Page 1 of 4

<3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:02 pm
by qoraxeey
dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay
xumaanta waan la dirirayaa
samaanta waan u doodayaa

dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay

somalibaan dumayaa
doca doceyn u diidayaa
danteeda taabsiinayaa
dunida gaadhsiinayaa

dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay

qabyaaladaan diidayaa
qaranimaan daneynayaa
daneysigaan la dirirayaa
dariiq runaan ku daalayaa
dalkeyga waan jeclahay
dadkeyga waan jeclahay



:som: :som: :som: :heart:

one of early tunes of Saado Cali Warsame :)

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:12 pm
by qoraxeey
Image

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:16 pm
by Hyperactive
naka fareeso, dal mesha ma yaalo.

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:17 pm
by qoraxeey
hyperactive wrote:naka fareeso, dal mesha ma yaalo.

:o :o :o

:broken:

saas ha dhiihiin

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:17 pm
by qoraxeey

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:18 pm
by BlackVelvet
There's something about that place that annoys me...oh yeah it's the 20 years I've been a refugee and the family members that got blown up and not to forget the stupid backward culture of laziness and blaming everything on everyone else apart from your own bloody self and your bloody tol. Bloody bloody country, bloody well should have a bloody red flag akk tuuff :x

I am henceforth applying to be Malawi :x

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:21 pm
by qoraxeey
BV

we should not let hope die out :)

im pretty sure the blowing ups iyo waxaas will end soon

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:22 pm
by Ganjaweed
I am sudanese to people I don't know, even though I don't speak a word of arabic. :mrgreen:

SOMALIA HA LA AASO :som:

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:23 pm
by qoraxeey
Ganja

depression ba ku jirta

dont say it like that :|

say it --> dalkeyga waan jeclahay

dadkeyga waan jeclahay

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:24 pm
by Hyperactive
lol bv, preach preach sister. :up:

anika mar horan ka tashadey, sooner ad ka tashato better.

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 4:25 pm
by qoraxeey
people people people

waxa idinku dhacay :(

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 7:09 pm
by ababanoah
I would rather get shot 40 bullets in my body intead the enemy to touch this :som:

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 7:30 pm
by BlackVelvet
hyperactive wrote:lol bv, preach preach sister. :up:

anika mar horan ka tashadey, sooner ad ka tashato better.
:up:
qoraxeey wrote:people people people

waxa idinku dhacay :(
Qoraxeey if there was something to be happy or proud about we would be first in line lakin hadeer there is nothing apart from people lagowracayo like animals and our own countrymen thinking its okay, our own countrymen sending money back there for weapons, our own bloody countrymen doing all this, bloody hell talk about kikulacho kinguoni mwako.

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Sun May 09, 2010 11:10 pm
by anilweyne
Continue chasing mirage. There will never be a united Somalia again.

Re: <3 dalkeyga iyo dadkeyga

Posted: Mon May 10, 2010 5:49 am
by ciyaal_warta
dal maashee :?: :down: