:lol: @ same walls and sofas.

paidmonk I did'nt know you could masterbate even the elderly men....
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by Rightwing »

Keyse_0208 wrote:Rw, not only this but lately i been hearing some sort of sl / pl coalition from several websites, maxaa ka jira.?
Dhaq dhaqaaqyo xiisado colaadeed ayaa laga dareemayaa magaalada laascaanood taasoo la sheegay in Hogaanka SSC ee isu taagay inuu Maamulo Gobolada sool ,sanaag iyo Cayn oo Olole Ciidan ka wado deegaanadaasi islamrkaana la sheegay inay fariisimo ka samaysteen deegaano ku dhow dhow magaalada Laascaanood oo ay gacanta Ku hayaan Maamulka Somaliland .

Hub Aad u Tiro Badan oo ay dowlada Ethiopia Ugu deeqday Maamulka Somaliland ayaa soo gaaray ciidamada Jiida Hore ee Somaliland kuwaasoo la sheegay inay isu diyaarinayaan inay weeraraan Magaalada Buura-wadal ee saldhiga KMG ah u ah Isimada Gobolada Sool ,sanaag iyo Cayn iyo weliba Cuqaal fara badan taasoo aan sidaasi uga fogayn Magaalada garoowe .



Sidoo kale Maamulka Somaliland oo hada diyaar garoobay, helayna saanad milatari oo ugu timid dhinaca Ethiopia ayaa la sheegayaa inuu maalmaha fooda inagu soo haya qorsheynayo inuu weeraro Magaalada buura-wadal oo lagu sameeyey Maamulka SSC ee iminka doonaya Inuu la wareego gaan ku Haynta Gobolada Sool ,sanaag iyo cayn



Dhinaca kale waxaa la faaruqiyey wadada dheer ee isku xidha magaalada Laascaanood iyo garoowe taasoo ay Meelo fara ku Tieis ah ka fahdiyeen ciidamo kazoo jeeda puntland islamrkaana laga qaaday ciidankaasi kadib markii ay ka wada hadleen arintaasi labada madaxweyne ee puntland iyo somlailand.



Hogaanka SSC ayaa caqabad ku ah Maamulka Puntland iyo Somaliland kaasoo siyaasad ahaan ay U midoobeen Labada maamul ee Somaliland iyo puntland iyadoo ay hore ay ugu muransanaan jireen deegaanada Iminka maamulka samaystay Ee sool ,sanaag iyo cayn labadaasi maamul ee iminka Midoobay iyadoo billihii ugu danbeeyay laga dareemayey magaalada garoowe ee xarunta puntland siysaasad Ku aadan sidii look ala Fur furi lahaa Maamulka SSC waloow aysan ku guulaysan balse iminka laga cabsi qabo inay gacan ka hadal ah isu bedesho









NEWS Garoowe
Majeerteenkii ma buufis baa ku dhacay? :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by The_Emperior5 »

Funny Picture :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by Siciid85 »

looool.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Farole meets Somaliland Vice President

Post by The_Emperior5 »

Image

:lol: :lol: :lol: So the one futtoole was meeting was payne
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”