BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!!!

Post by Daanyeer »

http://www.puntlandpost.com/newspage.ph ... leid=11981

MUQDISHO: Guddoomiyaha Jaaliyadda Somali-Bantu ee Massachusetts oo lagu xukumay xabsi muddo dheer ah
Posted to the Web Jun 03, 02:38

Muqdisho (PP) - Guddoomiyaha Somali-Bantu ee Gobolka Massachusetts Cali Cabdi ayaa lagu xukumay 20-sano oo xarig ah, kaddib markii lagu eedeeyay inuu kufsaday gabara 9-jir ah oo ka tirsan Qowmiyadda Bantu ee Gobolkaas ku nool.

Cali Cabdi ayaa waxaa xukuntay Maxkamad ku taalla Magaalada Burlington ee Gobolkaas iyadoo laba ka mid ah caruurtiisa ay racfaan geeyeen Maxkamadda si dacwadda Aabbahood loo qafiifiyo.

Qareenka u doodaha eedeysanaha la xukumay ayaa Erik Smart ayaa sheegay in Maxkamaddu aanay eegin dhaqanka Somali-Bantu iyo kan u yaalla Gobolka, ayna xukunka ku dabaqday midka gobolka.

"Cabdi wuxuu galay dambi, balse waxaa cafiyay Jaaliyadda uu guddoomiyaha u yahay sidaa daraadeed waa in laga cafiyo xarigga" ayuu yiri Smart, waxaana la sheegay in Cali Cabdi markii uu dambiga galay uu baxsaday, balse lasoo qabtay.

Garsooraha Maxkamadda xukunka ridday oo lagu magcaabo Susan Hardin ayaa sheegtay in kala duwanaashaha dhinaca dhaqanka uusan dambigan wax lug ah ku lahayn, xukunkuna uu yahay mid sax ah.

"In la kufsado cunug yar waa dambi weyn dhaqankeenna iyo midka dadyowga kale ee caalamka, ma jirto cid cafin karta dambi, waxaana uu dambi walba leeyahay xukunkiisa" ayay tiri Susan.

Doodo badan oo Maxkamadda ka dhacday kaddib ayaa la riday xukunka Cali Cabdi ee qaadanaya Muddada 20-ka sano ah, iyadoo la sheegay inuu qaadan karo rafcaan.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!

Post by Daanyeer »

TTT
User avatar
anilweyne
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 466
Joined: Fri Dec 04, 2009 4:56 pm

Re: BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!

Post by anilweyne »

Someone should ban this 49 year old mentally challenged thing called DAANYEER.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!

Post by S-D-M »

By the way that happened in Vermont... Not Mass.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!

Post by Daanyeer »

TTT
User avatar
Jah Rastafari.
Posts: 210
Joined: Fri Apr 25, 2008 8:57 am

Re: BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!

Post by Jah Rastafari. »

anilweyne wrote:Someone should ban this 49 year old mentally challenged thing called DAANYEER.
:lol: :lol: :lol: :lol: caadi mahaa
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: BEATING MY CHEST....SOMALI BANTUS ARE UNDER ATTACK !!!!!

Post by Daanyeer »

Beating my CHEST for Somali bantus !!!!!!!!!!

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”