why would the Mujaahidiin of somaliland demolish a MosqueDegmada Widhwidh oo Xaalad Bini'adanimo Tii Ugu Xumayd ka Jirto
Written by Jidbaale.com
Monday, 24 May 2010 04:54
Wararka naga soo gaadhaya Degmada Widhwidh ee Gobolka Cayn ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay ka taagan yihiin dhibaatooyin aad u fara badan oo Bini'aadanimo. Shacabkii magaalada ka baxay ayaa waxaa ay la kulmeen dhibaato weyn ka dib markii Roob ku helay duleedka iyo Hareeraha magaalda Widhwidh, halkaasoo ay ka dhalatay xaalada Bini'aadanimo.
Roobaab Mahiigan ah oo waa weyn ayaa ku dul da'ayey maatadan 4 maalmood ee ugu danbeyey taasoo sababtay dhimashada 4 caruur ah iyo 3 qof oo waayeel ah ka dib markii ay Qadh qadheen. Dadkaasi ilaa hada ma gaadhin wax caawimo ah oo ka socda Hay'adaha Qaramada Midoobey ama taakulo kale oo dadka deegaanka dhexdooda ah.
Barakacan ayaa waxaa sababay ka dib markii Ciidamo ka socda maamulka la magacbaxay Somaliland ay duulaan ku soo qaadeen deegnada Hawdka. Kuwaasoo xasuuq ba'an ka geystey magaalooyinka Widhwidh iyo Bali hadhaca. Halkaasoo ay ku dileen isku geyn 15 oo Rayid ah oo ay ku jirto Hooyo Uur leh iyo dad Xoolo dhaqato ah.
Sidoo kale waxay maagalada Widhwidh ka gaysteen Tacadiyo waa weyn ayagoo Burburiyey Goobo badan oo ay ku jiraan Masjidkii weynaa ee magaalada kaasoo Madfac ay ku dhufteen uu sababay in ay Jingadii ka duusho.
Ciidamadan weerarka soo qaaday ayaa waxay isaga yimaadeen oo ay ka soo weerar tagaan Boorame, Burco, Hargaysa, Berbera iyo Gebiley. Waxa keliya ee ay halkaas u yimaadeena waa in ay xasuuqaan oo barakiciyaan dadkaas shacabka ah.
Dhakhtar Local ah oo aan xadhiidh la sameynay asagoo ku sugan Degmada Widhwidh wuxu noo xaqiijiyey in meelaha shacabku u barakacay ay ka dhalan karto Shuban biyood iyo weliba xanuuno kale maadaba lagu jiro xili roobaad. Dr: Farrah Coomaade wuxuu ugu baaqay Hay'adaha Qaramada Midoobey, Beesha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeedba in ay Gar gaar la soo gaadhaan dadkaas guryahoodii laga barakiciyey wuxuna sheegay in xaaladu hada ay farahooda ka baxday, isla markaana ay ka Go'een dhamaan dawooyinkii ay haysteen, wuxuna sheegay in xanuunada hada caruurta soo ridayaa ay ka mid yihiin Kaneeco iyo qabo feedhaha ka galay.
Isku soo wada duuboo hay'adaha Qaramada Midoobey iyo kuwa u dooda xuquuqda Aadanaha ayaa waxa laga dhawrayaa talabada ay ka geystaan Tacayada Ciidamada maamulka la baxay Somaliland iyo talaabada ay ka geystaan Gargaar la gaadhsiiyo shacabkaas tabaalaysan.
is Jidbaale.com to be taken seriously..???
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
is Jidbaale.com to be taken seriously..???
this website is one of the Most poisonous websites in the entire world wide web, their daily lies and propaganda are out of this world.
.? it doesn't make sense, what a dumb attempt to get symphaty from the somali people.
Last edited by Keyse_0208 on Mon May 24, 2010 8:30 am, edited 1 time in total.
Re: is Jidbaale.com to be taken seriously..???
Re: is Jidbaale.com to be taken seriously..???
Waar kuwii Dabacayuun ma dadkay rabaan inay afka qabtaan? Markii labada gaadhi ee saraakiishu la socoto la gubay bay cadhadii kula dhaceen Masaajidka Widhwidh iyo hooyo uur leh iyo caruur Bali Hadhac jooga. As ussual, Dabacyuun dumarka, caruurta iyo masaajida ayay ka adag yihiin. Waxaa laga bartay dagaalkii Widhwidh ka dhacay in Dabacayuun militia uu cashar u dhigay Barkad Garaad. Meydka dabacayuun militia waa la kala guri waayey.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: is Jidbaale.com to be taken seriously..???
^^^
Hooyo Uur leh Ku laha, War Haddi ay Ayeeyda Goaanada Yaala ka soo horjeesato iyada afka Bazuuke loo gelinaya markaasan odhanayna Faysal Cali Waraabe ku rid Habarta!
If this dhullos think they can handle The somaliland Goverment, they are dreaming, you either Listen to your Politicians or You will feel the Heat in every Corner and a Village of BidhiqHuudle and LaasFuto!
Hooyo Uur leh Ku laha, War Haddi ay Ayeeyda Goaanada Yaala ka soo horjeesato iyada afka Bazuuke loo gelinaya markaasan odhanayna Faysal Cali Waraabe ku rid Habarta!
If this dhullos think they can handle The somaliland Goverment, they are dreaming, you either Listen to your Politicians or You will feel the Heat in every Corner and a Village of BidhiqHuudle and LaasFuto!
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: is Jidbaale.com to be taken seriously..???
Madfac la dhaceen Masaajidka Widhwidh iyo hooyo uur leh iyo caruur Bali Hadhac jooga.
Re: is Jidbaale.com to be taken seriously..???
The condoms (HJs) in the forum faan badanaa. If the going get rough, you will be begging as you have been doing in the early 1990s. These are bunch of arse wholes. When Habar-iwas (aka hy) kicked them out of Burao in the 1990s, they were all accumulated in turuga yar ee la yiraahdo "yiroowe" and were taking all of their casualties to Laas Aanood and we used to help them out. Not sure why we Dhulbahante were taking sides of Habar-iwas(hy) and condom (hj) conflict but since we could not take the cries of these defeated idiots, we helped them out and extended our hands to them. We used to treat their wounded for free, give them ammunition, and other supplies. We have even let them use our battle technicals. These b'tards have no abaal. Ironically, they are talking tough now. OK, when your turn comes, you condom boys (hjs), make sure you don't do your well-known begging. They are worst beggars and since have relations thru maternal and marriages, we really helped these idiots and now here they are.LiQaaye_TDH wrote:^^^
Hooyo Uur leh Ku laha, War Haddi ay Ayeeyda Goaanada Yaala ka soo horjeesato iyada afka Bazuuke loo gelinaya markaasan odhanayna Faysal Cali Waraabe ku rid Habarta!
If this dhullos think they can handle The somaliland Goverment, they are dreaming, you either Listen to your Politicians or You will feel the Heat in every Corner and a Village of BidhiqHuudle and LaasFuto!
He is talking SL government. What voice does any condom (HJ) in SL government? Other Iidoors call them "you are this, you r that, your problem is being condom (hj)".
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 2274 Views
-
Last post by nine
-
- 7 Replies
- 1186 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 6 Replies
- 867 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 5 Replies
- 779 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 12 Replies
- 1251 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 896 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 22 Replies
- 3415 Views
-
Last post by weydamal
-
- 0 Replies
- 472 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 16 Replies
- 2717 Views
-
Last post by Grant
-
- 4 Replies
- 1054 Views
-
Last post by Keyse_0208