Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Xisbiga UDUB Oo maalinta bari ah wacdara dhigi doona iyo xisbiyada mucaaridka oo ku khalkhalay
Written by Qarannews
Jun 02, 2010 at 10:28 AM
Hargaysa, (Qarannews)- Waxa ilaa shalay, xalay iyo maantaba magaalooyinka waaweyne ee Somaliland si xoogan looga dareemaayay dhaq dhaqaaq xoogan iyo is abaabul balaadhan oo ay samaynayaan xisbiga talada haye ee UDUB, xisbigaasi oo maalinta bari ah samayn doona dhoola tuskiisii ugu balaadhnaa abid ee uu sameeyo.
Taasi oomaalinta bari ah ku beegan maalintii ay gudiga kamooshinku ay u qoondeeyeen xisbiga UDUB in uu ku bilaabo ololahiisa, iyada oo ayaamaha ku xigana ay qaban doonaa xisbiyada kale ee Kulmiye iyo UCID.
Maalinta bari ahi waxa ay noqon doontaa maalin khal iyo jaha wareer galin doonta xisbiyada mucaaridka iyada oo qaban qaabada xisbiga UDUB si xoogan looga dareemaayo dhamaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, gaar ahaan caasimada oo ay xisbiga UDUB ku soo xoogaysanyeen baryihii u danbeeyayba, mar aanu soo marnay xaafdaha kala gadisan ee caasimada ayaanu la kulanay dhalinyaro aad u tiro badan, waayeel, wax garad, siyaasiyiin iyo dadweyen aad u tira badan oo aan la soo koobi karin, Musfe Aydiid Cilmi oo ka mid ah tageerayaasha xisbiga Kulmiye oo aanu kula kulanay badhatmaha magaalada waxa uu noo sheegay in maalinta bari ah ay cirka iyo dhulkaba ka dhigi doonaan Green, markaasi waxa uu soo toshay oo uu sitay maryo kas samysan midabka calanka UDUB, waxana jirta in arimhaasi iyo ololaha bari bilaabmi doonaba ay isla maantaba ka walaacsanyihiin xisbiyada Kulmiye iyo UCID, iyada oo tageerayaal iyo xubno iyaga ka soo baxay ay si toos ah uga qayb qaadan doonaan xafladaasi ay bari xisbiga UDUB ku furi doonaan ololahooda
Hadaba shabkada qarannews waxa ay maalinta bari ah idiin soo gudbin doontaa muuqaalada ololaha ee xisbiga UDUB ee maalinta bari ah dhici doona anaga oo si isdaba joog ah idiinla soo socdiin doona hadii Ilahay ogolaado

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eye on

Bohol qabrigu la galayaa daahir riyaale

Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Bohol,
Adeer ma jeel baad kaligaa ku jirtaa mise plante kale baad ku nooshay?? waa maxay Udub iyo waxan goblamay eed ku xiiqday ma adeerkaa ba shaqdiisa loo yaaba , xamaasada kaa muuqata baan ka yaabaye, waar ma Ina Oomane baa ku dhalay?? sacad yoonis jago kale kuma laha UDube.
Adeer ma jeel baad kaligaa ku jirtaa mise plante kale baad ku nooshay?? waa maxay Udub iyo waxan goblamay eed ku xiiqday ma adeerkaa ba shaqdiisa loo yaaba , xamaasada kaa muuqata baan ka yaabaye, waar ma Ina Oomane baa ku dhalay?? sacad yoonis jago kale kuma laha UDube.
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
xplay
Kulmiye maa kaniisad buu kuu dhisayaa wadaadigaan ku xiiqe?!
Marka UDUB guulaysto yan wadnuhu iskaa taagiin
insha allah Udub wuxu hugaamiindoonaa siwaynaa ugu guulaysan doonaa
Sanaag
Awdal
Saaxiil
sido kale wuxu siwayn ugu guulaysan doonaa gobolada cusub sida Oodwayne, Salaal, Badhan, Buuhoodle, and so on

Sacad Yoonis ma ahaa reer laa iibsado oo marbaa xisbi uu galaa weligood waxay ahaayeen 90% waa Udub
10% waa Ucid
10% waa Ucid
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
maxaad udub kula jirtaa aan ahayn futo xumo iyo xin?? ma Biicde baad ka jago fiicantay?? toos dameeryow maskaxada yar.
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Bohol iyo karaman, Sacad Yoonis wa rageedi they stick to what they believe in. 

Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
donkies also stick to what they know and even beat the Sacad Yoonis on been donkies.
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
X.Playa -athiest boy, that was uncalled for just because they refuse to believe in kulmiye you are angry WTF. 

- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Adigu muuse cabdalow marbaa dhinaac uu orod sidaanaa ku dhamayso cimrigaagaa futadanaa uu dhaq maryo alool, laakiine codkiinu waxabaa tarimaayo isbedelaa samayn maayo
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Bohol iyo karaman, Xkeyse is not Muse cabdalle sxb i don't even know what he is, his a gaal that his tribe maha ina beesha sharafta badan ee muse cabdalle lo caayo.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
is Bohol still fighting Maryo alool in 2010
ilahoow iidoor u sahal.

- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Muuse cabdale waa nigis wasakh ah meelaa maa joogaayo, sharafnaa ku malahaa

Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Bohol iyo karaman, what is your beef with muse cabdalle? i can't believe you would insult your cousins just because for some gaal called xkeyse. 
Sacad Yoonis, Muse Cabdalle, Idarays Abdalle are all from the same mother remember.

Sacad Yoonis, Muse Cabdalle, Idarays Abdalle are all from the same mother remember.
Re: Xisbiga Udub iyo wacdaraha berito, keep eyes on
Bohol iyo Karaman, anyways chill out bro Xkeyse is banned for insulting the prophet S.A.W. 

Last edited by Siciid85 on Wed Jun 02, 2010 12:03 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 702 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 1 Replies
- 322 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 31 Replies
- 1880 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 10 Replies
- 769 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 2 Replies
- 503 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 510 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 6 Replies
- 692 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 0 Replies
- 350 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman