
Buhoodle,(Lasanod Online)- Hogaanka SSC oo hadda ku sugun magaalada Buhoodle ayaa saaka meel fagaare ah kula hadlay dadweyne aad u tiro badan oo halkaas isugu soo baxay..
Lasanod Online. Sunday, May 16, 2010
Dr. Saleebaan Xaglotoosiye iyo Col. Cali Sabarey ayaa halkaas kudabdo ka jeediyey ay kula hadleen shacabka reer Buhoodle.
Halkan Ka dhegayso Khudbadihii Xaglotoosiye iyo Sabarey: http://lasanod.com/pics/File/2010051614 ... 3?codid=78