Another wahabi blunder

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Another wahabi blunder

Post by AhlulbaytSoldier »

Shabaabka Jowhar oo sii daayay, nin masiixinimo ay kaga shakiyeen oo muddo 75-cisho u xirnaa

Xarakada Al-Shabaab ee magaalada Jowhar ayaa maanta sii deysay C/llaahi Siyaad Qanyare oo muddo 75-cisho u xirnaa, kadib markii ay kaga shakiyeen inuu ahaa Masiixi, iyadoo maanta la soo taagay Maxkamad.

C/llaahi Siyaad Qanyare oo ka midka ah dadka u dhashay Gobolka, isla markaana ku wax bartay ayaa lagu eedeeyay inuu ahaa nin Masiixi ah, hase ahaatee maanta markii la soo taagay Maxkamad ayuu sheegay in taasi waxba ka jirin.

C/llaahi Siyaad ayaa markii la sii daayay kadib wareysi uu siiyay Radio Jowhar waxaa uu sheegay inuu isaga yahay nin Muslim ah, hase ahaatee looga shakiyay Masiixinimo, isagoo carabka ku dhiftay inuu u shaqeyn jiray Hey'ado Ajnabi.

Mar wax laga weydiiyay eedeymo Shabaab u jeediyeen oo ahaa inuu masiixi ahaa, isla markaana hoygiisa laga helay Buuga loo yaqaano BIBLE ayuu sheegay inuu ka soo galay 1993-dii oo howle uu ka hayay Magaalada Muqdisho darteed loogu siiyay hadiyad isugu jirtay Dhar, lacag iyo buugaan, isagoo cadeeyay in aanu hal mar xataa fiirin.

"Aniga waxaan ahay nin Muslim taqi ah, diinta islaamka ku dhashay, ku bar baaray, ilaa hadana ku nool, wararkaas waxaa uu ahaa shaki dadkaas ay qabeen, waxaana rajeynayaa inuu hada shakiga baxay, sidaas darteed wax walba wixii jiray iyo waxaan jirinba waxaan Alle weydiisanaa inaan ka towbad keenay"ayuu yiri C/llaahi Siyaad oo hada u shaqeeya Hey'adda MSF Spain.

C/llaahi Siyaad oo ka mid ah dadka sida weyn looga yaqaano magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ka mid ahaa dadka aqoonta leh ee ku waxbartay Magaalada Jowhar, gaar ahaan Dugsigii Mishinka ee Mareykanka dhisay sanadkii 1964-tii.

Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com




Accusing muslims of being gaalos is becoming popular even amongst the shabaabist wahabis living abroad :down:
User avatar
shaamboo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5409
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga

Re: Another wahabi blunder

Post by shaamboo »

He needs to get laid and make some porn
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Another wahabi blunder

Post by AhlulbaytSoldier »

shaamboo wrote:He needs to get laid and make some porn
Image
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Another wahabi blunder

Post by GacanSareeye »

“Nothing in life is so exhilarating as to be shot at without result.” churchill
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”