Page 1 of 2

Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 2:40 am
by SahanGalbeed
anigoo ina baxar ah oo nin walaalkiin ah waxaan idin kula talinaya sidatan
Bahalkan calanka e blue-ga --> :som: inkaar ba ku dhacday oo bahal baa ku xaaray e , nin iyo halkaad joogto ba ,calanka baraykaysan :sland: intaad ka taagto isu soo dhiib Isaaqa horumarku halkaasu jira e .
[youtube]ktzGbRsBx24&[/youtube]
Caawo ayaa ba igu horaysa heestan , ya salaam :up:
Walle inaanu dhacayn calaankaasi intaan noolahay !!!

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 2:52 am
by nomadicwarlord
Calan yahow ha dhicin

Image
Image
Image

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 3:08 am
by SahanGalbeed
War meeshu horta ku dayashada qudhadeedu waxay ku tusaysa sidey xaaladu tahay .Ilayn nin kaa saareya ayuun ba lagu dayda e ....waa haddaad aqli leedahay baan sheegaya :lol:
Anigu tan aan idin soo diray waa "invitation" weeye . Haddaad igu diidaan , dee aabihin ayuun baad wasaysaan ilaa yoom al qiyaama , ma wax kalaa jira :lol:

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 3:14 am
by Advo
:som: :up:


:sland: <<< ewwwwwwwwww

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 3:16 am
by nomadicwarlord
SahanGalbeed wrote:War meeshu horta ku dayashada qudhadeedu waxay ku tusaysa sidey xaaladu tahay .Ilayn nin kaa saareya ayuun ba lagu dayda e ....waa haddaad aqli leedahay baan sheegaya :lol:
Anigu tan aan idin soo diray waa "invitation" weeye . Haddaad igu diidaan , dee aabihin ayuun baad wasaysaan ilaa yoom al qiyaama , ma wax kalaa jira :lol:

Marqaan time huh? :lol:

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 3:20 am
by SahanGalbeed
Nomadicwarlord , majeerten miyaand ahayn ? miyaydan idinku ba calan cusub samaysan ?
War niyow xaraanta iska daaya . Markaan runta ku sheego baad ku leedahay "mirqan time" .
Waa very sad but so indicative of the mentality horumarka idin ka hor joogta .
Anigu runtii Hawiyaha ayaan jeclahay inaan wax la qabto , daaroodku wuu munaafaq dhaafay oo meel laga soo qabto ma laha :lol: , laakin anigu dadka idin ka saari maayo .

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 4:48 am
by abdisamad3
nomadicwarlord wrote:
SahanGalbeed wrote:War meeshu horta ku dayashada qudhadeedu waxay ku tusaysa sidey xaaladu tahay .Ilayn nin kaa saareya ayuun ba lagu dayda e ....waa haddaad aqli leedahay baan sheegaya :lol:
Anigu tan aan idin soo diray waa "invitation" weeye . Haddaad igu diidaan , dee aabihin ayuun baad wasaysaan ilaa yoom al qiyaama , ma wax kalaa jira :lol:

Marqaan time huh? :lol:
seems more like boos time.. :lol: :lol: :down:

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:08 am
by SahanGalbeed
Hooyada la kaftan naanaab yahow , anigu nin muslin ah baan ahay , xaaranta iyo xalaasha waan laga aqaana aabaha dhabayacada xune daciif ka wase . Ma' hooyada ba khamriga ii qaada , xaggeed igu aragtay ? Jaanjaan xuno futo jilicsan baad iska hor imanaysaan meel ba'stan niyow ! Fuck off dooro , ha iskey barin !

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:17 am
by abdisamad3
if you have something to say say it to me..leave my parents out of this baan ku iri jahilyahow doqonka ah.

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:25 am
by SahanGalbeed
Don't fuck with me , I am not your friend , maalin hore baan ku sheegay .
Sakhraanka markaad igu sheegayso aniga , xaggeed iga aragtay ?

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:28 am
by abdisamad3
iam not your friend eather..and you do act like mid sarkhaan san.

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:31 am
by SahanGalbeed
Doqon , nedel , jaanjaan halkan ku af dilaacsaday baad tahay ! Ha ila hadlin aniga maanta wixi ka dambeeya haddaadan caydeeda doonayn .

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 5:36 am
by abdisamad3
sahan anigu ceeydada waxba igama tareeyso kamana baqayo..laakin waalidka uun in la caayo ma ficno marka waxaas wa laga fiicanyahay anigu waligay waalidiinta ma caayo.

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 7:56 am
by Hyperactive
i dont like music iyo wahas but Allah nabada ha idinku si wado.

Re: Somaliyey

Posted: Sun Jun 06, 2010 8:41 am
by shidow1
:up: :som: