SUNDAY, 23 MAY 2010
Burco(Togdhnews)-Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta kaga dhigay Tiro badan oo maxaabiisa iyo hubka Qoryaha fudud ,ka dib markii shalay dagaal qaatay in ka badan laba
saacadood uu ku dhexmarya Degaanka Widh-widh ee u dhaxeeyay Laascaanood iyo Buuhoodle ,Meeleeshiyo maalmihii u dambeeyay isku urursanayay Degaankaas.
Srakaal ka tirsan Ciidanka Qaranka e Gobolka Sool ayaa TogdheerNews u sheegay in dagaalkaasi Khaase Culus lagu gaadhsiiyay Maleeshiyaadkaas,Islamarkaana laga qabtay Maxaabiis badan iyo Qoryaha Fudud,Waxa Sarkaalkani intaas ku daray in Maleeshiyaadkan la kala Eryay,Firxadkoodiina ka baxay dhinaca Xaduudka ee ku Beegan Jiida Gaalkacayo.Waxaanu Xusay Sarkaalkani inay
dhinacooda ka dhaawacmeen Afar Askari,Isagoo tilmaamay in maleeshiyaadkaasi la gaadhsiyay khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ba leh.
Maleeshiyaadkan ayaa la sheegay in ahaayeen kuwo ay soo Ururiyeen Salaadiintii Ku shirtay Tuulada Buura wadal dhowaan,kuwaasoo la sheegay inay doonayeen in ay carqalado iyo dhibaato galiyeen Sanaaduuqda Doorashada ee yaala Degaankaas.
Ma jiraan warar laga helayo dhinaca maleeshiyaaskaas,madaama ay go,antahay Telifoonadaii Degaankaasi,mana jirto warar madaxbanaan oo si rasmi ah u xaqiijinaya khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.
Waxaase wararku tibaaxayaan in ciidamada Qaranka ayaa wali ku sugaan yihiin degaankaas ,kana samaystay Fadhiisimo Cusub oo hor leh.
lama garanayo sababata xiligan keentay dagaaladan ka dhacay degaanka Buuhoodle,oo mudooyinkii u dambeeyay ahaa kuwo ,xasiloon,kana badbaaday dagaaladii sanadkii 2006-dii ka dhacay Gobolka Sool,una dhaxeeyay Maamulka Somaliland iyo Puntland.
TogdheerNews.
Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta ku dhiigay nabadiid
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta ku dhiigay naba
Nin daad qaaday xunbo cuskay. Waxay iigu muuqataa in yarkaan ay afka kaga hadhay.
You have an army whose officers got decimated in the battle field and here he is claiming this Habar-iwas boy that they have our heroic resistors. When officers are killed or wounded, imagine the situation of the militia. They have been in either killed, wounded, and the rest were thrown into a dis-array.
You have an army whose officers got decimated in the battle field and here he is claiming this Habar-iwas boy that they have our heroic resistors. When officers are killed or wounded, imagine the situation of the militia. They have been in either killed, wounded, and the rest were thrown into a dis-array.
Re: Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta ku dhiigay naba
Qudhun, i am not the 1 calaacaling on their websites screaming " Wa lana Xasuuqay" in Bal - Dhac iyo widhwidh, nabadiid rebels annihilated once again 20 rebels of xaklo-toosiye's rebels dead and 30+ injured, you don't mess with somaliland. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta ku dhiigay naba
Were those "rebels" pregnant and suckling from their mothers breast?
Filthy somalidiid scum!
Filthy somalidiid scum!
Re: Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa gacanta ku dhiigay naba
They are the scum of the earth and this habar-iwas boy named Sacdiya-qudhun-ley is a testamount to that filth that they have always been all their lives. Being Kufr lackeys is their motto and they inherit from their ever kufr lover parents.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 799 Views
-
Last post by samatar133
-
- 1 Replies
- 697 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 16 Replies
- 2145 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 4 Replies
- 477 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 4 Replies
- 461 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 0 Replies
- 289 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 372 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 3 Replies
- 463 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 1 Replies
- 598 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 4 Replies
- 646 Views
-
Last post by djibsomali