this shyt had me laughing out loud{Widh-Widh}27-05-10 Maleeshiyada kooxda SNM ayaa bililiqo xoogan ka bilaabay xarunta Telesom ee Magaalada Widh-Widh iyo xarunta korontada oo ay ka qaateen motorada korontada ee magaalada. Waxay kaloo rarteen jiingadihii schoolka Widh-Widh ee qurbajoogtu dhistay..![]()
![]()
![]()
Wararkale ayaa sheegaya in Salaadiinta Beesha Dirta Waqooye ay xalay la soo xidhiidhtay Garaad Jamac Garaad Cali oo ay ka dalbadeen in xiisadaha ka tagan gobolada SSC cagta lo dhigo oo wax walba wada hadal lagu dhameeyo. Garaad Jamac Garaad Cali ayaa aad uga cadhooday hadalkas madaama in badan uu gacan haadiyay Beelaha Hargaysa, Burco iyo Boorame inay kala baxaan wiilashooda yar yar dhulka SSC, maanta oo dhiig badan oo daatay hawshan waxba kama qaban karo ayuu ku soo gabagabeeyay hadalkisa...
Jidbaale does it again
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Jidbaale does it again
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32764
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Jidbaale does it again
Guuul ssc 
Re: Jidbaale does it again
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Jidbaale does it again
Orodoo soo akhri website-kooga . 100 askari oo dhulbahante ah ayaa ka soo goostay Puntland
Yacni waxay ku leeyihin qurjilihii baa qiirooday oo waxay yidhahdeen
Yacni waxay ku leeyihin qurjilihii baa qiirooday oo waxay yidhahdeen
"Waanu gadoodney, caruurtayadii ayaa Beebee la marinayaa oo la xasuuqayaa sidee ku sii joogna Boosaaso oo aan dadkan Kaluunka cunaya amaankooda u ilaalinaa" ayuu is waydiiyey Mr: Hassan oo sheegay in ay yihiin ciidamo si weyn u tababaran, Mar an xidhiidh la sameeyey saaka ayuu ii xaqiijiyeyin ay dhulka SSC gaadhi doonaan saacadahan soo socda. Isla markaana ay kan qayb qaadan doonaan dibu usifeynta deegaankooda
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Jidbaale does it again
Hadda dadkey caayayaan waxay u qabteen daya
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=7887&z=2Waxaa goordhaweyd oo caawa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug la keenay dhaawacyo saacado badan ay sugayeen shaqaalaha Isbitaalka Guud & gudiga caafimaadka ee gobolka Mudug oo laga keenay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ee dawlada Puntland.
Dhaawacyadan oo in mudo ah ku xanibnaa meelo kamid ah xiriirka gobolka mudug & Howdka gobolka Cayn ayaa maanta waxaa lasoo gaarsiiyey deegaanka Bursaalax oo kamid degmada Galdogob ee gobolka Mudug waxaana halkaas gurmad ugu tagay qaarkamid ah gaadiidka gurmadka ee caafimaadka gobolka.
Iskuduwaha wasaarada Caafimaadka ee gobolka Mudug oo dhawaan xilkan loomagacaabay ayaa caawa warbaahinta u xaqiiyey in 4-kamid ah dhaawacadan lasoo gaarsiiyey isbitaalka weyn ee gobolka mudug,wuxuuna iskuduwuhu intaas ku daray in qaarkale oo dhaawacyadan kamid ah ay weli gawaari ku maqan yihiin.
"Waxaanu dirnay gawaari badan oo dhaawacyada si dhakhso ah magaalada u keena kadib markii kuwii soo waday ay Dhiiri galeen,Nasiib daro baabuurtii meeshii aanu udirnay meel aanan ahayn baa dhaawaca la geeyey isgaarsiinta oo jaran darteedna way suurtoobi waysay inay ishelaan,laakiin hada waanu ku guulaysanay oo 4-Dhaawacyadoodu halis yihiin ayaa nala soo gaarsiiyey qaarkale oo kabdanna waanu sugaynaa"Ayuu yiri Cabdinaasir Sheekh Ibraahim.
Dhaawacyadan oo inmudo ah jidka kusoo jiray ayaa lasheegey inay yihiin kudhawaad 10-Ruux oo ah kuwii ugu halista badnaa dhaawacyadii wax ku noqday dagaalo & isku dhacyo kale oo kadhacay meelo kamid ah gobolka Cayn ee dawlada Puntland,waxaana in mudo ah heegan buuxa ku jiray shaqaalaha Isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo u xanibnaa in dhaawacyadan lakeeno,imikana waxay sugayaan kuwo kale.
Gawaari badan oo lagadiray meelo badan oo kamid ah gobolka Mudug ee dawlada Puntland ayaa maanta tagtay degmada Galdogob ee gobolka Mudug & lawaaxiga deegaano ay kamid yihiin Bursaalax & Beyra oo u tagay halkaas inay ka qeybqaataan soo qaadista dhaawacyadan,waxaana qaar badan oo baabuurtaas kamid ah ay galeen meelo roobab mahiigaan ah ka da'ay oo dhiiri awgeed aysan gawaaridu socon karin.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Jidbaale does it again
Siciid85 wrote:![]()
Wa yab iyo nus when did Isaaq became moryaan.
Jidbaale is a good joke.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Jidbaale does it again
^^
bastar
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 2149 Views
-
Last post by nine
-
- 5 Replies
- 806 Views
-
Last post by udun
-
- 6 Replies
- 760 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 5 Replies
- 713 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 12 Replies
- 1143 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 861 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 22 Replies
- 3230 Views
-
Last post by weydamal
-
- 0 Replies
- 450 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 16 Replies
- 2581 Views
-
Last post by Grant
-
- 4 Replies
- 995 Views
-
Last post by Keyse_0208