Somaliland elections

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Somaliland elections

Post by SahanGalbeed »

According to SLTE which is heavily in favor of UDUB early polls indicate Riyaale in the lead with 44% Silanyo 32% and Faysal 24%

London (TVSLE)-Madaxweyne Rayale ayaa 44% Ku Hoogaminaya Doorashada Somaliland.Halka Axmed Siilanyo haysto 32% Faysal Ali Waraabe 24%,badhitaankan oo uu sameeyey East-african Tv ayaa waxaa shacbi badan la weydiiyey cida ay dooran doonan doorashada Somaliland ee dhacysa 26-jun 2010,

Dadka ayaa waxay isku raaceen in ay sababta ugu weyn ee ay markale u dooranyaan madxweyne Rayale sabaab uga dhigey Nabad gelyada baaxad weyn ee ka jirta dalka Somaliland,oo ay ku amaaneen xukumada Rayale.sidoo kale xukumada Somaliland oo ku guuleysatey iney gacanta ku dhigto dhamaan dhulka Somaliland,

Qodobka kale ee ay shacbku ku saleeyen doorashadooda Madxweyne Rayale ayey ku tilmaameen in aaney wakhtigan xaadirka ah jirin baahi loo bedalo Xukumda Somaliland iyaga oo markaa ka cabsi qaba in aaney xisbiyada mucaaradku u bisleyn hagida Dalka Somaliland oo leh cadow fara badan oo raadinya fursad xukumad Tabardaran oo ka dhalata dalka Somaliland.

Badhitaanka kan ku xiga ayaa East-african tv uu sameyn doona 15-jun 2010.

http://www.tvsomalilandeurope.net/?page ... etail=1108
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Somaliland elections

Post by TheLoFather »

The art of governing consists in not letting men grow old in their jobs.
man Somalilanders back home, haven't they heard about the above
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”