War in the northern region is inevitable

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

War in the northern region is inevitable

Post by AhlulbaytSoldier »

Xiisado Colaadeed Oo Kasoo Cusboonaaday Gobolka Sool (Dawo Sawiro Dagaal)
waxaa la daabacay Sun 09 May 2010 06: 39: 13

Xiisado colaadeed ayaa ka bilowday deegaanada gobolka sool taasoo laga cabsi qabo inay dagaalo fooda isku daraan ciidamada Somaliland iyo ciidamada deegaanka SSC kuwaasoo maalmihii nasoo dhaafay laga dareemayey deegaanadaasi ciidan urursi iyo weliba xaalad dagaal .



Col.keyse cabdi yuusuf oo habeenkii xalay ahaa u waramayey qaar ka tirsan warbaahinta muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inay ciidamada uu hogaaminayo oo uu sheegay inay yihiin kuwa deegaanka sool sanaag iyo cayn kazoo jeeda ay ku hareeraysan yihiin magaalada laascaanood oo mudo sedex sano ah ay gacanta ku hayeen maamulka Somaliland .








Col.keyse oo la weydiiyey waxa xiligan kusoo beegay colaada ayaa tibaaxay inay kusoo duuleen ciidamo laga keenay boorame ,hargaysa iyo Berbera taasina ay tahay in deegaankoodii lagu haysto islamrkaana ay ku dhimanayaan dhulkooda oo ay ka saari doonaan ciidamadan duulaanka ah waa siduu hadalka u dhigaye .



Sidoo kale Col.keyse oo la weydiiyey sow ma jiraan masuuliyiin kasoo jeeda gobolada sool ee aad adigu u dhalatay oo ka tirsan maamulka Somaliland oo ka dambeeyey ciidamadan inay soo galaan laascaanood ayaa sheegay in aysan masuuliyiintaasi iminka wax talo ah faraha ugu jirin taasoo uu ku macneeyey in saraakiishii Somaliland ee deegaanada sool ,sanaag iyo cayn u dhalatay ee ciidamada Somaliland hogaaminaysay aysan iminka xil ka hayn islamrkaana xilkoodii laga qaaday iyadoo intaasi ku daray in ay tahay xaaladu mid qabiil iyadoo uu xusay inay iminka laascaanood joogaan saraakiishii SNM oo uu kamid yahay Nuux taani iyo weliba wasiir ku sheega Somaliland oo u dhashay waqooyi galbeed








Xasaradahan colaadeed oo kasoo cusboonaaday gobolka sool ayaa kusoo beegmaya xili ay Gudaha gobolada sool ,sanaag iyo cayn ay ku sugan yihiin Hogaamiyayaasha Midaynta iyo badaabidnta SSC taasoo laga yaabo inay keento in fooda is daraan ciidamada Somaliland ee iminka ku sugan magaalada laascaanood iyo Ciidamada SSC




It can explode within any minutes.
Question is will the punanis give a hand to their harti ikhwa or just watch.

Image
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: War in the northern region is inevitable

Post by grandpakhalif »

This sad man is happy that he can finally watch death and destruction from the sidelines :lol:
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: War in the northern region is inevitable

Post by LobsterUnit »

My international relations module at uni tells me that the dhulos don't have any real army to start a war, unless they resort to guerilla warfare. wouldn't get to excited about some random men/women with fake military gear.
ultimatenemsis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 578
Joined: Sun Mar 01, 2009 7:39 pm
Location: Burn'in Garowe & Galckaayo down

Re: War in the northern region is inevitable

Post by ultimatenemsis »

When was Laas Anod a town part of Sanaag a region?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”