Page 1 of 1
Picture of the day
Posted: Thu May 27, 2010 3:36 pm
by foolxume2005
Re: Picture of the day
Posted: Thu May 27, 2010 3:48 pm
by ciyaal_warta
faroole: boowe wa ineynu is af garanaa intaan dadka hortagin ?
Shariif: aryaa xaa leedahay
Faroole: lacagta wa inaynu sii kala qeybsanaa iminka boowe ,
shariif : aryaa wax laga qeybsado meeha ma yaalee shib iga dheh.
faroole : war wuxu sidee wax loo fahansiiyaa
shariif: eebow badarka cun war badan ma rabee
faroole: boowe kii buuranaa isoo dir kaa ban is afgaraneynaa
Re: Picture of the day
Posted: Thu May 27, 2010 4:06 pm
by qoraxeey
ciyaal_warta wrote:
look how they are eating
while somali ppl are straving
tuugo
Re: Picture of the day
Posted: Thu May 27, 2010 4:55 pm
by DR-YALAXOOW
sh shariif= yahooy xaad iga fiirihee?
white lady= mr president how's situation in somalia?
sh shariif= yaah! ar xaad tiri, ahahaha

qandho xumoo af shimbir ah leh.
white lady= mr president maybe you need a english interpreter
sh shariif= ar eebaay xaad la jaq jaq leeyhee, horta aan wax kuu sheego waxaad tirey lagu yiri hee koow dheh, mugga hee yahooy af carabi ma taqaanaa horta af shimbireedkaan igala herree.
white lady= can we date mr president you look can of cute ihihihihihihih
sh shariif= maandhaay xaad la qoslee, unukaa yaab aragney, ar xaad ka wadaa dute(date) naag qooqan iga dheh,? eebaay raali noqo gafuurkaan cad inte geeyhaa, unukaa yaab aragney, yahooy date uma socdee, qandho xumoo waji bakeylaa hee, ar xeey tiri( daate aaa??

Re: Picture of the day
Posted: Thu May 27, 2010 4:58 pm
by ciyaal_warta
qoraxeey wrote:ciyaal_warta wrote:
look how they are eating
while somali ppl are straving
tuugo
casiirka gadaashood dhooban fiiri....dadkaneh oon ee u dhimanayaan ..tuuugo wada xaaran ku naax

Re: Picture of the day
Posted: Thu May 27, 2010 5:16 pm
by Advo
My extreme dislike for shariif boy is increasing by tenfold a minute.
Re: Picture of the day
Posted: Thu May 27, 2010 5:21 pm
by ciyaal_warta
DR-YALAXOOW wrote:
sh shariif= yahooy xaad iga fiirihee?
white lady= mr president how's situation in somalia?
sh shariif= yaah! ar xaad tiri, ahahaha

qandho xumoo af shimbir ah leh.
white lady= mr president maybe you need a english interpreter
sh shariif= ar eebaay xaad la jaq jaq leeyhee, horta aan wax kuu sheego waxaad tirey lagu yiri hee koow dheh, mugga hee yahooy af carabi ma taqaanaa horta af shimbireedkaan igala herree.
white lady= can we date mr president you look can of cute ihihihihihihih
sh shariif=
maandhaay xaad la qoslee, unukaa yaab aragney, ar xaad ka wadaa dute(date) naag qooqan iga dheh,? eebaay raali noqo gafuurkaan cad inte geeyhaa, unukaa yaab aragney, yahooy date uma socdee, qandho xumoo waji bakeylaa hee, ar xeey tiri( daate aaa??

waa fuuuuuuuuuuraaaaaaaaaaaay
